Added: 3 years ago
From: SomaliSwiss
Views: 86,656
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waaaaaaaaaaw axsan hees waaye fanaanad qaali ah layla cabdulaahi cumar codka ayaaba kasiidaran maasha alaah noolow layla

  • Layla waa fannaanad wanaagsan, waxay ku soo baxday markii ay Waaberi kala qayb gashay show lagu qabaneyey Dhuusa Mareeb 1987, oo ay qaadday heesta JACALKA MAXAAN BAXNAANSHEY ee uu sameeyey Cabdulqaadir Shube. Sweat Puntlander Queen.

  • Cawaan yahow ingriiska iyo Maraykanka ku indho dilaacsaday Ajnabi baa idinla akhrisanaya waxaad qoraysaan ee ama somali ku qoraya ama iska daawada oo Gabdhaha Soomaaliyeed ha ku hor falan qaynina Ajnabiga .. shurunshuuryahaw.. ma Zoo baa ku jirtaan miyeydaan wax fahmayn...........

  • layla maha fanaaninta cusub ee hada soo baxday ee waa fanaanintii hore ,

    waxay ahayd askariyad ka tirsan kooxda horseed waxyna ku soo caan baxday hees uu sameeyay cabdilqaadir cabdi shube midheheega laxankana usameeyay xasan ismaaciil yaa ii sheegi karaya heestaa? hadii aad fanka wax kataaqniin?hadii kale don't comment any thing in this video and don't critices artis her life style unless u don't know her piographe or history please quet

  • @TheWaraabe  let me try Bishaaro ladhha heesta ok adiga hada iyadoo dadkale qaadayan weey jirtaa .waxaa kamida eraydeeda "jaceylka maxan baxnaanshey ..maxan ka ilaalshey baylah saas cml dolwo hadiin saxo iisoo sheeg .

  • maasha alaah waa inan aad u quruxbadan

  • I wish my somali sisters would stop wearing fake hair. First, it's ugly, she would be much prettier with her own hair short than some un realistic long ugly blond hair. Second, it's always down wrong or crooked uncomplementing colors.

  • This gal rocks!!! she's beautiful and she really can sing with incredible voice... and her lyrics r touchin n second best to none... keep it on darlin.. ur utterly, utterly pure talent.....

  • When ever they spend time with JACAYL they get fat pretty fast!

  • why are all the somali women who sing are FAT---dammmmmmmmmmmmm

  • Not all our galz are Chubby... but they are curvy n sum are big boned... we aint like sum freaky skinny model like galz... we do like curvicious and bodylicious galz... glad our galz have got sum nice meet on there bones n we r proud of dat! hope u aint chubby nor skinny but curvy..... cheers bbz....

  • ma jecli aniga heesha ay gabdhaha qaadaaan waxaan ku nacay is ruxruxida badan iyo qaawanaanta ee u sheega inay si fiican u qaadaan iyagoo asturan

  • wowow ALLAAH ha ku dhafo waa hees aad u macaan thnk u

  • aleyehe waa hees aad umacaan waana hees xigmad ku saleysan waxa walba hees lama yidhaa tani waa mid xigmadheer leh qofki wax garanayana qodob qiimo lehna ku saleeysan waxaan odhanayaa halkaa ka sii wad aad banad u qurux badan tahay qalanjadii reer gooljanaay

  • wow afkaaga caano lagu qabay waa hees diiran oo xusuus caashaq igu beertay inantuna aad bay u qurux badan tahay thanks halkaas ka sii wad.

  • waaaaaaaaw gabar qurux badan iyo hees macaan,

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more