Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (24)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • allaha u naxariisto amiin,fanaankan heesihiisa waxaa ugu caansan INDHADEERALEY heesta la yiraahdo

  • love dis song

    

  • allaha u naxariisto , waa hees cajiib ah

  • ilaahay hakuu naxariisto aamiin

  • ilahay naxariistee jano ha ka waraabiyo xuseen yousuf trabi wuxuu ahaa fanaanitt

    hore wuuna iskaga tagey ee mar dambe uu jabouti joogey markii ay somalia burburtay ayuu ku duubay magaalada jabouti runtii waa cod dabiici , ( nice song)

  • wwwwwwwwwwwwwwwwwwwww nice song ninkii garanayo baa garanayo doqone looma shego kkk

  • waa hees qiimo iyo qaayo leh ninkii garanaya uun baa garanaya

  • niiko macaan

  • muhindis doofaar indha xun hooyadaa ugee birta xun kkkkkkkkkkkkk

  • @MrNajiibyare Hoyadaa siilkedan sidaan uu egaye indhuuhuu ii canuuneen......beer bila dambee loo dhibaa unn....wa waxay kugu dhashay..............kkkkkkkkk­kkkkkk

  • ALLAH HA KUU NAXARIISTO

  • my friend say kuun (1000) ETH BIIR (RIYAAL) AYA kaga baxay heestaan. KKK

    he says " a whole week he entertain his girl friend, she like the song so much that he spend 1000 riyaal on band to entertain them"

  • @muhindis1 what is your point?

  • @farsameeye my point is thats how i come to know this song......ma grty.?

  • Gabadha Heesta qaadaysaa waa CAASHA BISLE

  • walaal gabadha musiga tumaysaa maha muslimo qaasim ee waa gabadh reer djibouti ah oo la yidhaahdo geelo boqoreh aniga ayaa idiinhuba sxb yaal waxayna katirsantahay kooxada (4mars)

  • hestaan maha sonayaal becidleey magaca kaa qaldan

  • Heesta iyo muusigadu ma wada socdaan, heestani waa hees aan jeclaaa lakin qoladana reer Jibouti ma ayna keenin musiga, waa is dhexyaac, reer jabouti waxay caan ku hayaan musigadda lakin kooxdani waxay u bahayn tahay tababar.

  • dalmar46 sxb maxaa ku helay ninka fanka si fiican u yaqaanna waad ahayd ,dadka muusikada tumaya waa dadkii muusikada weligood tumi jiray heesaha ugu badan oo la dhageysto gabadhii tuntay baa organ ama biana tumeysaa MUSLIMO QAASIM HILOWLE ;OO iyo qaar kale oo muusikiistayaashii waaberi ahaaa ,laakin qaar jabuutiyaanna waa ku jiraan

  • Waa runtaa Muslim Qaasin Hilowle waa fanaanad hore, waxaan xasuusta 1979 Theater ka Hargeysa oy ka organ ka tumi jirtay, xoogga xeesta ayaanan ahayn qaabkii muusiga loo garacay waxaan umalaya in ay heestan la qaadi jirtay Sahra Siyad, mise hubo, Thanks MrSaadaq.

  • wow

  • whoz is dis young lady?

  • aad ayaan ula yaabay heesaha qaarkood ma fileynin in la helo karo wakhtiga aad ayaa u mahadsan tahay qofkii waqtiga u horey inuu usoo gudbiyo dadka Somalida ah ee daneeya fanka iyo dhaqankooda qaaliga ah. Xuseen Yusuf Tarabbi ma fileynin in la heli doono heestiisa oo muqaal ah

    Mahadsanidiin.

  • inaba caadi maahan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more