Added: 2 years ago
From: inabacaadimaha
Views: 244,884
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (45)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ama hooyo wiilgeed inteey kala hayaameen iftankiyo xanuunkii hurdo seexa gara heeyn waa erayo xasuus iku leh amaba xanuun badan wan ka helaa gabadhaan

  • waaaaaaaaw waa hees macaan aad ayaan uga helahaaaaa

  • perfect song

  • HEESO CUSUB UU SOO SAARAY AJ TAABO inabacaadimaha

  • wah wah hal waxaa ka dhacay masha allah caadi maaha

  • ewwwww that guy has bigga futo than my eedo

  • wondeful song. i cant stopp listening the song, probably i am in love.....

  • This so song is so wonderful.!

  • I absolutely love this song Mansha'Allah!!

  • wooow fanaaniinta waan salaaman tihiin bacado heestu caadi maaha

  • waaaw love this song!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • i like the meaning of the Somali words in this new Somali pop modernised song..

    Peace/Nabad Galyyoo

  • I LOVE YOU KALTUUN BACADO SO MUCH

  • bacadooooooooo nolowwwwwwwwww

  • masha allah fanaaniinta codadka macaan

  • xaqqiqadu waxey tahay weli ma arag Hees sidan ii cajab gelisa, waa dhameys, wain ka waayey dhaliil, waa laysku dheeli tirey, waad muteysateen magaciin ha jiro.

  • waaa hees cajiib ah laxan, midho iyo codba isku dheeli tiran,, lakiin saxibayaal igu caawiya abwaanka sameeyey heestan waa kuma plz? waxaan filayaa waa Dhaglas ama ILkajir mid uun waayo afsomalia qurux badan oo hodan ah baa ku jira heesta....

  • @Libaan99 ...Siciid Sh Abubakar IlkaJiir Weeye Sxp....Abwaanka Bulshada Udhaqdhaqaaqa Hada Weeye :)

  • ala fanaanku waa khatar action kiisu, bacaado boqorada codka sanadka quruxley

  • caleek waxaasaa fanan culusah waqtiganba lama arag noocan good songs bro

  • waa heese macaan yaa salaaam

  • waa heese macaan

  • saamayn waynaaa waaaaw ala yaa cisag labada fanaanba

  • i love both singers. bacado is such a wonderful person soooo down to earth. u wouldn't think she s this great artist, singing for over 20 years and AJ is so creative, an amaizing talented young man. well done guys.

  • woooooooooooow maan shaah alah caadi maaha kaltuun bacaado

  • wooooooooooooow maanshaah alah fanaanadayada reer jabuuti caadi maaha horaa loo yidhi haybad ilaahay ku siiyay habeen lagaama qaabo waa fananad buuxda maanshaah alah mar labaad

  • Midha- ha Codka iyo musigaa i dilay.

  • waaaaaaaaaaaaw waxanaa hees iyo badha labadan fanaana cododkoodu maba kala dhaco,waxaaba ka siidaran Abwaankan da-da yar ee marqudhuun isu badalay Warshadii soosaarida Heesaha iyo Gabayada Ilaahaw mudo noo daa,Viva ABWAAN SICIID -ilkojiir-

  • caleeeeeeek walee waa hees iyo badh caadi maha heeskan

    Hanbalyo abwaan ilka jiir..walee anuu waxan ku tilmami la abwaan ka sanad ka nolow siciid waxad samaysay heeso dad ko dhan ka helene

  • yasalaaaaam waxaasa hees kaa ah ha inuu hagaato ha hur galo jaceylkuye

  • Miyaan hibashadaydaay

    Hablaha taan ka doortaay

    Haldhaa qurux ka hodaneey

    Haybintaada owgeed

    Maxaan Howl kasoo maray

    Aan horumar gaarnoo

    Hoy wada yagleelnoo

    Hareertaada ila qabo

  • Kaltuun Bacado..Ha inoo hagaagtoo,ha hirgalo jacaylkuye, xijiyo ha sii dayn--

    Abdulqadir Dj...aan horumar gaarnoo hoy wada yagleelnoo hareertaada ila qabo

  • u love kaltun bacado waxay ka mid tahay fanaaniinta aad aadka uga danbeeyo noolow qalbiyeey cod macaan ayaa ilahay ku siiyey

  • yarkaan waa cod degan yahay,kollay xasan aadan waa ka cod fiican yahay,teeda kale wuxuu ku adag yahay waxa uu rabo oo ah fanka,taasna waa mid uu ku amaananyahay,fanka waa sidii nooca orodka loo yaqaan HURDLE markaad ka boodo mid waxaa ku sugaya dhawr kale,qaar lugtaada ku dhufaneysaa,qaar waad ku kufeysaa,qofna waxaa dhacda inuu ka wada boodo isagoo ordaya,AJ waad kawada booday wixii hurdle ahaa ee gadaashaada ha fiirinin hortaada u soco.SUCCESS.

  • haybintada awged maxan halaq ku jogsaday...

    Well Mr AJ went from Wac wac to real some artist, well done AJ! you never give up I like you, your true fighter

  • maxaan hawl ka soo marayyy...........

  • Inabacaadimaha heysta logu magac daray heybintaada  awged balse mesha abwan ayaa ku dakan abwan sciid shiq abubakar ilka jiir yaah duqa hakuu macanato hee ?

  • woo very nice man love it

  • waaaaaaaaaaaw masha allah qatar iga dheh

  • Nice song.

    Waan ka helay ba.

  • All these are new to me esp the song!!!

    The quality is very good & nice camera works!!

    Thanks inabacaadimaha.

  • warrrrrrrrrrrac, inaba caadi ma aha bro,

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more