GO Go Go GO Bro Bro Bro Isiiii abaaba Nice Tone waad ka baxsatay sxbow Keep up bro come on all ya moryooley stop hater's is taageera our brotha at least he did good Job Keep Ya Head Bro Nice One, Cheeeeeeers.
waah waaah waxaasaa kaa hees ah... liibaan afkaaga caana mac lagu qabay.. heestaan meelbay iga xannuunjisay xaqiiqdii,,,, hilibka waa iga hoobtayee .. lee iga dheh..tnx alot alies69 team please and plesae heestaan karaoke nooga soo dhiga.. waxaa tihiin halyeeyada fankeenii hoobtay sare uqaadayaa mustaqbalka hobaal howshaan aad inoo qabateen in aad bilad ku muteeysan doontaab.. thank you all of you.....
inaba cadi mahan like it
sakariye055 2 days ago
seey tahay uu ukeenay. Wonderful song reminds me back home 4 sure.
igaqale 1 month ago
Please sing more Mashallah.... Diging the voice its Amazing
TheJiniB 2 months ago
the best song for youtube
1mxxx 3 months ago
GO Go Go GO Bro Bro Bro Isiiii abaaba Nice Tone waad ka baxsatay sxbow Keep up bro come on all ya moryooley stop hater's is taageera our brotha at least he did good Job Keep Ya Head Bro Nice One, Cheeeeeeers.
MrARLAADI 4 months ago
Mahadsanid bro!
Hanad
kijeeli 6 months ago
This song original sang by Abdullah Zulfa, Leeban bro u did justice to the song, big tune bro AbdulRazzaq waka baxsaten....thanks for posting
sharxaye 7 months ago
@sharxaye Ahleen akhyaarta check the latest from HAA PRODUCTION TEAM TORONTO,
IT IS CALLED "IMAAW"
kijeeli 6 months ago
@sharxaye, I ike all sulfa song, This guy sings good this song.
TheJiniB 2 months ago
nice song caadi mahan inaba........... hilibka waa iga hoob
mrgreenyare 7 months ago
wOw isoo haabee igu soo haadee ! warkaasaa i maraa shabi abaa
Awlio1 8 months ago
hamiga ha iga haleynine kama haraad go in waa hubaal
yaaaaaa salam waxan hees laga dhaha iyo cod macan
thanks liibaan
tooxoow20000 8 months ago
Comment removed
nafuroon 8 months ago
Midwalba ma waaaaaawbaa kkk lol
intisaar2 8 months ago
wooooooooooow viva liibaan
mahad6000 1 year ago
wowoow cadi mahan nice songgg
caaliya3 1 year ago
unboowa cooda waad leedahay laakii soo sax waa qalaad hadii kalel meesh waa lagaa tuuray
ubaxwarsame 1 year ago
Lii Abti caadi maaha, Waligaa nolow, this is your boy wiilkii abtiga kuu ahaa ee TN.
korrenyow 1 year ago
kabax liiban br caadi ma tihid heesta adunka waaye xxxxxxxxxxxx
zilfaana 1 year ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa hesta war waa iqanciisay beesani waalal waan farxaaya hada waa waqtigii aan farxiilaheen walaal mahad sanid. Somalida oo dhan ha iiga rali noqdaan aniga walaahi ma agi sidey noqon doonto ala og heesaha jaceelka waa iga farxiiyeen.
MsHalling 1 year ago
war caadi maaha i really appreciate the remix wow
wow wow
mmmmm..... more more plzzzz
y5a5x5 1 year ago
Thanks guys. We appreciate the comments. Heeska waxaa la dhahaa "hammiga" markii aan waqti u helno, heeso kale waan idiin soo gudbin doonnaaa.
Mahadsanidiin
Hanad.
kijeeli 1 year ago
Nice Song.... I Like it..
farxaaan 1 year ago
waah waaah waxaasaa kaa hees ah... liibaan afkaaga caana mac lagu qabay.. heestaan meelbay iga xannuunjisay xaqiiqdii,,,, hilibka waa iga hoobtayee .. lee iga dheh..tnx alot alies69 team please and plesae heestaan karaoke nooga soo dhiga.. waxaa tihiin halyeeyada fankeenii hoobtay sare uqaadayaa mustaqbalka hobaal howshaan aad inoo qabateen in aad bilad ku muteeysan doontaab.. thank you all of you.....
galayr44 1 year ago