Added: 3 years ago
From: Jibrilstudio
Views: 87,467
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (44)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ishcala hees

  • dadkiinaan wada cabsan kaskeey mala socotaan in heestaan uu qaaday al-fanaan maxamuud kaadheeri oo anan nolol iyo geeri toona ku ogeyn, luguna qadaaday hotel guuleed(gur-guurte) magaalada xamar 1993 iyadoo weliba xiligaas uu magaalada dagaalo kasocdeen.. wuxeeyna qeyb ka aheed album lugu magacaabayey cabdiyo oo ka hadlayey nin iyo xaaskiisii iyo caruurtiisii oo dagaaladaii markaa dhacayey isku waayey waxaana xusuustaa in radio muqdisho ay mar walbo ka shidneed.

  • Heestaan abaa sameeyey sxbkey kaskey heesaha wuu iska daayey ilahay dambigeena hadhaafo anigana hees dambe masamaynin ilahay hanaga daayo

  • kaskay heesagani halkuu ku danbeyay .........lamaba maqlee

  • Gadaha wa xagee koley wa cad dumarka ku yale?? qaladna yan layga fahmin wax siyadsi ban ka wada

  • waaw inaba caadi ma ahan heestaan xasuus ayay igu reebtaa

  • waaaaaaaaaaaaaaaaw inaba cadi mahan kaskey salan sare ayan ku leyahay hestan inaba cadi mahan wad kabaxsatay

  • Gabadhaan jeclaayeey gaaridii haweenkaay naftu tay u guuxdaaaaaay very niceeee........

  • Comment removed

  • Comment removed

  • samiira walaal macaan wiilka codsiiga ka aqbal inaadeer,,,

  • @anisa2028 inaadeer macaan salaan sare xagee ka dhacday

  • @Samiira87 indr macaan waan noolaayee,, sidee tahay qalanjo seyruuqeey??? weli dagaalkii maku jirta indr??? lakinse haa uu joojiin wax eedbiiyaa ayey uu bahanyihiin kuwaan islaa oognahey ee,, haa uu nixiin walee,, khayr baan ku rajaynayaa indr samiiray caadey,

  • @anisa2028 salaaaaaan sharaf inaadeer gacalo

    qurux badan ,,,,,,,,,, haaaaa inaadeer wali waan jafayaa xagee aaday adigu kakakakakakakakak waan ku salaamayaa inaader...

  • @samiiira87 waa hestan kuu qadi laha walal liveeeeeeeee?

    wouw what a nice song waah waah

  • @alidikkie  kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk oo xagaad joogtaa aad live iigu qaadide lol

  • caleeeeeeeeeeeeeeeeeek woooooooooooof

  • m m m m m m m m m m m m m m m m m kaskeey nice tune

  • mgdishoboy) aboow maxaad ku heshay maad ii sheegtid.......aan ku raadshee..........kkkkkkkkkkkk­

  • somalikaliya sorry wiil aa iga dhigtay gabar aan ahay

  • oooooooooh my god l love him) codkiisa macaanaa 100 times baan dhageystaa............kama dhargo wooooooooooooooow

  • Comment removed

  • Wat a lame dream!! I feel bad for u nigga!!

  • wooooooooooooow nice song

  • Waaw maxa hees ah lakin waxa laga farsameye D.U.C Boyz ona lagagatay

  • qalaafeey waxaan la heleen ma jiraaan hadaana qofki allee ka baqaa guuur xalal lama weyn ee waqtigaa qadaran dood bana jire aduunka wiil somaliyed waa buxaa gabarna sidoo kale marka keep up xalalshaa halabadiyo lol kkkkkkkkk

  • woooow heesta waa hees macaaan ama dareen leeh

  • heestan dadka dobyaalka ah markiii ey maqlan waxaa ku dhacayo bufis xun waxaay ka maqlayan wax eysan helikarin maskinyal allah aa u maqan dadka cidlada jiifta .

  • @Khalafeey aboowe waad iga qosol siisay ciil aa dilaayo soo mahan dadka dugyaasha ah kkkkkkkkkk

  • Heestan haben ayan wax ku hellay ....xasuus. ma illobe .kaskjey afkada caana iyo malab lagu qabay .......

  • Walee kaskeey irayada uu hestan ku mujinaayo cadi mahan walee sida (Gabadhaan jeclaayeey gaaridii hawenkaay naftu tay uguuxdaay) balse codkissa aya hesta nuxur ayelaayo sida ay ila tahay kkkkkkkkk lol

    ku qabso heystan hatanba yutuka baad ka helee waa hees cusub (nasir cujuf)

  • nice song

  • ninka hees uu leeyahay illaa uu qaado fankiisu ma soo shaac baxayo, markaa dadkii heesan lahaa u daaya wax aad leedighiin soo saara ama iska aamusa,

  • Galow iyo Shimbiruhuna Gacal iinoqdeeno Geedaha Lakorijiraya!!!!!!!!

    yaaslaam walaahi waa the Best song

    Kaskeey bro .............keep it

  • wow.... what a great song.. gud job..... that is song... better thensum songs... darenkanaqaabka u uga hadlay ayaba i cajibasay....hahahhahah

  • ''Anoo gogosha jiifanaaaaaaaaa, Naasaha guntodiyoaaa' Gadadda salaxee!!!'' Hehehe... thats my line.... hat off to Kaskeey..... great job jibriilstudio thanx for the upload n lyrics brof... keep it up... Cheers all...

  • love it nigggass

  • yaaaa salaam waxaas aa hees kaa ah

  • Hej! Heestaan waa ugu shubay caadi maaha duqa

  • inaba caadi maaha heestaan nabee

  • heestaani inaba caadi maaha, now I'm in love damn!!

  • saxib aniga hitaa waan kahelay heestan for sure, i like it.

    kaskeey nolow weligaa saxib, u are atruee artist.

    jibrilstudio thank u for posting man.

  • waaaaaaaaw fanaanka qarniga ii wad bahasha aan marqaanka ii ku baxeee

  • caadi ma aha heestaan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more