Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (100)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • KAMANEFlSO...... he is the owner of the song????? AHMED RASTA WAYE WAJI XUNN

    WAX MARKAHORE HUBSO??????

  • SIISH U R WLC WALAAL

  • WIJIYO XUN UUUUUF WAR DADKA HEESAHOODA U DAA

  • woow this song memory for ever woow walahi codbaada kawadaa taa bro keep it up mansha allah

  • Caaaaaasiiiiiiiiii looool 

  • my love heesta cadi ma ahan nice song

  • this guy can sing ....congrats saaxil...and thanks haldoOor for sharing with us.

  • Jheeeeeeeeeeeeeeezzzz Afku dhuxula dhaayaha idhaha dhalad wanaga wat a song it`s kabax abaah

  • AmazinGGGGGGGGGGGGGGGGGGGG

  • Alfanaan Saaaxil waaad ku badhi kacday heestan waleee!!

  • @HADLIYEH ragga guskooda iyo calooshooda lama daawado, heesta dhegayso

  • @omarN hahhahahhahahahhaha miyey Qiyaasatay ninkaa heesaya bahalkiisa walaahi waan qoslay anyway ha noolaado wiilka heesayaa

  • Saaxiib markey calooshu halkeeda soo dhaafto shaatiga waa la sii daaya ilaa jilbaha ama afar jeeble ayaa la soo xirtaa.

  • waa hees aad u macaan oo aan ka helay waXAN ILA JECLE HEESTA QOFTAYDA

  • my best friend like this song but i don't like

  • kabo weynaa kan

  • nice song i love it ..fanaan wayn ayaa tahay nooloow

  • wager heestan waxaan kuso xasuustey waayo hore

  • ha iska dawakhaan.....cabdiqaadir saaxil. fanaanimo wuu u qalmaa...

  • waa hees aadan ka dhargayn

  • nice

    

  • heestan waxan ku xasuusta everytime horncable muhanad iyo nuur kkkkk

  • my love kula dhigma jira qaadiro bhai wad ka baxsatayna hestan

  • horta bal inteynaan wax ka sheegin waxa ka horeeya NINKAN PASPORTKISA I MEAN QABIILKIISA SHEEGA KA DIB AYAA LAANTA QIIMEYNTU  KA HADLI DOONTA LOOOOLZ

  • @dhuungal qabiilkisa ayan aqaan anigu waa reer qansax...lol

  • @honestdude2 qansaxu muxuu ahaa qansaxdheere miyaa eeelay camal lolz

  • @dhuungal waa umaleena sxb somalida cudur aya ku dhacey layiraahdu qabiil...qof kasto oo ay arkaan yuo yahey waaye,lol

  • @honestdude2 sxb maarkaasi jareeeeeeer maxuu inoo sheegi rabaaa. waligey fanaan eeeleey ah ma maqale

  • Al Fanaan Abdulqadir Saahil ... sxb waan ku haya midaan ..... miro laxan ..music oo lagu laray cod aaan caadi ahayn .... aaan kaa haya sxb .... go on .... oday ....

  • Cajiib waxay ila tahay waa fanaankii qarnigan, hadaan lays xaasidayn, Codka iyo Musigaba I feel I am singing my self to my woman)

    Thanks brother Saahil.

    LibanJaceyl

  • Comment removed

  • inaba cadi mahan one of my best song waaye hestaan wldn sir hestan my bb markay iga xanaqdo an u qadaa walee

  • BTW, what a sweet song

    

  • waaawaaa waxasa heesa ah waa wiil D blok ah

  • waa fanaan asal ah qudhun baa ina bartay beryahane,,, sidaas oo kale ayaa loo heesaa ama dadka lama wareeeriyo.... halkeeda ayuu dhigay ,,,,, la iskama dhigee waa loo dhashaa,,, halkaa kasii wad

  • @dawladahoose barteeda ayuu dhigay been lama sheege.....waa runoo baryahan dambe waxan la garanayn ayaa dadka bartay................,

  • waa fanaan asal ah qudhun baa ina bartay beryahane,,, sidaas oo kale ayaa loo heesaa ama dadka lama wareeeriyo.... halkeeda ayuu dhigay ,,,,,

  • II LOOVEE IT !! the "Film" Nuura :D hahah my Parents are watchin it every night :D!!!

  • afka dhuxula dhayaheyga dhalad wanagaaga dhaldhalta guudkga woow kabax viva dumarka somlia sidaas haloo amaano hadii kale haliska daayo yassssssssssslm ma wax la dhigma all somalia girl afkadaa malab lagu qabay ABduqadir sahal fanan jiro  masha allh

  • Beenti..Weeye..Aar Dumar Sida Looma Amaano..Waay Kugu Dul Soconayaan ..kkkkk...Hoyoyinka ...Sister's ka...Aiight...Lakinse..Xaaska.­.Inaga ilali..kkkkkkkk

    Lolz..

  • why would anyon dislik dis song

  • @layla6150 because its amaazing!! :D

  • @layla6150 coz some people like to dislike due to his clan and that is the way somalis are.

  • Cadi maha:-p. 10 of 10.

  • number 1! I

  • axsan FANAAN.

  • great hees. Cod great

  • yasalaam afkaga cano lagu qabay sax wayo waxlami da majiraan

  • ala yaaaaa cisaaak afkaaaaga caano baraxa lagu qabay huuuuno amaana waay ku idlaatayeeeey inantu olololooo wali hees lamid ah maanan arag malaha waa heestii qarniga mahdi hakaa gaadgo fanakiyow waad ku faro yaraystay heestan innaba caadi mahan ololol

  • woooow wlh caadi maah fanaankaan woo ka baxsaday heestan

  • great song!

  • Babababababa Ka Bax woow waxaasaa hees kaa eh duqa la iskama heeso waa waa wax la is dheer yahay oo Heybad ah kuwoo meeshaan Europe nagu wareeriyeeyn Mix iyo waxaan jirin Abaaba caadi ma tihid AlFanaan Mr Saaxil waad ka baxsatey ka sii wed meesheedi from now u r one of my favour singer good job bro. ma wax kula mid jira my love my xayaati my xabibti woow woow. IsiiiiiiiiiiBa Abaaaaaaaaaaaaaaaaba.

  • Fantastic,,Fantastic MmmmmmmmmmmmmM,,Hees Aad UmacaaN, music, midhaha, iyo fanankuba intuba waa TOP Waxaan ka helay (Halkii aad ku dhalatiyo Cali ciise Lagu xanbaaryeey :-)Halkii aaad ku dhalatiyo Duruqsi lagu xanbaaryeey :-)Ma wax Kula Dhigmaa Jira ALa Yaa CIzak my Love Kuu dhigmaa Jira Waxaasa Fanaana :-)MMMMMMMMMMMMMMMMM

  • mmmmmmmmm love it when he is saying ma wax kula dhigma jira ohhh gr8 voice also keep it up bro, u make me love my somal music. cheers!

  • ala yaa cizak abulqadir saahil al fanan an cadi ahen codkisa waa kutagersanahay sxb canasiirta kopiyeysey hesta hadey san u qaden inay iska dayan baa u fican jabur sxb waa cebesatahay dhageso heestan dhoormar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • aqyarey heestaa dad kle oo sheganaa oo arke yaa is kaleh waa ya beeeeeeeeee

  • wow caadi maahan kuusowgaan lolz yaa salaam amazing ka cabso ixiii

  • waaw waaah fanaan wakanaaa cod macaan iyo hees dabacsan well done bro.

  • yasalaaaaaam hees macaaaaaaaan

  • woooooooooow waxaan ayaa cood kaa ah mohamed jacbur heesta waa kufsaday lakin abduqadir sahal ayaa ka tumay saan ayaa loo qada ama waa la iska dhafaa mohamed jacbuur sidaan u qaad amaa iska seexo saxb abulqadir adigaa kuleh cood iyo action ba

  • heesta caadı maha

  • Ayaantaan wax hees macaan qaada waa la waayay laakiin ninkaan caadi maahan runtii. Woow hees miro macaan iyo waliba cod macaan.

  • wooowwww

  • calleeek inaba caadi maha heestani iyo codkiisuba top

  • dheymaaney dhuul roob helay dhibicduuna ku weyntahay afkaada caano geela lagu sii

  • Comment removed

  • Thanks for the sharing man dis awasome song an singer woow Ma wax kula dhigmaa :)

  • nice songg!!! @-)--- 

  • WOW THAT'S THE PRETTY SONG AFKU DHUXULA DHAYAHA INDHAHAGA DHALAD WANAGAGA DHALDHALALKA GUUDKAGA WOW I CAN'T DO IT IF I TRY IT

  • I have a questions? what `s the meaning of life

  • @am9223377 life means moving,breathing,eating,fuckin­g,producing baby,feeling,thinking,talking and many more is the meaning of life and death means lack of all these why dont learn biology at school.bio=study logy=living things

  • waaaaaaaaaaaaaw  my love

  • wooow waxba ka dahcay ninkan heestan wa ka baxsaday aad bay u shidan tahay dhankasta cod ciyar iyo maca isku duba rid aad ban ugu haysta lol

  • wax ila dhigma majiro llz kkkk ilove heestan

  • ilove this song caadi maahan wooow

  • sulaqa walal heesta waxaa iskaleh fanaankan hada qadaya jacbur iyo muno waaka ka biyeen waxaa kuu cadayn karaa laxanka heesta

  • qaadiro heestan waa ta aan heeshagaaga uugu jecelahay waaaaaw viva new hargeiesa

  • @hargeisawi viva new hargaisa my birth palce lol

  • ala heestan macanaa meqo mar ban dhageysta malinti cadi mahan ala dhalad wanageeyka lol hmmmmmmmmmm

  • Heestan waxaa iska leh Maxamed Jacbur iyo Muna Heego

  • Comment removed

  • heestan copy waaye waan ka xumahay

  • Man this awesome song and voice kp it up sxb runtii wad shidan tahay...)

  • This guy is heer-sare man. yeah the music is amazing aswell.

  • good tone I love it excellent 5/5

  • loviiin dis tunee

  • Great song and great voice

  • waw wa hes macan good song

  • Waaaaaaah waah  nice song ma qof kula dhigmaa jira ma love kula dhigama jira waan ka helay hestan nowalow fanana

  • ma lovve kula dhigmaa jira

  • Nice One ..... My love kula dhigma jira...caadi mahan runtii

  • nice

  • cumaraanih war maxaad tidhi waba fanan ninkuyee kkkkkkkkkkkkkkkkkk caleyk

  • cabdulqadir allahay cisek huuno mansha allah ayaad tahay illahay ha ku daayo waxaan filayaa inad carabaha ku noshahay waayo fananta waad ka sareysaa waali ma arag fanan sidada guri quruxobadan ku heesayaa mansha allah cabdulqadir

  • waa fanaan run tii

  • cod xumaaa

  • @cumaraanih kolay adi kaa cod wanaagsan.

  • waaaaaaw hees wacan weeye waan ka helay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more