Added: 4 years ago
From: Maakhiri
Views: 39,924
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (32)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • fool xuma odaygan ma bantuuba

  • Dadka qabiilka kadambeeyaahi waabalaayo ama jirio nakujirto

  • maxay soomaaliyi isu timaadaa, qof walba iyada oo aan lakala reebin soomaalli oo idil waxa lagu ibtileeyay qabyaalad, bal ninkaa suuganyahanka ah oo soomaali oo dhan ka dhexeeya ayay qaar calooshu buktaa odhanayaan waa qoloma, markay qoladiisa gartaan, ayay wixii shaydaan baray daldalayaan, Ilaahay hidaayo waydiista, yaan la idin doorininee

  • Dunidu waxay af-soomaaliga u taqaanaa

    luugad aan la soo koobi karin oo gabayo badan

    Somali> the language of mobility and poems

  • Soomali laaney aan gorgortano

    Ee hadaad Gaariye nasiisaan gobanimo qaata.

    Sidaas ma ku qabtaan?

    Arintaa ergo u saara oo odaga nagu soo wareeja

    Ileen waa raasamaal inaka dhaxeeya. wadajirkuu jecelyaha waanad diideen. Ileen waxmagarataa idin daadihin isna dooni maayee. Bal ninkaa eega ma kaasaan ka maaranaa

    Wagarey Wagar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @saxweeyaan

    Sxb salaan sare horta.

    Laakin aan runta kuu sheego waad riyoonaysaa waayo Gobanimo waxaan helay 1191.

    waa Maalintii Somaliland lagu dhawaaqay. lasoco.

  • ninkani ciduu rabo ha ahaadee waa

    AF MIISHAAN WAAAW.

  • Gaariye waa fiicnaan jiray berigii hore intuusan qabyaaladda baran, waa oday miskiin ah xitaa si uu wax ugga hello inna riyaale gabadh gudubiirsay ah ayuu guursaday oo welliba madaxtooyadda ku aroostay, hadraawinna markii uu burco ku guuursaday $10000 oo inna cigaal u diray Charity buu siiyay

  • odaygan Gaanbiyaan ayaan u haystay ma isaaq ba ooh my god barasho cusub hadda weligay ma maqlin magaciisa xita waxaan maqlay suldaan timo case

  • @bogaad, bak maxaad ka dooni qaabiilkiisa dhegayso murtida uu akhriyayo oo ka faa'idayso fadlan caydana jooji fadlan. mida labaad Suldaan tima cade ayuu aha ee mu ahayn timaa case tariikhda kugu yare.

  • afka soomaaliga waa af aan hadal lagu soo koobi karin ee afkiina soomaaliyeed si fiican u barta, iskana dhaafa khaladka aad ka fahamteen shisheeyaha

  • i want to be his student ... i wish he can teach us at LONDON ... he told me that i have to come to Narway ......... that is far :(

    .

  • @ukoffline YES he can teach you . go to hargeisa university GAARIYE HAS LEFT CAMBRIDGE UNIVERSITY INLONDON 1971

  • yasalaaaaaam af somalie ban aqaan dhanbe hadi la iga maqlo maakhiri congradulation this the best of the best!!!!

  • GAARIYE... AABAHA AFKA SOMALIYEED. wuxuuna dajiyey oo uu alifay MIISAANKA SUUGAANTA SOMALIYEED.

    GAARIYE.....A LEGEND.

  • Abwaan Gaariye waa Soomaali dhab ah, dhaxal-gal ah. Wuxuu doorbidday in uu afka hooyo nooga faa'iideeyo inteena bannaanka ku koray ee xiisaaya af Soomaaliga. Waxaa la oran karaa, haddii ad af Soomaali baranaysid, waa in ad ka bilowdo "tix iyo tiraab" oo ad ka tusaale qaadataa. Dabcan, markaad baratid, waxay kuu qaaxaysaa oo tusaale guud kaa siinaysaa waxa uu af Soomaali yahay. Af Soomaali waa hadal iyo hawraar. Waa luuqqad an barashadeeda aad uga helo, waa af gabbow ah. It's fun! :-)

  • Gaariye dhaxal uga tag dhallaankeena oo ku dadaal inaad qorto wixii ilaahay ku baray, maanta afkeenii wuu dhimayaa oo waad aragtaaye.

  • kkkkkkkkkk

  • wa cajaa'ib alow halku daganyahay odaygani! congratulations!!!!

  • abwaan gariye waa abwaan somaliyeed oo dhab ah waa abwaan ka kali ah ee hada ku taxalujisan hor u marinta afkena hoyo kas oo dhalinyaradu ka tahay eber siba kuwa qurbaha adya wayo waxabad aragtaa dad kan hada you tube ku qoraya afenglish sidii yoo ay leeyihin waa nasiibd aro haysata afkeena ee dhalineey gariye inama wadayee see wax oga dhaxalnaa oo afkeena u adkaynaa

    waa suaal aan leyahay wax bay ku tari kartaa asxabtan qabil ka doodka ah

  • abwaan gariye waa abwaan somaliyeed oo dhab ah waa abwaan ka kali ah ee hada ku taxalujisan hor u marinta afkena hoyo kas oo dhalinyaradu ka tahay eber siba kuwa qurbaha adya wayo waxabad aragtaa dad kan hada you tube ku qoraya afenglish sidii yoo ay leeyihin waa nasiibd aro haysata afkeena ee dhalineey gariye inama wadayee see wax oga dhaxalnaa oo afkeena u adkaynaa

    waa suaal aan leyahay wax bay ku tari kartaa asxabtan qabil ka doodka ah

  • Exactly what he taught us at the university.

    Bravo Gaariye

  • yaa salaam waxaan jeclaan lahaa in gaariye uu ku dadaalo in uu qoro cilmigan uu ilaahay ku manaystay si dhaxal uu uga tago dhalaanka cusub

  • aabihii afka soomaaliga ayad dhagaysanaysaan markaasaad english qoraysaan,

    ala maxa qurabaha lagu illaaway afkii hooyo.

  • Maxamed Xaashi Dhamac(GAARIYE)

    he was watching me wen i was playing (koobkii Gobolada) in Hargeisa that was 2004 I was playing 4 Hrageisa Basketball and we won  Hargeisa 72 VS Boorama 69

  • wow!!!

    what a legend. i love the fathers of the written somali language.

    wallahi! this lecture kicks ass!!!

    i love it.

  • waxa la yidha maxamed xaashi dhamac ..not maxamed cali

  • maxamed cali gaariye, waa soomaali dhab ah, sugaanta waa wadada kali ah ee aad ku baran karto afkaaga hooyo, walaalaha soomaaliyeedow ku dadaala sidaad afkiina uga dhigi laheydeen, luqadda kooweed ee geeska africa,

  • Waxaan u haystay inaan Afsoomaali Aqaan!

  • Walaahi aniguba sidoo kale sxb laakiin ZEROO baan ka nahay afkeenii hooyo

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more