Added: 4 years ago
From: somalworld
Views: 121,463
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (83)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • af weyne dhulku la dhacay heeskani guys heeskani hees jaceyl ma aha odaygii yuhuuda ahaa baa loo qaday kix kix kixkixkikxikxi siil bare (hadii aad manta wacan tahay maku waari doontaa) waa hadal nin weyn yaa

  • Masha Allah Mohammed Mooge!!

  • illahay haw naxariisto fanaankii qaaliga ahaa aa halgamaaga ahaa maxamed mooge liiban

  • @jecliyaa612 waxuu dhintay 1986dii  isagoo dagaal qabiil ku jira..nasiib xumo

  • Masha Allah Mohammed Mooge!!

  • ilaahay haw anxariisto geesi buu ahaa mujahida

  • AWLIYUU AHAA EE ILAAHAY NAXARIISTA JANNO HA GEEYO, INNABA CAADI MUU AHAYN, MALAHA FANNAANKU MEEL KALE AYUU WAX KA ARKI JIRAY OO MEEL AAN DADKA LAGALA HADLIN AYAA LAGALA HADLI JIRAY, ISAGA IYO INTII XAQQA U DHIMATAYBA ALAAH JANNADA HA GEEYO, WE MISS U ALL MOHMED MOOGE, JANNADA AYAA INOO BALLAN AH, WUXUU AHAA NIN JECEL IN DADKIISU KA BAXAAN DULLIGA OO AY HELAAN XORRIYAD IYO MADAXBANNAANI, CALAYKA YAA MUXAMED WALLAHI WAXAAD NOO SHEEGTAY WAX KASTA OO DAN NOOGU JIRTO VIVA SOMALILAND

  • allah ha u naxariisto maxamed mooge liibaan wuxuu ahaa mujaahid aqoonyahaan abwaan fanaan muwaadiin ninka ragga ahii sidaa ayuu u dhiinta wadankiisa ayuu u dhinta by abwaan mudiir shevodinio mohammed ahmed

  • i realy love this song,mmmmmmmmmmmmmmmm

  • kii shalay wacnaaba maantaba war waraye,anigaba wakhtiga qaar sida wali siraata warka layga guri jiray,,, sida waadi qulqulayiyo wabiga xareede shinbiruhu ka waabtaan weedhaadu inanyahay waba laga wareero isla waynidaadana waxaad tahayba sheegtee,,,,ilaahay naxariisti janno haka waraabiyo, mujaahid M M Liibaan aamiiiiiiin aamiiiiiiiin

  • wawwwwwww

  • Love him but this song belongs 2 the Djiboutian Abdinour Allaleh....R.IP

  • @enabuuus he was from Somaliland...i know his daughter personal

  • Thank you somaliworld for posting such rich and incredibly nice song,

    It is the best

  • Labo mar ayaa la isku dayay in la dilo markii 1aad way fashilmatay, markii 2aad na waa la helay

    "WAAYEEL ALLOW INAA WAALANOO...../ WAALALKAY NIN AAN U HAYSTAY MAXUU WADO II FARIISTAY"

    Nacaybkii reer tolkii ayaa sababay in dhexda loo galo, lana dilo; la xabadee wuuna dhiig baxay markii SNM-tii diiday in dhakhtarka loo qaado.

    Madaxa SNM ayaa loo doortay lakiin lama caleema saarin, Sheekadu dhinac siyaasadeed bay ahayd iyo boos iska tuur.

    *FARTAYDA YAA SUBAGA KU NUUGAY?*

    *Yaa kale!

  • SAID BARRE madaxweyne ayuu ahaa, qaldaan marduuf qaada helay waxuu ku calacaley waxba uma ugeyn!

  • Maddaxwynaha kuwuu u ahaa buu cunay, markaa dadcun qiimo ma laha. Don't try to rewrite history!

  • i none of you wanna be snger understand what he is talking about

  • Alla yaa arxama raximin. heestan heesaha maxamed mooge ugu jeclahay waa tan. Thank you somalworld walal. waaah waah waxasa nagala

  • you are welcome

  • kkkkkkkk HEESTANI SIYAAD BARE LO QADAY WAA HEES DOQON MA GARATA AH KKKKKKKKKKKKK C/LAAHI BOQOL NA WAXUU MOODAY NAAG IN LOO QADAY KKKKKK ILAHOOW NIN AAN WAX OGEYN HA CADAABIN

  • Those who have commented on my post that I can't understand the language, can go fuck themselves.

    Is it my fault that that I can't understand it? Or is it those who made my family flee?

    Is it my fault that there are no schools for the Somali language or is it the fault of those who apparently thought that there is no need to build such an institution within the Somali diaspora?

    Frankly, you can keep your arrogant comments to yourselves.

  • if the somali speaking is an art then mml made easy, if only KABAN can speak then he made it talk the KABAN.

    ICON. R. I. P

  • hadii anad afkaga ku hadal ama aanad baran waxad tahay qodi

  • "I can't really understand the Somali language, I only speak it." Aaaaah, the first Somaliman who spoke the truth!! HAHAHAH

  • Alla yaa Wajaale caawa igu celiya, I feel so homesick listening to this song!

  • indeed somalia lost a legend a icon

    rest in peace may allah grant u and ur love ones jn fdows love u

  • One Of The Real somalis That Walk On The land Of Somalia

  • lksdfsdf

  • Mohamed Mooge waxuu ahaa halyey u adkaysan waayay taliskii faqashta ahaa ee hogaaminayay Siyaad Barre, waxuu qorigiisa iyo kamankiisaba qaatay oo Siyaad Barre dagaalka ku soo bilaabay 1980 kii wakhtigii ay Jabhadii Kulmis ama SSDF ay baxday, markii danbe ayuu SNM ku soo biiray.

  • "fanku waa hibo loo dhasho, lama bilaabo, ee waa wax qofku ku abuuran" Mohamed Mooge, Radio Halgan, 1981 kii.

    Max'ed Mooge waxuu Djibouti soo booqday 1972 kii, maalintii uu dhintay Djibouti dhamaan murugo ayaa lala oogsaday.

  • PUNTLANDISH I HAVE TO AGREE WITH YOU.

  • snmkoodbur, saxiib meesha nacnacda kala tag. mohamed mooge liiban is a somali national idol. a mujahid, teacher,musician. so stop this qabiil crab, no tribe is better then other. R.I.P THE LEGENDERY AND MY FAVORITE SOMALI MUSICIAN.M.MOOGE.

  • maxamed mooge .. muuse ismaaciil qalinle ... axmed mooge ... maxamed yusuf .. iyo huryo .. iyo qaar kaloo badan ,, waa fanaaniin ay xikmadi ku duxneed ..walee ciidagalaan aftahanimo lagu gaadhayn

  • kkkkkkkk, Sxb Max'ed Mooge Hoobal soomaaliyeed ayuu ahaa ee qabiil haku soo koobin, Suugaantiisa Soomaali oo dhan ayaa le Ciidagalle malahan oo kaliya, Wuu ka dhashay ee ma uusan Heesi jirin Ciidagalle oo kaliya.

    Thanks

  • adeerkay allah ha u naxariiste walaahi one of the best bu ahaa in whole the somali singers wakhtigaas RIP

  • Ilahey naxaristi jano ha siiyo, maxamed mooge liiban wuxuu ahaa fanan, macalin, iyo mushadi. qofki garanaya ama reer hareiga ayuba sheegi kara wuxu ah. salam all

  • dadka hayska weyneyn inaad kali wax garad tahay hayska dhigin walaleey ruux waadi fidin jiraa marba laga wareejaa kii shalay wacnaa baa maantaba werwerayee anigaba wakhtiga qaar sida wali siraataa warka la iga guri jirey waxse wiiqey taladii waydeeyey raganimo hadba waaga joogaa la tihiin walaaloo waji lacagabey dumar wacad kaba ku iibshaan
  • SALMA00 qof weyn baadtahay , jaariyadna ma tihid. marbaa mooge (AUN) la wareystoo niyow heesahaaga lama fahmee kawaran baa la yidhi dabadeed wuxuu yidhi " ma inay jaariyad walbaa dharka igu maydho ayaad rabtaa!" lol markaa SALMA00 fanka waxbaad ka taqaan ..iskeensii..

  • Grifoendor.....lmao@@@ "I can't really UNDERSTAND the Somali language, ONLY SPEAK IT".

  • "I can't really understand the Somali language, only speak it." - That is a new one!

    I've seen people who consider learning the language to be "uncool," but that poor excuse is a poor excuse even for a poor excuse! lol

    Waxaa la yiri luuqaddaada inta ad ka taqaanid oo kaliya ayaad luuqadaha kale ba baranaysaa. Af Soomaaligu waa af layaab leh oo hodantinnimadiisu dhaafsan tahay afafka kale ee dunida, marka dadka baran waayey waxay ka tahay isyeelyeel, kibir, wahsi, ama intaba.

  • I grew up in the diaspora and speak/read/write Somali better than those in Somalia, growing up outside the country isn't excuse for not learning one's native language. Mooge says; "Dadka haysta weyneyn inaad kale wax garad tahay ha iska dhigin walaaleey.." Something along the lines of; "Don't think you're better than everyone else and don't pretend you know everything yourself." The widsom in Somali songs is truly amazing, it's something that I've become aware of when learning the language.

  • I understand that but I have not grew up in the somali diaspora. I live in the Netherlands where there is little of what somali people can provide in educating the somali people the language and culture. Nevertheless, thanks.

  • Maxamed Mooge .. Abwaan heer qaran ah oo heesihiisu naxwe Xanbaarsanyiihiin.

    Love this song DADKA HAYSKA WEYNEY CAJIIB!

  • I love his voice and his music! Cheers from Brazil!

  • R u somali or wat

  • I said Brazil.

  • Although i dont care abou SNM or isaaq but wallaahi i like this song .... God gifted artistic voice . waaaw

  • Comment removed

  • Oh' wat a Gentle man he was. Raxima hullah. We missed ya so much. Thanks Qawdhan

  • alaah haa nuugo raaxisto

  • allow hawo naxariisto duca uun ayu iga mudunyahay

  • We lost more then man when he got killed,In my opinion i think was a batter then all the snm leader at time and allso good poet in his time.RIP

  • dadka hayska weyneyn inaad kali wax garad tahay hayska dhigin walaleey ruux waadi fidin jiraa marba laga wareejaa kii shalay wacnaa baa maantaba werwerayee anigaba wakhtiga qaar sida wali siraataa warka la iga guri jirey waxse wiiqey taladii waydeeyey raganimo hadba waaga joogaa la tihiin walaaloo waji lacagabey dumar wacad kaba ku iibshaan
  • he was killed near awaare (hawdka),they where in a vehicle when they come under attack and where all killed aprt from the driver who escaped.anyways that was what i was told.

  • in wht war did he died and when was it? can some please tell me? thnks.

  • sawrikan waa intii uusan jabhadka noqon , wht a hundsome man he was ..

  • Allow kuu naxariiso , we love u MML we sleep under your banglows . u succeeded we never forget u ... Saxarla masterpeice of Great Hadrawi who initiated siinleey

  • somaliland's favourite son a poet,mujahid,teacher and a great musician may he rest in peace.

  • Shaki ma laha inuu ahaa fanaan cod macaan oo la jeclaa, mase ogtihiin suu ku dhintay? intiina aan ogayn ninkaan cimaamada ayaa ka dhacday sanadahii ugu danbeeyay ee noloshiisa waxaana uu galay dagaalo qabiil oo ka socday dhulka ismaamulka somalida itobia(ogaden)halkaas oo ku dhintay.

  • Qamaan06 - waxa uu ku dhintey dagaal xaq ah, waxa uu difaacayey dadkiisa iyo dalkiisa. Waxa uu ahaa geesi - Illaahey naxariistii Jano haka waraabiyo. Somalilandna marnaba hilmaami mayso geesiyadii dhiigooda u daadiyey maandeeq.

  • Qamaan06 : Nasiib daro waxa ah, ninka Dhagaxbuur ka soo duuley ee Hargeysa iyo Burco u soo duulimaad tagey! ee halkaas holacii ku leefay. Bal maxuu rabey?! Laakiin marnaba idin la yaabi maayo, waayo ma waantowdaan! taasina waxa ay cadaynaysaa doqoniimada aad caanka ku tihiin!!

  • Mohamed mooge, halyeey somali aad looga jeclaa, heesihiisa oo dhan waxay ku saleysan dhacdo, talo, dardaaran, digniin, jeceel, u fiirso heesahiisa oo dhan. wey adagtahay in la helo rag sida mooge oo kele ah

  • Please reer Somalia do not cover this man's songs, you are just killing it, I heard a cover of this song by some reer xamar guy and walaahi he murdered the song. It was awful. No one can ever do better than Maxamed Mooge so just leave his songs plzzz. Let the legends song live without talentless people messing the song up.

  • I Loooooooooooooove this song!!. He has very haunting voice, this man is a legend walaahi he is voice is just to die for, I wish I met him but he die way before my birth. Does anyone know whether he has any sons? Love his songs walaahi.

  • One of my favor songs, i always tiss my friends, cause they always act like hard to get! so yeah!

  • Ah Moxamed Mooge, he reminded me of home...excellent singer his lyrics are so poetic

  • In the 1970's as boy I used to live near Bar Xaaji Macoow in Mogadishu, every night when I went to sleep around 10:00 PM Mohamed Mooghe's songs seemed to play at the Bar at the exact same time and I used to listen from my bed until I fall asleep.

    I used to think that this guy (M. Moghe) was different from the other singers.

    To this day I still sometimes hear M. Moghe in my head, so in a way he has become the sound-track of my life.

    I miss him.

  • yaa mmlibaan .ilaahaw u naxariiso,waligayo qalbigaya kabixi maysid,geesi,macalin,abwaan,la­xamiste,musigiste,aqoonyahan indheergarad ahaa,halgamaa aan gaban.ilaahay qabriga hakuu nuuro adigiyo intii xoraysay somalilandta dahabigaa,amiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiin

  • MML....You will always be in our hearts and our thoughts.

  • miyuu iska dhintay mise aa la dilay??

  • woow greater musician , i cant stopp cry when i heard his voice :S he was my older brother's teacher ...

    Yaasiin: walal wuxuu ka mid ahaa mujahidiinti SNM isagoo dhawac ah oo lo sii wado ethiopia ayaa dhexda lagu dilay waxan dilay somalida halkaa degta..miskiin dhwacana way dhaafi wayeen...allah ha u naxriisto. amiin

  • Isaaq nimaa loo dilay

  • salam calekoum walal ma i sheegi karta sheekada dhaan adigo mahadsan thanks

  • laakin aadbaan uga sheekayseen tariikhdii hore ee mml alle how naxariistee maydaan sheegin role kii qiimaha badnaa ee uu kulaa xorayntii dalka iyo ururkii SNM, waxa uu ahaa, commander, singer, and fighter, waa la waayay cid badasha booskii markii uu geeriyooday alle haw naxariistee. amiin

  • the greatest singer ever..r.i.p

  • ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo

    maxamed mooge liiban aamiin

  • Abwaan,heesaa,laxanyahay,iyo macalin.

    Alle ha u naxariisto MML.

    Waa yar tahay sawiro ama vedioska laga hayaa balse cidii haaysaa ha ururiso

    Aaamiin

  • man mohamed mooge was the best singer ever....ever there will never be another artist like him or even come close to him, except his younger brother ahmed mooge, may allah have mercy on them... rest in peace my brothers...hargaysia misses u guys

  • Maxamad Mooge Liibaan, Sayidka fanka, boqorka codka raganimada leh, ALLOOW QABRIGA U NUURI,JANADANNA KA WARAABI, AMIIIIIIIIIIIN

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more