maasha alaah ilaahow ka waraabi naxariistiisa waxuu ahaa abwaanada soomaaliyeed kuwooda ugu murtida badan hal abuurkiisa inta badan xaga heesaha ayuu u badnaa iyo ruwaayadaha heesahiisa inta badan waxaa qaada xasan aadan khadra daahir iyo kuwa kale o badan oo ka mid ah fanaaniintii waabari maadaama uu ahaa abwaankii kooxda waabari maxamed cali kaariye heeb ahaan waa waxuu ka soo jeedaa beesha faqa cumar ama (shiikhaal). ilaah S.W qabiilka in la isku garto ayuu u sameyee .

Samafale100 10 months ago
Abwaan Maxamed cali kaariye waa wadhani nadiif ka ah Qabiilnimo. DEELEYDAANA wuxuu ugu jawaabaayey Abwaano hadda iska dhiga Hormood Qaran oo deeleydii gabayadda marin habaabiyey oo Dowladii Qaranka (Maamulkii Siyaad Barre) ka dhigaayey Dowlad Daarood.
Kaariye waa saxiibkeygii Qaaliga ahaa Jannada allaha ka waraabiyee
MrHassanabukar 1 year ago
mohamed cali kaariye abwaan taariikh weyn ku leh fanka somaliyeed mohamed cali kaariye heesahiisa badan waxuu u dhibi jirey khadra daahir cige
dhuungal 1 year ago
Ilaahiw janadii fardowso ku geey abwaaan.
sanweyne100 1 year ago
Allow unaxariiso wuxuu ahaa abwaan qaali ah.
abucimraan 1 year ago