Added: 1 year ago
From: Banadir24Music
Views: 27,036
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • nin soomaa;liyeed haduu nool yahay iyo hadii kale waxba kuma tari lahayn maxaa yeelay waa nin soomaali

  • Caadi maahan abwaankaan iyo heestaba.........Xuseen mansha allah quruxloow baad tahay allaha ku daystee

  • masha allah xuseen shire waa fanaan qaran waa fanaan wadani waa fanaan damqanaya allow inoo daa xuseen shire nooloow sxboow haka daalin ilaa aad ifka ka tageeysid

  • walaal waa runta somalidii 99.9 handcaps qabil iyo qurun baa ku wada qufulan halki fiyoobane waa laga awod batay so their is no solution for ever illah baa noo maqan

  • masha alaah ilaah hanoo daysto waa fanaan qaran ilaah nagama uu qaado

  • xuseen ciyaar jecel bro maashaa allah wac yigilinta ha kadaalin i hope heesahaada in dad badan wax ku fahmaan lol murug badanaaa heesta shhhhhhhh

  • wadani,halyey,daljir,naftii hure,somali dhab ah ayaad tahay XUSEEN SHIRE,ilma xalaal ayaad tahay aabahaa shire jaamac macallinkayga ayuu ahaa tababarkaygoo XALANE,allaha u naxariisto sidaas ayuu somalinimada ku ahaa,kor allaha idinka yeelo ilmo shire jaamac AAMIIN.

  • fanaan xuseen shire aad ayaan ula dhacay heestaan macaan ee aan laga daaleen dhageysi geeda aad ayaan ugu bogay fanaan sida aan dhamaan heesa haada mac macaan aan uga helo waad mahadsan tahay fanaan heesahaada waa heesaha sanadyadaan danbe aad iyo aad umada soomaaliyeed u jeclees teen

    ilaah cod kaada macaan hanoo kaa daayo

    aamina muuse waxa ku kalifay in aay xirato maahan wax sahlan adna in aad heestaan ka alifto waa sabab aan anaguna u dareenay

    marka fanaan halkaas kahaay

  • Maan-shalah. Amina waxad nooqatay hoor mood uumadada. Fananainat heesatan samayan well done,

    By Khadar Dirir

  • war ilmaadeeryaal billah calaykum waxani wax loo dulqaadan karo maahee sidan si isu dhaama oo dadka ka daaya dhibka, run ahaantii anigu wxn ahay nin S/LANDER ah, dhibka iyo xanuunka haysta walahayga rer somalia na wallahi waan dareemi karaa dhibka uu leeyahay, ad na wan uga xumahay aniga iyo umada rer S/LAND ba, insha allah ilahay wu idinka dul qadi dhibka, idinkuna dedaala walayaal, anaguna insha allah hiil iyo hooba wixi an idiin tari karo wan idiin qaban doonaa. wabillahi tawfiiq

  • inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun, wallahi waa wax laga naxo xaalda ay maanta ku sugantahay somalia, wxn leeyahy umada ha loo gurmado oo caano daatay badhkood la qabaye hanbada yar ee ku hadhay ha la badh qabateeyo, wxi inama dadnimo iyo naxariisi ku jirto, af, adin iyo gacan qof walba wixi uu ka gaysan karo ha ka gaysto, gargaar ka umadaa dhibaataysan.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more