Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkkkkkkk oday iyo islaan ordaaya yaahuu waxkaste walle waa la arki!

  • heesta caadi maha lakin surwel waa ka soo horjeeda cod waa dhamde

  • Wariyahaani waa nin istaahila titleka wariyenimo, Dadka maalmaha. Wariyeyaasha sheegta ama meheradaan kusoo biirey waa ninka kaliya ee kaalintaas buuxin kara waxa uu raacey cawke.

  • Hees ahaan midhaha waa ok laakiin qaabka ay u qaadayaan heesta iyo labiska waa bilaa dhaqan bilaa diin waxay ka soo koobi gareeyeen dhaqamo shisheeye wax kasta waxay ku qurux badan yihiin in la waafajiyo dhaqanka dadka hadii kale xiiso ma leh

  • nin kale maan dhugan caadi maaha dhugan waa lahjadii reer puntland laki sidaad u jileysaan adiga iyo cabdi baadil caadi maaha

  • Nice hees, Kaalay, kaalay , schatje kaalay

  • war ilen bello 

  • waaaaaw masha laaaaah walee heeskan waan ka elay iyo wareysga sxb garyare inantu waxey aheyd in aad gudonsiiso biladahab ah maxaa yeelay tv international waa fanaanada kaliya ka tiri odygeyga aanjeclahay baansalaamayaa walee waan u bogay inanatu viva laki

  • welldone guyzzzzzzzz nyce action laki she said my my husband woooooooooooooooooooooooow alaa yaa casik sst

  • Manshaa alaah Laki Xaaji Wacays iyo Cabdi Baadil waleeee makala dhacaan Mansha alaah

    Heees iyo action mansha alaah Laki iyo cabdi well Done waa walaashiin idin jecel labadiiinuba ilahey ha idin xafido amiin

  • oo kaaley jalatada dhulka ku dhacdey miyey rabtey inay cunto--- hees fiican weyan

  • CABDI BAADDIL CODKIISU CAADI MA AHAN WOOOOOWWW LAXANKA HEESTANA CAADI MA AHAN, WAXAAN RAJEEYNAYAA IYADOO KABAN AH IN AAD NOOSOO QAADI DOONTO, WAXAAN XUSIISTAA ADOO SAADO CALI U GARAACAYA KABAN, OO AAY LEEDAHAY HAYEH CABDI BAADIL KKKKKKKKKKKKK

  • mnshalh... waa gabadhii igu horaysay oo fanaanad aha ama somali ah oo dhahayso "waxan salamayaa ninkayga/ odhaygayga oo aan aad u jeclahay..." welldone laki haji...let be a role model to all of u somali girls lol

  • waa hees macaan. Laki Haji nice acting!

  • masha,alaah waaye heestaan caadi ma ahow

  • Cabdi Badil Big Fanan Wye Waa Kacsanayahay.. Thnks 4 sharing..

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more