Added: 2 years ago
From: bartamaha
Views: 61,564
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (43)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • caadi mahan ilmaha yar yar... cayaartooda waanba ka bogan la'ahay..runtii..

  • the dance the lil kids doing is now called JERKING in America and western countries and its a new dance and moves for that the teenagers like to do but look at this video it was 1980s and those lil somali kids knew back then!! so whos the THIRD WORLD now?

  • DAMN LOOK AT DEM BOYS GO!!!

  • Comment removed

  • wooooooooooooow Bal firi sidaan u ciyaari jirnay wageenii hore! maxaan ka tugeynaa dadka hada hor maray waa maya really waan ku faraxsanahay inaaan somaali ka dhashay alxm

  • Heesta Hore ee Badda Guuxda een Gurin, Waa erayadii abwaanka Xasan Ganeey, Naaxiyadii iyo Miyuusigii Al-Mulaxan saciid maxamed Xarawo, heesta xigtan Owrkii cirkaan - Erayadii Abwaan Maxamed Cumar Huryo Allaha u naxariistii Laxanka iyo Miyuusiganna Abwaan Al Mulaxan Saciid Maxamed Xarawo, The First official Somali Lead Guitarist Allaha ku nabad yeelo Muqdisho ayuu ku nool yahay.

  • woooooooow, no dislikes, so far so good.!!!!! very cool vid. that was the happy somalia before the  damn war started.

  • @xxCleoPatra69xx This was 1988 when all shit was out of control..... It was the end game..Crazy kids who watch too much TV though. funny...

  • canugaas yar maanta 40sano oo ku dhow yahay

  • heestii & erayadii abwaan cabdi cali weyd

  • waa tunteen 

  • wow somaliya ha noolatoooooooooo

  • cunugaan waxaa la dhahaa axmed cumar dhuule waxey daganayeen xafadii carwada oo ey daganayeen faniinta h wabari wali reer cumar dhuule iyo waxaa isku dhagnaa caasho cabdoow reer cumar dhuule waxey ahayeen leyla hada wey dhimatay kaltuun qadra amran hodon axmed qaalid iyo sanuuba oo ugu yareed bahda mama xaawo iyo mahamed cumar dhuule waxaan aheeyn dad daris ah oo hadase waa kala dhunay waana salamayaa sida ey u dhan yahiin

  • i like the dance moves so i made a remix check it :)

  • waaw

  • woooow caadi maaha ,,,walee waa dad isku kalsoon oo si fiican u baashalay ,,,,baashaal time iga dheh

  • lol ARI WUUUUUUUUUUW YAAAAAAAAAAAAA YAAAAAAAAAA WALAAHI WAA IMTIXAAN KAN YARI

  • aar canuga yar waa balaaye hada ma fanaan baa?

  • omg somali ppl doing break dance in 1988?!!!!!!! that's just bizarre loooooooooooooool the kid is good ....

  • "Markuu seexday aadmigu/iyadoon ilays jirin

    Arliguna madow yahay/Arraweelo ii timid

    Soco eeg/sow imay oran/ubaxaan dugsiga dhigay

    Niyadaan ka oofsaday markaan furay Albaabkii/arwkii cirkaan xalay arkay/oo ku Muuday/ma illaawi..

    Ugubnimo xishood leh indhuhu wey la Waabteen..

    Caashaqu ogaysiis ma leeyahay

    Caashaqu ogaysiis ma leeyahay.."

    Very nice song.

  • Dhanqan biis weeye bilaa nuur ah

    waxa weeye in ay heesaan laakiin aan dadka stage ka loo ogolaan.

  • those kids are amazing walahay fadlan qofkii garanaayah iga gaarsiiya slaan qiimo badan waxaan rajeenayaah in ay aduunyada ku raaxeeysanayaah caadi maahan those kids ciyaar tooda noolaada

  • saado cali warsame the somali artists love her to much

  • Off the chain....those kids are amazing man!

  • saado cali,and khadra dair ar the best of waaberi..

  • haha, omg nice. long live SOMALIAAAA!!!

  • I cant believe I could dance like that. Check me out on from 2.08!

  • Afxakame, there are to young boys who dance their so which one you are. mise qarax aanad lahayn baad sheeganaysaa..

  • SOmali Break Dance with Qadar Dahir I Love it,

    God bless Somalidda

  • The boy with the light blue with the falcon at the back is moi! The boy has grown up to be someone far from being a break dancer nevertheles a great video! May Allah forgive me now.

    S.

  • you are the guy in the blue?

  • Yes. Why do you recognise me?

  • No I don't but you said that was you, so its pretty cool that you found yourself on youtube. I didn't know somalis could dance like that in the 80's. You were as good as most dancers want to be today. haha ok bro, take it easy. salam alikum

  • Waw, bro thats cool. u said u're far from being a break dancer, what u do now. its fascinating.

  • loooooooool!! somali walahi r funyy dey knoe how 2 dance wow.......1988 waaka wadaney aduunka

  • ooooooh shiiit frm 2:11 they can dance.....

  • somali waa ajib.

  • 2:11 that kid is a must see... he pullin' off moves i would be doin' now(2009).... lol... Much appreciated...

  • Check 2:11 (NIIIICEEEE)

  • @bartamaha yeh mayn thats the best part ....loved it thx for posting it

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more