Best Somali Song For ever.Quruxda Dabiiciga ah ee labada Fanaan iyo Soomaaliga hab dhamaqeedka ku dhisan oo lagu dheehay muusiga casriga ah wax aad loo jecleysto oo yaab leh waaye runtii. waxay mudanyihiin amaan.
Labadan way cod wanaagsan yhiin laakiin waxaad moodaa in ay reer miyi ahaan jireen sida ay u ciyaarayaan, laakin waa funny. Nice,Shamsa food sida ay u ciyaarayso halblaga yar yar ayaa u ciyaara.makes me laugh.
Sidi ilmo h0yadi ka tagto haradka la sinin ban hinqadee hawawirayo hogba i disho hadana hab isii ma hil Baxayee.. Biyo haraclaa harad u dhintee hadan ku helin h0gtan Galiyoo Hawaska iyo Ciida ligu habsii ♥♥♥ <--- Hestaan Waleeh Caadi Ma ahan Nice SonG HmmmmmmmmmmM
Sidi hogol rob jaceyl i helyo,hurdadu iga jarey haben ma lade.hanan wacano horyalki raggo,nafteyda ka hesho ma ka harayee.Ano hamigeyga hawen ka baxshaa
wuuuuuuuuuuuuuuuuuw caadi mahan yaah haraadka lasinin ban hibqadee or hibqee wht ever i never seen like this song Mr:Husein and ms footy waakabaxsateen vivi haraad world somalia studio is the bst song and i likely kkk cadi mahan yaa ii part2 ......eep it up aqyarey....
@BrownSugGa91 MARKAAN KU HALACSADY HAW LEYGU YIREE HABLIHII HOREBAAD HABKOOD U EGTOO GABDHIHII HORE BAAD HABKOOD U EGTOO ALAA KUU HIBEEYAY HIDAAD DHAXASHEE BIYAHOO HALACLAAN HARAAD U DHINTEE HADAANAN KU HELIN HOGAAN GALIYOO HABAASKA IYO CIIDA LAYGU HABSI.... saaxiib baydka kale lacag hadaadan ii soo dhigin xawilada la yiraahdo tuuraq heesta ma dhameystirayo maxaa yeelay adiga kaliya kuuma shaqeeyo ee war aan kaa helo in aan heesta kuu wad dhameystiro iyo in kale, anoo dhageysanayaa baan qoraya
@MrSomalilander1 sheeko maahee waa hees sharaf leh, fadlan adigu isku day in aad keentid inyar oo dee ku soo dhawaan karta heestaan macaan ee aan iyadoo kale hadda ka hor la sameyn. Waxaan qabaa in heestaan in ka dheehan karto dhaqan san, casriyeeyn fanka Soomaalida, qurux uu Ilaahey ku maneystay labada fanaan, waxey dib u soo celiyeen quruxdii ay lahaan jirtay soomaalidu, balse horaa loo yiri wixii qof la qurxoom mid kaley la fooxun yihiin. Bal dib isugu noqo oo markale heesta dhageyso.nabad
@MrSomalilander1 sheeko maahee waa hees sharaf leh, fadlan adigu isku day in aad keentid inyar oo dee ku soo dhawaan karta heestaan macaan ee aan iyadoo kale hadda ka hor la sameyn. Waxaan qabaa in heestaan in laga dheehan karo dhaqan san, casriyeeyn fanka Soomaalida, qurux uu Ilaahey ku maneystay labada fanaan, waxey dib u soo celiyeen quruxdii ay lahaan jirtay soomaalidu, balse horaa loo yiri wixii qof la qurxoon mid kaley la fooxun yihiin. Bal dib isugu noqo oo markale heesta dhageyso. ok
lol SIDII HOR.......JACEYL I HELYOO HURDADII IGA JARAY HABEEN MA LADEE2X HANAAN WACANOO HORYAALKII RAGOOW NAFTEYDA KA HESHOO MAKA HARAYEEE2X...BIYAHOO HARACLAA HARAAD U DHINTEE HADAAN KU HELIN GODKAAN GALIYOO2X HABAASKA IYO CIIDAA LA IGU HABSII INDHA,,,,,,,
caadi maha heestaan hoobalada waberi ee uk shamso keeping well done heesta caadi maha hablihiii horaa habkood u egtahooo biyo halac laan haraad u dhintee hadnan ku helin ..,,,...,,.,...,,,,..
best somali music video ever!
chrisbrownloverone 2 weeks ago
masha allah
sherbi4524666 2 weeks ago
eesh calaa hees
sherbi4524666 2 weeks ago
woow hees iga dheh
sherbi4524666 2 weeks ago
damn they r both beautiful very romantic i tell yh
dhagax 1 month ago
war nqaga taga waa walaanteen se uu labisantihin
ubaxnur 2 months ago
@ubaxnur heehheheheehehehehe Ubax walaalo waa dhaqan keena labiskisii ,,wali maad baran ee
mmooge91 2 months ago
waa hees qurux badan iyo 2 fanaan oon kala dhicin
shuba hada shuba halkaa kahaya waad maraysaane
ilwaad2004 3 months ago
the lady seems old compared 2 dude lakini inashika.. napenda wasomali music...
meiyaldo 3 months ago
Comment removed
TheHiliso 4 months ago
i love this song!! thumbs up if u love this song tho!!!
multishankaroon 4 months ago 2
Comment removed
multishankaroon 4 months ago
Comment removed
multishankaroon 4 months ago
wow the best music
Abdikadir470 4 months ago
aWeS0mE S0nG !! I reAlly lv It !! :♥
keyse27 5 months ago
i really love this song so much. and it is best best somali song for for ever
mohamedhabiba100 6 months ago
i really love this song so much.
mohamedhabiba100 6 months ago
waaaaaaaaaaaaa heesta igu horayso oo ilma iga kayntay
naaifugus 6 months ago
Best Somali Song For ever.Quruxda Dabiiciga ah ee labada Fanaan iyo Soomaaliga hab dhamaqeedka ku dhisan oo lagu dheehay muusiga casriga ah wax aad loo jecleysto oo yaab leh waaye runtii. waxay mudanyihiin amaan.
dereya99 7 months ago
waawareey heeska caadi maahan laakiinaa ku jiertaa labadaan ma isku haayaan waaba ka maseere
SuperLuula 7 months ago
Labadan way cod wanaagsan yhiin laakiin waxaad moodaa in ay reer miyi ahaan jireen sida ay u ciyaarayaan, laakin waa funny. Nice,Shamsa food sida ay u ciyaarayso halblaga yar yar ayaa u ciyaara.makes me laugh.
Duqsi 7 months ago
Laban way cod wanaagsan yhiin laakiin waxaad moodaa in ay reer miyi ahaan jireen sida ay u ciyaarayaan, laakin waa funny. Nice
Duqsi 7 months ago
i love this song masha allah.abwaanka caadi mahan ilahey ha daayo abwanada somaliya ugu qalisan ayu kamid yahay.
hablihi hore baad habkood u egtoo alla ku hibeya hida dhaxashee masha allah
hanaa931 7 months ago
woooow nice song love it
lamiis21 8 months ago
bedaar ayaa ku tagtey naagtan sidee nin ..............
amaar320 9 months ago
biyoo halac laan haraad udhitee hadaan kuhellin hog baan geliyoo habaaskiyo ciida la igu habsii yyyyyyyyyyyyyyaaaaaaaaaaaaaaasalaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam
MrBurco4life 9 months ago
woow shamso and h shire waa ka baxsateen
MrBurco4life 9 months ago
Sidi ilmo h0yadi ka tagto haradka la sinin ban hinqadee hawawirayo hogba i disho hadana hab isii ma hil Baxayee.. Biyo haraclaa harad u dhintee hadan ku helin h0gtan Galiyoo Hawaska iyo Ciida ligu habsii ♥♥♥ <--- Hestaan Waleeh Caadi Ma ahan Nice SonG HmmmmmmmmmmM
DjCarab 9 months ago
wooow i love it...very nice
mizzssc 9 months ago
waxaanaa kaahees iyo jeceelkaa ahlabadaan iskuwaara waligiin maasha alaah alaha hadiin siyaadiyo jaceelkiina
MrTheAbdi 10 months ago
I'm really in love with Shamsa's songs.......
sameysane 10 months ago
shamso iyo huseen cadi ma ahan
cabdale1 10 months ago
Shamso iyo Xuseen Ciyaarjecel waa labo hobol oo hannaan wanaagsan. Shamso oo halabuuraysa, cod halleesi ah oo gaara leh oo haddana gaaddo-ka-ciyaarkana ku wacan waxay kaga foortay asaaggeed. Waxaad ku sii fiican tihiin heesaha iyo ciyaaro dhaqmeedka ee fadlan dhankaas badiya. wacnaada waligiin.
aja481 10 months ago
they so good together wallaahi..mashallah...<3<3
gurmad 11 months ago
woow
qadaafi65 11 months ago
xuseen iyo shamso waa ka baxsateen noolaada
HALDHAA1 1 year ago
nice song
qeeys1 1 year ago
kkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
oubah78 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
my leylo my boy frined duale yare
shankaron2 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
shankaron2 1 year ago
Biyo harac laan haraad u dhintee, hadaanan ku helin hog baan kaliyoo, habaaska iyo ciidda la igu habsii
Relax1331 1 year ago
Sidi hogol rob jaceyl i helyo,hurdadu iga jarey haben ma lade.hanan wacano horyalki raggo,nafteyda ka hesho ma ka harayee.Ano hamigeyga hawen ka baxshaa
Relax1331 1 year ago
mansha alaaaaaah waxan aya hees laga dhahaa noolaaaaaaada waligiiiiiiiiiiiiiin
muhaa56 1 year ago
anoo hamigayga haween ka baxshaa markaan ku halacsaday haw laygu yiree
hablihii haboon u egtoo allaa kuu hibeeyay hidaa dhaxashee
biyahoo halac lahaa haraad u dhintee hadaanan ku helin hogbaan geliyoo habaaska iyo ciilka laygu habsii
sidii hooyadii ka tagtoo horaadka lasiininbaa hinqadee
hawaawairay oo huq baa i dishoo ha hadaadan hab isiinin ma hiilbaxayee
biyahoo halac haraad u dhintoo hadaanan ku helin hogbaan geliyoo
habaaska iyo ciilka laygu habsii
qareenka 1 year ago
anoo hamigayga haween ka baxshaa markaan ku halacsaday haw laygu yiree
hablihii haboon u egtoo allaa kuu hibeeyay hidaa dhaxashee
biyahoo halac lahaa haraad u dhintee hadaanan ku helin hogbaan geliyoo habaaska iyo ciilka laygu habsii
qareenka 1 year ago
hhhhhhhhhhhhhh maasha alaah waa hees aad u macaan
qareenka 1 year ago
walaalohi waa hees fanny ^-^
Xidig11yare 1 year ago
biyahoo harac lahaan haraad udhinteee hadana kuhelin ilbaan galiyoo waah waah xusen shire jamac ciyaar jecel and shamso waa hes qali ah
SuperAbuukar 1 year ago
waw masha allah wat lovely song it is, i realy love it mwh mwh mwh
bubaaye 1 year ago
wow masha allah, heesti sanadka weyaan tanii walee, aad iyo aad bay uu mahadsanyihiin hoboladanii,,
anisa2028 1 year ago
bismillaahi habartaana xaa waalay maa iska cibaadeesato waaba waayeele
MrCeelqooxle 1 year ago
I love this lady's voice. She is amazing. I also love how all her songs are traditional.
samana1fromsomalia 1 year ago
cool song
fastgirl21 1 year ago
Caydu ma wanaagsana, heestaan iyo fanaaniintu midna wax ceeb ah ma leh.
Abdul144100 1 year ago
Waa hees si aad ah u wanaagsan, fanaaniintu si aad ah ayay u mahadsanyihiin
Thanks.
Abdul144100 1 year ago
olaxzzz
MsJamaal2010 1 year ago
WOW BEST VIDEO EVER
abdidini 1 year ago
I love this song!!! it about me and my love!! hadanan helin Hogbaan galiyoo. ciidna leygu habsiii!!!
Futuregirl2009 1 year ago
@galbeed10 Maya. aniga 2 diini iskugu kay mid baa tihine lknse inanta haynaga caayin ayan ku iri*!! okey, he iskaba daa, maxayba kaa sidata :D :d kk Thank you
Qanciya1900 1 year ago
@Qanciya1900 ok...waan iska daayay cml majirtoo
galbeed10 1 year ago
@galbeed10 Okey, Thank U :)
Qanciya1900 1 year ago
@Qanciya1900 u welcome
galbeed10 1 year ago
waaaaaaaaaaaaaaaw cadi maha fanada qaranka masha alaah ilaah haku daayo huuno macaanto
MrRashkof 1 year ago
wuuuuuuuuuuuuuuuuuw caadi mahan yaah haraadka lasinin ban hibqadee or hibqee wht ever i never seen like this song Mr:Husein and ms footy waakabaxsateen vivi haraad world somalia studio is the bst song and i likely kkk cadi mahan yaa ii part2 ......eep it up aqyarey....
fWandel 1 year ago
nice acting from the lady.
specially 0:34 and 3:00 to 3:17.
ogadenfighter 1 year ago
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
Arsenal4everize 1 year ago
wwwwwwwwwwww waaaw waakabaxsateen qof dadki horana waa haysa waxan hees ladhaha
Arsenal4everize 1 year ago
I don't normally watch Somali videos but I came across this one and I like it
dollarbill11 1 year ago
WOW shamsa this is best of the best.
jyaab1 1 year ago
waaw masha alaah ilaah ayaa idin dhameyay cod ilaah ha idin daysto shamso iyo xuseen shire afkina caano lagu qabay i like thise song
fmxbar 1 year ago
caadi maha heystan
Wiilwaalyarisow 1 year ago
eesh calaa hees siiba xusida dhaqankeenii quruxda badnaa...
Muxsin2005 1 year ago
Shamso: "SIDII HOGOL ROOB JACEYL I HELYOO HURDADUU IGA JARAY HABEEN MA LADEE HANAAN WACANOOW HORYAALKII RAGGOW NAFTEYDAA KA HESHOO MA KAA HARAYEE BIYAHOO HALACLAAN HARAAD U DHINTEE HADAANAN KU HELIN HOGAAN GALIYOO HABAASKA IYO CIIDA LEYGU HABSII. xuseen: " annoo hamigeyga haween ka baxshaan markaan ku halcsaday
ls827 1 year ago
can someone right down the lyric on this song (=, i love this song
BrownSugGa91 1 year ago
@BrownSugGa91 MARKAAN KU HALACSADY HAW LEYGU YIREE HABLIHII HOREBAAD HABKOOD U EGTOO GABDHIHII HORE BAAD HABKOOD U EGTOO ALAA KUU HIBEEYAY HIDAAD DHAXASHEE BIYAHOO HALACLAAN HARAAD U DHINTEE HADAANAN KU HELIN HOGAAN GALIYOO HABAASKA IYO CIIDA LAYGU HABSI.... saaxiib baydka kale lacag hadaadan ii soo dhigin xawilada la yiraahdo tuuraq heesta ma dhameystirayo maxaa yeelay adiga kaliya kuuma shaqeeyo ee war aan kaa helo in aan heesta kuu wad dhameystiro iyo in kale, anoo dhageysanayaa baan qoraya
ls827 1 year ago
@ls827 dee no dhameeystir..or dont qofkalee ayaa dhameystir doona (=
BrownSugGa91 1 year ago
sheeko laxan la saaray!!!
MrSomalilander1 1 year ago
@MrSomalilander1 sheeko maahee waa hees sharaf leh, fadlan adigu isku day in aad keentid inyar oo dee ku soo dhawaan karta heestaan macaan ee aan iyadoo kale hadda ka hor la sameyn. Waxaan qabaa in heestaan in ka dheehan karto dhaqan san, casriyeeyn fanka Soomaalida, qurux uu Ilaahey ku maneystay labada fanaan, waxey dib u soo celiyeen quruxdii ay lahaan jirtay soomaalidu, balse horaa loo yiri wixii qof la qurxoom mid kaley la fooxun yihiin. Bal dib isugu noqo oo markale heesta dhageyso.nabad
ls827 1 year ago
This has been flagged as spam show
@MrSomalilander1 sheeko maahee waa hees sharaf leh, fadlan adigu isku day in aad keentid inyar oo dee ku soo dhawaan karta heestaan macaan ee aan iyadoo kale hadda ka hor la sameyn. Waxaan qabaa in heestaan in laga dheehan karo dhaqan san, casriyeeyn fanka Soomaalida, qurux uu Ilaahey ku maneystay labada fanaan, waxey dib u soo celiyeen quruxdii ay lahaan jirtay soomaalidu, balse horaa loo yiri wixii qof la qurxoon mid kaley la fooxun yihiin. Bal dib isugu noqo oo markale heesta dhageyso. ok
ls827 1 year ago
Best Somali Video Ever!
intheworldofcars 1 year ago
good job thanx
dalmarqaran 1 year ago
Comment removed
hajiice 1 year ago
biyha halac leh baan haraad u dhintee hadaanan ku helin hogaan geli cadey wow waa hees aad u macaan
QALAJIYE 1 year ago
lol SIDII HOR.......JACEYL I HELYOO HURDADII IGA JARAY HABEEN MA LADEE2X HANAAN WACANOO HORYAALKII RAGOOW NAFTEYDA KA HESHOO MAKA HARAYEEE2X...BIYAHOO HARACLAA HARAAD U DHINTEE HADAAN KU HELIN GODKAAN GALIYOO2X HABAASKA IYO CIIDAA LA IGU HABSII INDHA,,,,,,,
KamaNeeFiSoDaLacDay 1 year ago
caadi maha heestaan hoobalada waberi ee uk shamso keeping well done heesta caadi maha hablihiii horaa habkood u egtahooo biyo halac laan haraad u dhintee hadnan ku helin ..,,,...,,.,...,,,,..
hasanfiqi 1 year ago
hobolada waaberi ee london waayo waayo iyo waqti ayaad in xasuusiseen alaa yacisakum horyaalkii fanka ayaad tihiin halkii marneyd waad buuxuseen horey u socda hal abuurka iyo habka fanimada waa loo dhashaa iska yeelyeelo ma ahan viva ilmo ciyaar jecel.
TheWaiting22 1 year ago
w0w0w0w0 This song is wonderful,I love everything Hussein shire sings.. Shamso IS GREAT IN THIS SONG TOO. Luv it <3
TheCalaseeey 1 year ago
biyoo halac laan haraad u dhintee hadaanan ku helin hogbaan galinoo
hirbaa isatoo waxaan haqadaa marka aad hadasho aan iraahdo
waa heesta 2010 great song halkaas kawada kama daalo dhageysigeeda
dhaadeey1 1 year ago
waxaas ayaa fanaaniin ah music macaan iyo miro xul ah oo uu alifay abwaan weyn aad ayaan ula dhacay heestaan in kasta oo aan aad u jeclahay heesaha labadaan fanaan ee kala ah al fanaan abwaan xuseen shire jaamac ciyaar jacel iyo fanaada weyn shamsa mohamed foot waa laba fanaan oo ah hormuudka fanaaniinta qurbaha kunool horay ayaan uga helay heesi hii aay qoray uqaadeen
sida soo riglee soomaalaay isgaroowso iyo midaan cajiibka ah haraad
barwaaqo kuwaara laba fanaan oo aan kala dhic
dhaadeey1 1 year ago
allaha yaa ciseg waxaan ayaa hees kaa ah afkiina caano lagu qabay
riyaam7 1 year ago
woow
Kamiin77 1 year ago
Comment removed
Kamiin77 1 year ago