Added: 3 years ago
From: AMAANDHOOREY
Views: 21,892
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (22)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Raxanweyn, ninbaa ka dhintay, allah u naxariisto..aamin

  • hello friends plz join the 'Digil and Mirifle Students(Arlaadi Students)' group on facebook.. fadalang haka darsama kulligiin.. ashaabtiingna ing sheega ......VIVA Arlaadi

  • WHO IS THIS BROTHER

  • illahay haku na xariisto c.deerow isaaq gacan ka xaq daran ayaa dishay

  • The Hero of Rahanwain Resist Army Abdalla Derow Isack, may godd bless you in the jannah and give you his mercy

  • God bless you deerow

  • Deerow Hadalkisa waa Hadal Jira

    In la iska celiyo dadka soomaaliya qaribey in la iska dhiciyo

    Ayagaana ka danbeeyey dilkiisa

    May Allah bless him in the JANATUL FIRDOWSO AMIN

  • Hadalkuu ku hadlay Deerow waa hadal wanagsan (in ay iska dhiciyaan CAYDIID) dadka caadiaga ahna la badbaadsho.

  • cabdala deerow isaaq waan xuxustaa shirkii carto ayaa lagu doortey gudomiyaha barlamanka balse nasiib xumo waa ladiley ilaah ha unaxaristo aamin aamin..

  • ala ha unaxariisto cabdala deerow,wadankayaga iyaa lagu doortay carta jabuuti,gudoomiyaha baarlamanka,wuxuu ahaa geesi soomaaliyeed

  • Derow ilaahey ing naharisy, geeky usy dhib my haaysithy, dadky dileeng ya dhib haaysithang wal yoo ku fa'ithayang hal arighoy haabsithy iy shaaty, Eey siing sirney digil iy miriflow meelby roogtaang ky lamaad yiwu derow dilshey may kale dileeny Abdirashid (MBAGATHY) digil iy miriflow ky dhibatithy digil iy mirifly ing surumy doony isku ilaaliyoy haabsithy iy shaaty dad (dhuuni qaata) eh yiwaa wal ha diree dadky oo ing fadaany digil iy mirifly hormarshoo ya ha dirsidaayaan sidy hawiye iyo daarood

  • Wal hupee Dilky deerow inty ku danbooyaang Haabsithy iyo shaaty????????????????????

  • digil iyo mirifle guul guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuull

  • Deerow withaayow mey ilaahey kiingku tuughey iny ilaahey koo waraabiy'y Janaathy fardowsy

    mey haaytey lang dadshey i dalshey i dhimithay

  • Allah Ha u naxariisto Abdalla Derow waa nin aqoomeeyey Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Digil iyo Mirifle.

  • iilahey ha ku waraabiyo janada fardows walaalkey ABDALLA DHEEROW ISAAQ

  • ilaahay in naxariisi cabdla deerow isaaq lan feeyli mi waraaw

  • Somali goormey ka bixi doonaan jaahil nimada oo ay dilayaan dadka aqoonta u leh doonaaya iney wadankooda dhistaan ka fekeraaya dalkooda iyo dadkooda sida cabdalla deeroow Allaha haka waraabiyo Janada Firdowsa,

    qofka wax dila miyuusan u maleynaynin inuu dhimanaya oo la iskugu imaandoona Yowmil Qiyamah? Ilaah xaqa ha fahan siiyo kuwa duleysan oo duminaya wadan kooda.

  • Allah haka waraabiyo Janul-firdowsa aamiin aamiin,

    Abdalla deerow Isaak waxuu ahaa halyey soomaaliyeed u dagaalamaayey xaquuqda bani aadan nimada doonaayey soomaali nabadeeda.

  • ilaahay in naxariisi halyeey cabdala deerow isaaq jinaadi fardowsini ilaahay ku waraabiye amiiin amiin

  • Cabdalla Deerow Isaaq, saaxiibkeyga qaali ah ayuu ahaa, illaahow kuu naxariiso. Xuseen Caydiid baa maanta wanaag sheeganaya.

  • alaha u naxariisto nin wanaagsan ayuu ahaa

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more