Added: 1 year ago
From: RadioWiilwaal
Views: 98,688
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (70)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dukaanka maba la imanoyo iska xir 

  • Nearly pissed my self... Libaax calaanka qosalka ee youtube waa kuu saran

    yahay

  • Funniest Somali on YT

  • eheheheh funny walhi

  • 9:31  funny

  • yarkaan wuxuu,u,ilbahay sixun waxaana haysa magaalojoog xumo,oo wuxuu maqlay murti baala.aburaah,kk,pro,iskanaso yaadhaha

  • runtiiiiii dis guy is de best waaye <3

  • hhhh war libaax mida cad soo tuur aan dafee ------war libaax caadi matihid

    daangiyuuda ku dadaala soomaliyeey

  • waxaan ku waydiiday wiilwaal imisa jir ayeey kugu gashay bidaartu mise waad kudhalatay kolba waxaad kamuujiday cabasho badan

  • I like it Libaax, Anaaba Og in dameeruhuna ku dhagaysanayaan ooy qoslayaan..Noogu soo celi sheekadii nagta aad Africa Ka keenaysay..lol

  • let me talk 2the manager....WAR NIMANYAHOW INAA WAXA HAAYAR GAREYNEYSIN BAAN MAQLEYE..loooooooooooooooooool caadi ma'ahan!

  • wil waal when is your next video bro mise waad somantahay

  • War libaax hahahahahahahahahahaha anaaba og inleyskaga daba imaane kkkkkkkkkkkkkkk viva wiilwaal !!! .

  • Good advises walaal, Mahadsanid.

    You are cool.

  • KKKKKK ANAABA OG IN AAD HADAL DHAMAYSAY E WAAN KUSALAAMAY UGAAS

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkk dangi yuu

  • LIBAAX RAGII UGU YEEDHAYE DUMARKA KU DAAWANAYA IYAGANA MAGAC U SAMEE.... WARYAA LIBAAX= RAGII DUMARKANA= GOOLEEY DHE DEE IYADNA AMA QALANJOOY AMA MAGAC U SAMEE WIIL WAAL

  • marada labada dacal intaad soo qabato sharafi dhimatay maa dhahday ............. i quit iyo waxaas yaan lagaa maqal, be cool brother ............. am a big fan of the howl aa heysid inan subscribe gareeyana igusoo habaar

  • Ilaahay amarkii, anagaa wax aragnay. My best line

  • Lol

    

  • Lol sacadda derbiga kuu saaran madaxaaga u ekaa oo socod gaabanaa

  • Oh my God... Libax lol... Long live wilwaal.. I am dying

  • this is so funny

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • two things:1. always speak somali esp when the gaal cadaan uu kula joogo.2. Violencega ad dadka kawanineysay ayadba sameyneysaa adiga ee see camal

  • hahahah Walle  waa cajiib ninka Shacirayna Qofta dumarka ah iyadana sunuuda Sida ay u tirinayso baa yaab leh

  • i like it walaahi caadi ma tihid sxb keep it up

  • war libaax tan cad intee kakeentay? lol

  • Hahaha!! Absolutely hilarious war libaax. Anatural talent, who doesn't resort to garbage and obscene language to create some moments for his brothers and sisters! War libaax, anaaba og inaad qatar tahaye, bal wad sheekada!

  • @keyse091 Libaax right there with thes little note i see my ideal reader. Libaax the best way to show your appreciation to my work is the to SUBSCRIBE to my youtube channel...dagaal waxaan ku jraa cidiyaya lagu dirirayaa waxaana rabaa inuu kaygu noqoda #1somali youtube .channel. Ilaahay amakrii

  • War libaax rojobeetada markaad kor u qaadeysay maxaad u yara xishoota? Markii danbana waxaad iska dhigtay sidii nin (player) ah waad fahmaysaa waxaan kawado.

    Ilaahey amarkiis ciijintana daa, kkkkkkkkkkkkkkkkkk shactiroole.

  • ILAHAY AMARKII

  • "Let me talk manager"

  • libaax basadaada waa qatar

  • Wiilwaal saxib waxaad tahay qosliyaagii uugu horeeyay oo Soomaali ah oo iga qosliya tan iyo Xiireey Xuuriye Dhuxul iyo Dhoobloow Xirsi taraarax 1994. Saxib facebook-gaagana waan waayay si kastaba yeelaye, Illaahay amarkiis, anagaa balaaya aragnay, war illeen tanoo kale!

  • @maahadyare libaax fariintaadu wayna iga farxisay wayna iga qoslisay markaan akhriyay raggaa magacayga qatarta ah ee aad ugu soo qabatay. Ilaahay amarkii. Guul bayna ii tahay nin karaamadaada oo kale leh inaan kalsoonidiisa hantay. Waadna ku mahadsantahay inaad dalbatay ama SU8SCRIBE-garaysay qolkayga youtube-ka.

  • kkkkkkkkkk saa u ceejisay aa ka baqay inaa dadka dhan u ceejiso libaax kkkkkkkkkkkkkkkk ilaahay amarkisa

  • WAAN KUSALAAMAY LIBAAX

  • war ninkaan hadalkiisa waa hadal waa waa wayn aniga ma fahmin macnaha aniga reer mudug ma ihi lkn waxaa ii cuntami weeysay WAA LEEYS KAGA DABA IMAAN sheekadaas ha la ii jilciyo libaax kkkkkkkkkkkkkkkk reer mudug waa laga qeeyliyay libaax waraabe ku cun xataa burcad badeed waa ku sheegyay reerka kkkkkkkkkkkkk

  • My girl diraacdii la soo dhaafay baan u gadoo weli way sidataa

  • @dhakalaf waar libaax haa ku dheh my girlfriend baan diraacdii dhowayd u gaday oo ilaa iya waxay xidhan. This is probably my best line. Please SUBSCRIBE qolkayga youtube-ka opinion-kana la iskuma naco. Ilaahay amarkii.

  • sxb waxaa  tahay +++

  • Ninkaan wuu xanuunsan yahay ama waxbuu cabsan yahay.

  • war libaax maxaa example ugu soo qaadanee Reer Mudug-ga ? "aanaba ogee markii inter fiyuuga laguugu yeero waxaa lagaa rabaa sidii reer mudug-ga inaa tiraahdo wax walba waan daadiyay oo waan calaliyay anaaba og in laysaga daba imaandoonee adiga marka hore waxaa tiraahda wax walba waan qaanaa oo waan daadiyay " ilaa amarkii maxay kaa qabaan Reer Mudug-ga ?

  • @yaaska30 Owoowe anaaba ree mudug ahe yaad ergo u tahay? Ilaahay amarkii! Wax fudud oo aan fardo ahayn baan nacay buu yidhi odoygii adeerkay ahaa.

  • @RadioWiilwaal kkkk wiilwaal adiga iyo fudeed waa is deesen saa meel ayad uweyntahey lol waa cuslatey aan kawada,,,,,

  • @yaaska30 kkkkkkkkkkkkkk

  • "sharafi dhimatee, sheekhow malarabo inaad cararto, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkk i cnt stop laughing meshaas walahi sxboow you are the best masha allah libaax keep it up

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxboow thnks soo much walahi you are the best somali commedian runtana waad kahadashay more videos plz

  • @zaki99ful The best buu yidhi. Ilaahay amarkii. Waa halkii Maki Xaaji Banaadire: warkaasaan u boggaa aniga. Mahadsanid libaax anaaba og kuwayga kale markaad daawato wax kaa caraysiiye ma ma waynayside. Please subscribe.

    g h wiilwaal

  • This guy has illness called Autism, becuase he can't concentrate one topic; hes jumping from one topic for another. please see the doctor for an appointment..

  • "sharafi dhimatee, sheekow malarabo inaad cararto" ..... beee coool brother

    keep it up saxib caadi matihid

  • @theYasir08 Haa. Libaax be cool dheh brother.. Ilaahay amarkii! Thanks for subscribing to my youtube channel.

  • kkkkkkkkkk caadi maha sheekadaas ma canada laga yaqanaa huuno lol

  • libaaaax waxaan u baahan nahay bahal comedy , hadana run ah, oo ku saabsan, sida lais kaga dhigo nin waligiiis qurba joog ahaa, ama meel uusan joogi jirin iskaga dhiga dadka nin waligiis joogi jiray.........................­...hadaba waa ku kaas, hadii aad tahay comedian modern ah , bal kasoo bax codsigaas

    Good luck libaaaaaaaaaaaaaax!!

  • libaaaax waxaan u baahan nahay bahal comedy , hadana run ah, oo ku saabsan, sida lais kaga dhigo nin waligiiis qurba joog ahaa, ama meel uusan joogi jirin iskaga dhiga dadka nin waligiis joogi jiray.........................­...hadaba waa ku kaas, hadii aad tahay comedian modern ah , bal kasoo bax codsigaas

    Good luck libaaaaaaaaaaaaaax!!

  • kkkkkkkkkkkkk wiilwaaal walahi rageedi waar ninkaan somalida wa ka horeeya walahi abti sii wad daalka,hana is ceejin wan ku jeeda inad i jesidaad rabtaaye lol

  • kkkkk rageedi dis shit is brilliant

  • @xasus you da man! And thanks for subscribing to my youtube channel.

  • kkkkkkkkkkkk...............sma­rt guy, he seems to hav problem with memory tho!

  • Sick!! kkkkkkkkkkkkkkk Caadi Maha.

  • Bro gacan aa ku tagay cml barnamijyadaada aan ka qeyliyay wlh ! loolz hormar wacan bro kuwo kale oo ka xiso badana wan ka sugeyna bro oo ka qaraxo bada xitaa

  • kkkkkkk Sharaftii dhimatee aba xasilko 2 dhinac qabo oo iska dhig nin dharka dumarka waligis ku dhex jiray kkkkkkkkkk loolz cadi mahan

  • @abdikariin2010 Haa. Be cool brother dheh.

  • anaba og markaan boss kega ku dhaho, nin walalkey ah oo bah kale ah baa yixaas cunay inuu 2 bil fasax ah isiinayo.

  • @farxaaan Haa. Anaaba og inuu bil iyo badh ku fasaxi--raggeedii.

  • Illah amarkii, libax inaba caadi ma aha episode kan.

  • @kilooska Mahadsanid libaax. Please subscribe ama dalba youtube channelkayga. Ilaahay amarkii.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more