ooooooooooh waxaan baa hees lagaa dhahaa maxamed macaanoow waan ku jeclahay ha iga tagin hana i nicin aduunka adaan kugu jeclahay heestaan baan kuu xulayaa oo ka turjumaysa qalbigayga iyo jacaylka aan kuu qabo ilaa iyo waagii aan ku bartay jacayl igu talaalmaa igu sii tarmaaya macaan ii naxariiso igu soo eeg qalbi naxariis ka buuxda xaaskaaga labad inaan noqdaan rabaa naftada waan jelahay walheey kaama maarmo macaan.
XAXAXAXA YAA KALTUUN
wiilkaify 3 weeks ago
damn nice song
maryanruun1 1 month ago
waaaaaaaaaf waaaaaaaaaaaf ....... kaltuun boqorada jaceelka salaan sare caadi maha ikabadan nice song Thanks xabiiiibti
jaceel100 2 months ago
masha allah waxaasa laga yidhahdaa hadalo macaan,amaba waa la iska daaya
KAMANEFlSO 3 months ago
@KAMANEFlSO woooooooooow waa hadalo macan ,,
QALAJIYE 3 months ago
ooooooooooh waxaan baa hees lagaa dhahaa maxamed macaanoow waan ku jeclahay ha iga tagin hana i nicin aduunka adaan kugu jeclahay heestaan baan kuu xulayaa oo ka turjumaysa qalbigayga iyo jacaylka aan kuu qabo ilaa iyo waagii aan ku bartay jacayl igu talaalmaa igu sii tarmaaya macaan ii naxariiso igu soo eeg qalbi naxariis ka buuxda xaaskaaga labad inaan noqdaan rabaa naftada waan jelahay walheey kaama maarmo macaan.
sahrashaad 3 months ago
This has been flagged as spam show
@gurmad911 amiin ilahey hanaga koriya furinka iyo waxa kale amiin yarabi dib laguma jiro karo aduunka walhi waa waree ilahey hanaga ilaaliyo inta musilm ka ah dhmaan
muna889 3 months ago
Comment removed
muna889 3 months ago
Caadi ma aha heestaan
Craxmaan04 4 months ago 2
hees taan my macaane ayaa jecel cali yenu kalatagin macaane i love u soo much darling
muna889 5 months ago in playlist celdibir
@muna889 amiin, dhagahiisa ayay ku haboonaan lahayd. Erayada raxmada waa tiirka qoyska, Rabi hanaga koriyo furiinka iyo caruur kala aabo ah.
gurmad911 4 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaw nice one
asli298 7 months ago
Codka inaba caadi maaha! waa jirtaa
Puntlanderful 8 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaw axsan walaahi hees ayaa lagaa dhahaa saan
asli298 8 months ago
AXSAN HEEEEEEEEEEEEEEES WOOOOOOOOOOOOOOW
MrMULIISH 10 months ago
inaba caadi maahan walahi heestaan!! :D wooooooooow
filsanable 11 months ago
eesh calaa fanaanad kaltuum bacado ...dawlo aa tahay fanka adoo kale laf dhabar u ah ....masha allah
daahircismaan 11 months ago
woooooooooooooooooooooooow
filsanable 11 months ago
aaaaah aaaaaah meelbey itaawatay heeskan kaltuuney
latanja100 11 months ago
mmmmmmmmmmmmmmmmmm warka machallah
oubah78 1 year ago
dhageeysi haboon kaltuun cadeey afkaada caan lagu qabay
ubaxwarsame 1 year ago
wwwwwwww jecelka i dilay
thenatashaa23 1 year ago