war waxas heesahan sameeyay waa kaa qaldan yihin ee ilma cumar yare mahan waa ilma shire jaamaca ciyar jecel ma nimankaasa cumar dheer oo maca hooyadood heesto baad u diidaysaa
i think yo people now ech other u jastmising around and laying people uk if u r serios u now ech other and u now this were there are u can just reles just like that
maxa la isduleeyay allow dadkan hanuun hada u qortay hanuuni kumanaan somali ah aa gaajo iyo harad iyo xabad la iskugu daray laba cajuus oo ku soo xadgudbay badaha somaliyeed ay u heesayan shit dhiiga la idin ka qaaday ee dhiig allaha idin galiyo aaaaaaaaaaaaamin
ilma cumar yare heesaha qaranka somaliyeedba laguma arkee maxay ugu heesayaan kuwan lagu haysto somaliya ee BRITISHKA AH.
ma diidani in dadkaa la haysto lasii daayo, lakin waxaan diiday JOOQLE heeso badan ayuu u sameeyay QARIXII SHAMOW, markaa maxay uga mid noqon waayeen fanaaniintii ku muujiyayy sugaanta siday uga xun yihiin qaraxaa.
Jawaabtaas waxaa laga sugayaa abwaanka heesta tiriyay, balse ogantey lama weydiistan in ay heestii shaamow wax ka qaadaan. Waxaa leeyaahay ilma cumar yare mahadsanidin maxaa yeelay heestaan si aad u wanaagsan oo isbiirit ku jiro ayey u qadayaan.
Waayeelka sii daaya hana ceebeynina awalbaa dagaal sokeeye baa dunidii naga reebay oo hore usoconweynee. Dalal ba naga naxay oo nabadgelyo iyo nolol noofidiyey si bani aadanimo kujirto sida wadanka Britain.
I am very so sorry what has happened the people who holding the elder couples are NOT represent the local people there they are NOT even know what kind of people are?
maasha allah waaye heestan runtii laakiin ani wallee waan la jiraa pirates noolaada laakiin odayga iyo habarta ha iska soo daayaan iyagana waa in lo soo daaya kuwa laga haysto somalida wax ayaa ka si ah wiilashooda yaryar ee la xasuuqayo ma arkaan odaygan iyo habartaan lee u muuqda what the fuck marka hore galada waa in ay sii daysaa wiilashayada markaan 2 qof ee dhimanaya beriba waa loo soo deynayaa waxna ma ku falayaan pirates noolada ayaan idin leeyahay weligiiin
wa in si sharuud la,aan ah lagu si dayaa lamanahs u dhashay british ka kuwa afduubaty sumcad daro ee naso jiiteen in qof badweynta iska maraayo la afduubta wa qald weyn walaahi kuwa dhahay hala dilo so ma ogidiin in gaalo aad hoos fadhisaan oo idina qaabilay somali wa washteen war ninka gaalka maxaad u dhiibatay wa bani,aadam uun marki kii walaalka aha kuso barkiciyay ayuu caruurtdi iyo ciroolahdi qaabilaye
oy there is no somaliland pirate if there was they will fuck everything and kill any basterds going in somali waters and the pirate shake the ground when they kill this 2 couples i think they killed
Great song keep up the great work u took oath to inform and lead the somali with your great songs and poems, we demand the release of the couple, its damage to every Somalian and to somalia.
it is really emotional how the kid is saying please. please release them as they are old people who where on holiday. walaalayaal siidaaya dadkaas dada ah oo shacabka iska ah dilkoodana waxba idiinma soo kordhinaya adinka iyo burcad badeeda kale xataa sumcad darro buu idunku ridi sababtoo caadiyan waxaad ka cayriseen bada kuwii iska dal dalan jiray ee companiyada ahaa
We - Somalis believe that the kidnapers and terorists are not pure and true Somalis. we are sorry and insha allah we will take a historical role to release the couple .....!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Abwaan Cabdi Shire heesta aad sameysay waxaay ka qiimo badantahay 100 shir oo laqabto oo dhibaatada Soomaliya laga hadlo, heestaan aad baay uwanaagsantahay waana kuugu hambalyeenaya. Habka markaan aad u sameeysay na waay ka duwantahay heesti hore, taasina waa wax kale aan kuugu hambalyeenayo. waxaan rajeenaya in kuwo kale aad soo saari doonto mar dhow, Insha allah.
I all ways get a chuckle when hearing British accent lol.
equal2orgreater 1 month ago
Comment removed
equal2orgreater 1 month ago
MIYUUNAN SOOMALI AHAYN NINKII LACAG LA SIIYAY SI AY UGU DAADIYAAN SUNTA DHULKA SOOMALIA .
DegahbourCity 10 months ago
SUNTA SOOMALI BA KU DAADISAY.WAA LA HAYAA PROOFKIINA .SOOMALIDU INDHA ADKAA.
DegahbourCity 10 months ago
why all Somalis always stand too close ?
i thinks they have learn personal space antiquate lesson.
even they stand too close to their president for a picture.
freeland2010 11 months ago
i like her attitude
qanciye1000 1 year ago
pirate 's face of evil need to wiped out of somalis coast
willo728 1 year ago
please release innocent couple, rude pirates shame on somalia terror headquarters
willo728 1 year ago
wwwwwwww wiilka yar so bar baaar hooyo
jesto12 1 year ago
war waxas heesahan sameeyay waa kaa qaldan yihin ee ilma cumar yare mahan waa ilma shire jaamaca ciyar jecel ma nimankaasa cumar dheer oo maca hooyadood heesto baad u diidaysaa
dhabad2010 1 year ago
i think yo people now ech other u jastmising around and laying people uk if u r serios u now ech other and u now this were there are u can just reles just like that
UNiiQUE2K8 1 year ago
maxa la isduleeyay allow dadkan hanuun hada u qortay hanuuni kumanaan somali ah aa gaajo iyo harad iyo xabad la iskugu daray laba cajuus oo ku soo xadgudbay badaha somaliyeed ay u heesayan shit dhiiga la idin ka qaaday ee dhiig allaha idin galiyo aaaaaaaaaaaaamin
kralsom 1 year ago
mr dangarad somaliland waxey ka mid tahay somaliweyn
marka somaliland kama bax sana somali somaliland waa somaliya
marka ilma cumar yare waa somali ee maahan waxa aad ka hadleyso ee somaliland
butland jubaland waxaas dhamaan waxeey hoos tagaan dowlada dhaxe ee somaliya viva somaliweyn no cuqdad
dhaadeey1 1 year ago
ilma cumar yare heesaha qaranka somaliyeedba laguma arkee maxay ugu heesayaan kuwan lagu haysto somaliya ee BRITISHKA AH.
ma diidani in dadkaa la haysto lasii daayo, lakin waxaan diiday JOOQLE heeso badan ayuu u sameeyay QARIXII SHAMOW, markaa maxay uga mid noqon waayeen fanaaniintii ku muujiyayy sugaanta siday uga xun yihiin qaraxaa.
MrDangarad 1 year ago
@MrDangarad
Jawaabtaas waxaa laga sugayaa abwaanka heesta tiriyay, balse ogantey lama weydiistan in ay heestii shaamow wax ka qaadaan. Waxaa leeyaahay ilma cumar yare mahadsanidin maxaa yeelay heestaan si aad u wanaagsan oo isbiirit ku jiro ayey u qadayaan.
ls827 1 year ago
ileen mooryaan ma daahiro....
dararac 1 year ago
waxaa haysta qabiil lee soomalida heesta damiir malaha miyaa xitaa xishood sumcada umada somalia inay ku dheeliyan sooma oga waxaan waxii xumay yay ka midtahay somalia u.k joogta hees sharciga 300.000 ilamahooda wax bartan lacagna la siiya magaran wayeeen isku tagan arinkan waxka qabtan ama isku bad badin 2 waa yeelo lacag haysan ceeb u dhinta mooryaan sumcada umada waa dishiin jaw
ayadoonle 1 year ago
let them go now please.sii daaya doqowda walaalayaal ceeb weeye waxaas.
sudifarmenterprise 1 year ago
Waayeelka sii daaya hana ceebeynina awalbaa dagaal sokeeye baa dunidii naga reebay oo hore usoconweynee. Dalal ba naga naxay oo nabadgelyo iyo nolol noofidiyey si bani aadanimo kujirto sida wadanka Britain.
I am very so sorry what has happened the people who holding the elder couples are NOT represent the local people there they are NOT even know what kind of people are?
Birlibaax 1 year ago
aniga waxaa qabaa inaa iska dhaafno burcad nimo aa anaka heshiino aa wadankeena daqli kasoo baxino antaa mooryaan badeed aa naqaleheen sidaa nugula tilmaamin somali waa duliyiin waxaana dhihi lahaay habara waayeel iyo oday waa yeel wax kam faa iideesiinee iska daaya
maalsoo 1 year ago
maasha allah waaye heestan runtii laakiin ani wallee waan la jiraa pirates noolaada laakiin odayga iyo habarta ha iska soo daayaan iyagana waa in lo soo daaya kuwa laga haysto somalida wax ayaa ka si ah wiilashooda yaryar ee la xasuuqayo ma arkaan odaygan iyo habartaan lee u muuqda what the fuck marka hore galada waa in ay sii daysaa wiilashayada markaan 2 qof ee dhimanaya beriba waa loo soo deynayaa waxna ma ku falayaan pirates noolada ayaan idin leeyahay weligiiin
TheSomalady 2 years ago 2
burcad hanoolaato
SuperMusa1234 2 years ago
This has been flagged as spam show
im one of the somaliland coast guard and im a saporter of the pirates to get money
SuperMusa1234 2 years ago
wa in si sharuud la,aan ah lagu si dayaa lamanahs u dhashay british ka kuwa afduubaty sumcad daro ee naso jiiteen in qof badweynta iska maraayo la afduubta wa qald weyn walaahi kuwa dhahay hala dilo so ma ogidiin in gaalo aad hoos fadhisaan oo idina qaabilay somali wa washteen war ninka gaalka maxaad u dhiibatay wa bani,aadam uun marki kii walaalka aha kuso barkiciyay ayuu caruurtdi iyo ciroolahdi qaabilaye
dalla112 2 years ago
No point to argue somalia or somaliland Somalia is for all Somali peopl.... we must defend our seas and not kill innocent people
abdirahiin5 2 years ago
oy there is no somaliland pirate if there was they will fuck everything and kill any basterds going in somali waters and the pirate shake the ground when they kill this 2 couples i think they killed
SuperMusa1234 2 years ago
Somalidu waa dad dhaqan, dabeecad iyo diin wanaag lagu yaqaan... Somalidii horena waatii ku maahmaahday '' Hadaad dhimanayso dhareerka waa layska duwa'' Waxaan uga dan leeyahay Fadlan Dadka riyidka ah ee lagu haysto dhulkeena Waa SHARAF XUMO dhamaanteen guudka inaga saaran Ama s.land ahow ama puntland ama koonfur... WALLAL KALMADAYDU WAA '' SII DAAYA LAMAANAHA''
Xaaaxi 2 years ago
Dr abdi shire wadani somaliyeed ayaa tahay waqtigiisa iyo maskadiisa siiya hesaha qiirada ah ee ku haboon hadba xalada jirto jooqle fanan cod macan ilahay ha ku dayo fuad iyo husen shire masha alah codkooda
sydcgarka 2 years ago
F@@k prites somaliland watch you coast guard
muwaadin18 2 years ago
Great song keep up the great work u took oath to inform and lead the somali with your great songs and poems, we demand the release of the couple, its damage to every Somalian and to somalia.
somalipeace1 2 years ago
This has been flagged as spam show
Dear my Somali brother ans sisters,
Heestani waa hee aad u fiican loona baahanyahay heeso badan oo la mid ah in la sameeyo.
Raga heestani ku socoto ee afduubka ku haysta labada qof ee wayeelka ahna waxaanu waydiisanaynaa in labada qof shuruud la'aan ku sii daayaan.
Viva Somalia
Buhodle, Somalia
doolaal 2 years ago
Dear my Somali brother ans sisters,
Heestani waa hee aad u fiican loona baahanyahay heeso badan oo la mid ah in la sameeyo.
Raga heestani ku socoto ee afduubka ku haysta labada qof ee wayeelka ahna waxaanu waydiisanaynaa in labada qof shuruud la'aan ku sii daayaan.
Viva Somalia
Buhodle, Somalia
doolaal 2 years ago
it is really emotional how the kid is saying please. please release them as they are old people who where on holiday. walaalayaal siidaaya dadkaas dada ah oo shacabka iska ah dilkoodana waxba idiinma soo kordhinaya adinka iyo burcad badeeda kale xataa sumcad darro buu idunku ridi sababtoo caadiyan waxaad ka cayriseen bada kuwii iska dal dalan jiray ee companiyada ahaa
macaanjecel1 2 years ago
waxay ahayd inay heestan undertitel english ah ku turjumaan oo ay public ka dhigaan sida ay dareenkooda dadka britishka ah ugaadhsiiyaan.
mrissyas 2 years ago
It has no tone
abdi6734 2 years ago
Rightly said so! But the women was out of tone
Amran189 2 years ago
This has been flagged as spam show
pls To the kidnappers PLEASE RELEASE PAUL AND RACHEL alle ka cabsada
axadle 2 years ago
Abwaan Cabdi Shire and the rest Great Job.
To the kidnappers PLEASE RELEASE PAUL AND RACHEL.
Ayeeydaa iyo Awoowgaa oo meel iska maraya kawaran haddii qori caaradiis lagu afduubto maxaad samayn lahayd?.
Waxba kaamaysan samayn waayeelkan ee iska sii daaya fadlan walaalayaaloow, adduunyadii nala yaabtaye.
bartamaha 2 years ago 2
Cabdi Shire, Jooqle, ?Fu'aad, C/Xakiin Farayare & the rest of the guys, you are legends & we are proud of you.
calaamad 2 years ago
haa sii daaya umada caalkama waa ina yaabanayaha
intii aad haysteen waxaa idin dhaante idinkoo qabasada qolada bada xaalufneyso
hadab hadii ogaadan in hees loo qaadey waa sii deyn doonaan
438927 2 years ago
sax wlahi this is not fair to capture 2 ppl innocent.....sorry guys please realease the 2 innocent....hope you guys will understand.......so sad
Abelardo526 2 years ago
Good job it is time of somali songs revolution.
We - Somalis believe that the kidnapers and terorists are not pure and true Somalis. we are sorry and insha allah we will take a historical role to release the couple .....!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
REALLY WE ARE SORRY
suomisom 2 years ago
Abwaan Cabdi Shire heesta aad sameysay waxaay ka qiimo badantahay 100 shir oo laqabto oo dhibaatada Soomaliya laga hadlo, heestaan aad baay uwanaagsantahay waana kuugu hambalyeenaya. Habka markaan aad u sameeysay na waay ka duwantahay heesti hore, taasina waa wax kale aan kuugu hambalyeenayo. waxaan rajeenaya in kuwo kale aad soo saari doonto mar dhow, Insha allah.
Thank you
Mohamed Abbasheikh
Abbasheikh 2 years ago