Added: 2 years ago
From: kaatun
Views: 585,490
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (165)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Heestani caadi ma ahan Marqaanka beey ku wanaagsantahay, Fiski waa la gaaga mahad celinayaa codkaaga halaasiga ah, Taageerahada baan ka mid ah.

  • farxiya fiska cod macaan abaayo niyadeyda oo degan heesahaga waan jeclahay lay lalaylay lalaylaah lalwleele masha allah nicm dareen iyo naagaha kaa masayrsan oo dhan cagta hooseteda fiska adaa kuleh

  • ssssssssssssss

  • FARHIYA FISAKA waa fanaanada kaliya ee ugu daawasho badan almost waxay hesaheeda inta la daawaday u dhow yihiin Hal Million ama views waxa ku cad oo marqaati madoonto jacaylka bulshadu ay u qabaaan great job Farhiya Fiska,,,,,,,

  • Nice melodies & singing.

    Hamitic Union forum

  • war soo

  • lkn ani ma jecli farxiyo fiska cz way is qaawisa

  • BEST SONG FOR KHAAD LOVE IT

  • lalah ka cabso iskadaa waxani naarbuu kugu hogaminayaaye oo quraanka baro iyo diinta ilahay haku hadeeyo

  • fiskas best song ever short song nice lyrics an slow big time viva fiska

    niyadayda oo dagan anigoon dareen qabin ayaan dacalka halacsaday

    walle maan dannbaabine macaan maan danbaabine sina kuguma daaye waagii dilaacaba waan kugu ducaystaa doonidii jacaylkaa anigoon dabaal baran ila dawaaftay ..........heestuba waa intaas aad ayay u gaabantahay lakiin macno wayn ayay sidaa ha noolatooooooooooooo fiska

  • I like this Somali Music! Can you tell where can I get a CD in Vancouver, Canada?

  • shalay ma hireeyee uu dambeeyaa,inta gori gor tahya mad towbad keentid ogow ilahey in uu yahya shadiidul cibaab hana isku darsan in aad cowrada soo ban dhigtid & codkaga oo music cabsida ilaah ban kuu dardarmayaa ee ilahey ka baq oo umada ha halagin!!ilaahey hanunsho intii uu la maagey

  • THIS COOOOOOOOOOOOL

  • woooooooooooooow love u fiska

  • hi fiska dhakhwaynaatay

  • its really good i like ma sha allah wat a beauty

  • guudo shidan wayay ma jirtoo hee ayadane !!

  • qaybta dambo ee heestana waxay ku sheegaysa in ay ka xuntahay wixii dhacay ilaahna ay marwalbawaydiisato in uu soo hanuuniyo, qaladkii ka dhacana ay ka towbad keento....

  • @mucaawiya

    yaa kuu sheegay sheekh beenoole yahoow oo kadiba ah. Waryaa shaqo yeelo xuulo dureed yahoow ee fanka ka bax inta toowba iyo wax la sheegay majiraane gabadhana iska daa oo waa walaashaa...

    Qosol walaalkiis yaa

  • Runtii heeskaan wuxuu si dhab ah u khuseeyaa fanaanadda, waana mid ka hadlaya qiso dhab ah oo ku dhacday, gabadhaan waxay kala tageen nin ay caruur u dhashay, iyada ayaana sabab u ahayd, wax dhibaata ah oo dhaxmartayna ma,ayna jirin, balse shaydaan ayaa u heesay oo gacanta u haatiyay,marka waxay leedahay niyadeeyda oo dagan anigoon dareen qabin ayaan dacarta halacsaday(macnaha anigoo reerleh gurugayga dhaqdo ayaan sabab u noqoday in reerkaygi burburo, dambigana anigu malihiee shaydan ay sababay

  • MASHA ALLAH: NIYADEEDA OO DEGAN ANIGOO DAREN QABIN MIYAA DACARTA HALAABSADEYI, WALLE MAN DAMBAABINE SINNA KUGUMA DAAYO WAAGI BARYABA WAAN KUGU DUCEEYISTA................???

  • masha allah hogaanka ayya farxiyo fiska waxa u haysaa guutooyin badan oo  hablaha soo baxay ah marka keep it up codkaaga macaan

  • waaw

  • farxiyoquruxleey ayaad tahay, habeenka aan jaad sooqaato heesahagaan ku qayilaa, dhalinyada illa qayilaysay waxaydheheen, sheekadaada ka daraywaaye ee heesokale noo daar saaxiiboow.

  • aniga waxaan maqlay gabadhan oday geedii baa sixun ugalay oo ay heestaan u qaadaysaa ina rag waa dhib badan yahay intuu caruur kadhaluu cidlo ugategay

  • waaw caadi mahad fiska ii nolow i like this song

  • fiska cadi matihid codmacan ayaa leedahay nin hadaa ahan lahed waa isku kaa qabojin lahaa nooh lol

  • farxiya intaa waligeey hesahaga dhageysayay tan mid ka fiican maan arag noloow walasheey cod aan marnaba cadi aheeyn ayaa ledahay isha baxarka wlh

  • SHE IS GOOD.

  • farxiya boqorada codka nooloow.

  • WTF...fanaanad waye qabiil malahan...naga daaya qabiilka naga daba wadiiin helvete

  • anoo ku hadlaayo shaafici, waxan leeyahay farxiya fiska waa jirtaa fanaanadeeda allaha ku daysto..

  • fiska yaa salaaaaaaaaaaam

  • nice song

  • woow caadi ma ahan heestani where i can find this lady but she is older then me i don't give fuck up abt the age

  • Farxiya waa fanaanad aad u cod macaan mustaqbal wacan iyo guul baan u rajayn aadna waan u salaamayaa.

  • waa hees macaan

    

  • waa hees macaan

  • wooooooooooow farxiyo laguma cuno codkaan caadi maahan alaha kuudaayo ad ayaan uxiiseeyaa heesahaaga waayo waxaan ahay qof jecel heesaha jeceelka ah aaaaaaaaah waad si aananka faaloon karin ayay heestani iisaamaysaa alawayn nooloow fiska

  • far galiyaa faasiq

  • five words,,, beautiful voice and beautiful song....forever fiska

  • waa hees aad uwanaagsan

  • Waa gabadh Qurux iyo Cod isku darsatay Farxiya Fiska

  • habr jeclo .com

  • Farxiyo,  you make us proud sis .

  • Farxiyo, you make us proud sis .

  • waaaaaw caadi mahan codka ilaahey ku siiyey

    laaakin farhiyo waad dulowday walahi haddi aad ninkii ku qabay aad heeso ka doratay.......................­.........

  • woooow farxiya ilaahey cod wa ku siiyey abaayo

  • The best love song ever!

  • Comment removed

  • Comment removed

  • viva my people it is about time we have great singers

  • ur the best farhiyo

  • alyaa cisag farxiyo afkaaga marqaanlagu qabay codmacaanaa

  • yeah you have nice voice but you are .......coz of somaliland

  • @simanloveful It doesn't matter where your from.. Somalia,Somaliland.. Same people..

  • @simanloveful wtf she is not from somaliland..farxiya fiska waa gabdhe mareexaan ah, from mudug region of somalia.

  • kk waalayaab saan ayaad ku danbaabtee maxaa kuu dhiman

  • Ok.... For some strange reason I can't put the Lyrics here. I tried to post the them several time, but I can't! I won't even et me do so! Any time I try to post, it's saying, "Error, try again", what that means. Ok, I'm gonna post them on Your Youtube Channel, if that is even possible.

  • Sorry MissSagal, I was extremely busy as you could tell, and I haven't even been to Youtube for quite some time now. I just got an e-mail notification regarding your latest post about this. Any way, let me try to post the Lyrics for You and others who might be in need of them as well.

  • How can I understand you sis, please choose which music you like the most,,,,,, I don't get it

  • tifaftirre walaalo Would you Please Send me The Lyrics of this song Aswell I loved it but i cant the lyrics ...<3

  • farxiyo fiska jaceel aaba i qabtay

  • caska

  • She has beautiful voice.

  • Comment removed

  • heesta is nice bt video ineey u sameeyaan baa fiicnaanleheed

  • caadi mahiin gabarta cod macaan

  • Alaaaaaaaaaa yacisak Farxiya, I like Ur Songs, U R the Best No.1 in Somalian Hits, thanks dear, Keep Moving for-ward

    waaaaaaaaaaaaaaaaaw uuuuuuuuuuulaaaaaaaaaaa

  • wow farxiya mansha allah caadi maha heestan

  • fanaanda aduunka farxiya fiska

  • mrxxkingxx7 cade inaba caadi matihid wow waa hees macaan

  • hees aa dhamaatay qoftaan caadi mahan

  • haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa waxaasaa heeeeees ah jag älskar henne

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • lalala i love her songs wowowo waagi hilaacaba waan kugu ducaysta

  • Macane,, Man Denbabine Waagii Dilaacaba waan Kugu duceeestaa,,,, wooow Fiska ,,,,,,,, Go gurl Xidigad Ba Thay waleee,,,,

  • waaaaaaaaaaaaaaw qatar camal

  • heestaan caadi ma ahan runtii waa fanaanada cajiib ah yaa salaam heesta weey itaa baneysaa

  • CAADI MAAHA

  • CAADI MAAHA

  • CAADI MAAHA

  • caadi maaha heestan walahi gabarta walahi waa qatar qod macaan codkeeda waa sex walaahi ii bashaal abaayo rageeda aa tahay cadey

  • fanaaninta mursade cod ayaa loo daayay, hanuuniye, cabdi qadir jubba,lafooole,farxiyo fiska and farxiyo kabayare iwm. damn

  • If you like somali music........then this should be in your play list

  • ooooooh my god, i don't listen to somalian songs most the time cause i always thought they were not as good as english songs but this song...... maan ... o ...maan it showed me the light ... well farxiya... waa igu banaantahay.

  • nice song codkada caadi mahan farhiya fiska!

  • ala farxiya nolow ala wacan wax yari farxiya de inakunba iskudanbayinayi xxxxxxxxxx

  • nbmmm

  • copy right

    you are very low

  • Farxiya Fiska ... Nooloow .. fanaanada da'da yar ee soo caan baxaday ee xiggigaha ku socota !!!

  • farxiya caadii ma ahan ma sha alaah dhaha waaaaaaaaaaaaaw

  • farxiyo fiska waa fanaanad aad u cod macaan waxay leedahay cod dahabi ah waan ku taageersanahay fiska

  • Wow heestan wa heesaha ugu sita heesaha Soomaaliyeed, lakin codka so dhexgeliya halagadayo

  • Well-done farxiya I love It!

  • waaw..heestan waa hees shidan..

    gabadhana waa Soomaali galbeed..

    maaha fanaaniinta in wax laga sheego way na ruxdee..

    Noolow..

    looooooooooooooool..

    Farxiya Fiska qofjirta..

  • Comment removed

  • Fiska waa fanaanad caan baxday, noolow waliga iyo nabad iyo caano

  • mansha allaah abaayo waxaa tahay quural cayntii somaliyeed codna rabi ayaa kuu hadyadeeyay insha allaah waxaan ilaah kaga baryayaa inaad noqoto midii diinta loga daysado aamiin

  • war naagtani waayo horta ?

    ma somaliland baa? mise waa gudhuu? mise waa wala weeen? inaan kufsadaan rabaa ee???

  • loool. Waa Khaldaan.

  • kkk saxiib tani meel wax lagu kufsado ma joogto ee hays xidhin, malaa qolyaha la sheego wax kufsan jirey baad ahayd. acuudu bilaahi..

  • waar gabaartan , waa reer konfor, hadaad raabto cidaa eey katahaynaa, waa lagushegaa waa 6-3 , mafahanataay dee sxb

  • kalaay fanananki cood wanaag san maa reer somaliland ayaad u maleysaan looool, waa gabaartaan waa 6-2, barasho wacaan sxb.

  • Sedex iyo sagaal(3 & 9)maa ka wadaa?

  • @Maxadeey  haa ugaas

  • waaw cadi ma ahan heesta waa hes jacayla waaw Viva faska

  • MissSagal--Lucky you, I have the lyrics of this song in my file. I'll check it up and post it for you very soon, Insha Allah. Until then please bear with me.

  • @tifaftirre ...........thank u very much.........looking forward to reading it soon....Mmmm

  • @tifaftirre

    please do so, I was think about the lyrics myself but if you already have it that will save me time. thanks

  • @tifaftirre...... i guess u r so busy to send us the lyrics..............i can see every1 is so waiting for it......its been 3 months...OMG!

  • farxiya fiska walaleey wanu jeclaaanay inan hees kuu dhiibno aad u macaan side laguu helayaa kkk

  • Fiska intaan arkaayey fanaanad qurbaha ku soo baxday waa gabadha kaliya ee ah Fanaanad buuxda... Codka caadi maaha

  • masha alaah heestan cadi mahan aadbay u cod macaantaha gabartaan heestaana caadi bay ii taabanee

  • can someone tell us the lyrics of this beautiful song...................thanks

  • farxiya fiska is the best somali singer.

  • yuusuf u misunderstood heesta miraheeda sxb. waa ( walee maan dambaabine sina kuguma daayeen) not sino ku guma galiyo. heestaana waa hees aad u macaan i can say the best i heard for a while.

  • (walee maan danbaabine Sino ku guma galeyo)

    walee xusheedkii laga tag

    waar martiidii meeday?

    hadalkii xikmada lahaa mee?

    ma reer xamar ayaa heesta leh?

    i don't hate on her but this is not the way the that our people in somaliland sings songs

    the song should carry a massage or a wisdom

    i am not rude on her but trying to correct

  • Comment removed

  • u daaya dacarteeda hayska dhuuqdee

    ayadaa doorataye xaa daba dhigay somali dalkiisa dumiyey

  • inta halkan commentka kusoo qortay ee dumar ah maxay gabadha u aflagaadaynayaan, miyey ka hinaaseen.

  • faska abayo macan codkaaga waan ku haystaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • wow Soot iyo Suuro isku leedahay caadi maahan qoftaan hmmmmmmm

  • maansha alaah viva fiska

  • farxiya fiska mashaa alaah sister qaali cod ilaah ku siiyey

  • Fisc means ............state treasury.. fisca macnaheeda waa kaydka waddanka.........marka gabadhan waa kaydka waddanka . qurux iyo cod bay isku darsatay

  • i love you farxiya fiska hadaan heestan qori lahaa marlabaad oo lay dhiibi lahaa maaan bedeleen bage xitaa

  • i love u fiska halkaaan kaa helaaaaaaaaaa xxxxxxxxxx

  • naagtan walalyaal iyadaabaan jecöaadee xagee kala xidhiidhaa wallee man danbaabine fiska wan kugu ducaystaa kkkkkkkkkkkkkkk

  • War Kasaa Imaraaayo Yaaaqe Aniga

    Sinaba Kuguma Dayeen Waagi Dilaacaba Waa Kugu Duceestaa

    Waxaaasaa Cod Lagaa Dhahaa Hadii Kale Waa LEsska Dhafaa Heesha Dhan lool Viv Fiska!!!!!

  • nice song iyo cod macan aa isku dartay cml Fiska keep it up....

  • yaqshiit4life lool sawirku waa gabadha heesaysa, waana mar ay hees qaadayso oo ay qiiroonayso ma garatay bro

  • se camal gabartan codka quraxsan sawirkan iney oyneyso u eg u saarteen

  • Macaane Walee Kuguma Danbabinee...Sinaba Kuguma Dayeen...Waagi Dilaacaba Waa Kugu Duceestaa.... Amiir I Luv U So Much Baby.

  • Waagii Dilaacaba Waan Kugu Duceestaa..Amiiraah

  • caaadi mahan

  • Kooow Bro Aniga Okiyal ma wati xagee Indha la'aanta Iga so aragtane... Aniga dadkan lee waxaty shegen shegay mahanoo mugoo idinka le waye

    marba wax ku Minceeya..

    Lknse aniga quruxley waye aa dhihi lahay wana codmacan thy Fiska Keep it up sis qaali

  • Faxiya Visa waaye. warkaas waa dhamaaday. Yacni Visa Card

    wajigeeda iyo codkeeda furan aa looku baxshay.

    codka iyo wajiga qurxan ku raaxaysta gebertaan khamro ma taqaan mana dhamin. caanaa lagu habay. Ookiyaalaha iska siib yarey

  • WINDOWS VISTA

    FARHIYO VISTA (VISKA)

  • fiska hadaan micneeyo oo aan maskaxdayda yar la kaashado waxaan odhan lahaa waa khudrad dhulka ka soo fuurta, sida likaha, quwaaxa iyo waxyaale kaloo macaan iyo dhareer afkaaga ku reeba.

    hadaan jar idinka tuurayna raali ahaada. fiska in english waa feedh.

  • qosol Bdnaa Meshan Macaneygilr wiski waye EE fiski Maku maqlin qamri gabar AAa qamri la dhihin hadii micnaha dhabta yhy fuusto iska Badal aa dhahaan hadiis Zyhy jirna sii wado dheh!

  • qofki kasayo hano fasiro fiska ama viska waxa laga wado viska waba qabri lakin fiska <<< ayan la yabanahaye fuusto midba ku shege kkkkkkkk

  • war fiska ani waxan u mooda natan iney viska qamri la yirhdo loogu magac daray sxbyaal mise wa wax kale qof yaqana qoraalka wan ka waye ama wa faratinka faska la galio o la qurxiyey oo fiska la yiri sksksk

  • ninka SAXWEEYAAN,lamagac baxay okiyaale soo qaado ereyga meesha ku qoran ma aha fista ee waa FISKA mise waxaad tahay dadka maalaayacni iska dooda oo darbiyada madaxa ku garaaca markaan marka xiga okiyaalahaaga ha soo hilmaamin.

  • Ar fusta maahaa waa fista. Macnaha feesto.

    Celebration waaye magaca ujeedada.

  • EREYGA FISKA waxaa la yiraahdaa somali ahaan JIRKA waa ereyga PHYSICAL oo lasoo gaabiyey somali ahaan loo qoray fisca,gabadhaan waxay ku jirtaa gabdhaha soo baxay kuwa ugu cod fiican amaan iyo bogaadin ayey xaq u leedahay yaan meel looga dhicin sideedaba gabdhaha waa la amaanaa oo laga xishooda intaasna waa iga waano .

  • Maskiin kalay Fuusto lee miyaa iska badal dheh yaqey fusto magac ma ahee wax qatar aaba modayay Fiska Aka fuusto kkkkkkkkkk

  • a/c aqyaar waan idin salaamay dhamaan fadlan waxaan idinka codsanayaa ereyga fiska waxa laga wado in aad ii sheegtaan qofkii yaqaana plz dad ayaan ku muranay thnks dhamaan

  • fiska waa fusto oo la xarageeyey.

    lama qabo. boqol geel awowgaa maw sooftaa.

    boqol dameer maaha ogaaw!

    waa u jeeda nin bay macaansanaysaa xagee isku kakabin lahayd?

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkk fusto iga dheh

  • war saas malaga wado fuusto wax layiraa majiraan ee kaluun ayaa laga wadaa waa af swedesh.

  • naagtan way quruxbadantahay somaliya qofta malaqabaa???? jawaab plz

  • farxiyo fiska sowdkaga iyo sanqarorkaga waanka helay runtii sowd surad lagu waa adiga ilaah ayaa labadaba kugu deqay

  • alla cod macaanaa farxiya oo kale waa lagu duceestaa

  • thanks dear sister farxiya fiska you are wonderfull singer ,heestan waa hees aan u bogay habka aad u qaaday, keep up

  • nice song luv it

  • wow great song viva fiska

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more