mashalah , as somalis we need leards like this guy , whos goal is to bring back greater somalia... we as ssc people support you my somali leader , we will vote for you as future somali weyn president inshaallah.
Masha allah waan u hanbal yaynaynaa maamulkaan ximan iyo xeeb waana talaabo horay loo qaaday. Lakin hadan waxyar ku darsado maxaa diiday in Maamul HGidir u dhantahay laga dhiso GalGaduud? maxaa keenay in Galmudug state,ximan iyo xeeb iyo qayb wadata Ahlusuna loo kala jabo? waxaan dhihi lahaa qaybahan yaryar ee xataa gobol dhameen intaad iska daysaan hal maamul samaysta!
Came to know him in Minnesota State (Mankato). Did not impress me then; does not impress me now.
Recently, it seems to me that the diaspora is sending its most plebian members to back home to achieve miracles. Untill the best of us are willing to serve, we're in for a long chain of warlord generations to come and go as they wish - self appointed.
anigu waxaan dhihi lahaa ninkaanoo kala umaddu u baahantahay, dhinac kastaba ka dhisan, ileyhna khayraka ha waa fajiyo , xalku kaliya oo nabad iyo barwaaqo lagu gaari karo waa kitaabka iyo sunnada oo loo noqdo, haddii kale waxba yaan la is daalin.
rageedi sidaas ayaa la doonayaa ninkastaa oo raba somali in uu wax ka noqdo ninkan oo kale ha noqdo waa nin lafahmaayo waa ciyaalka xaafada si hoos hoos ahna wuu u hadlayaa macnaha meelihi larabey ayuu ka hadlayaa qiimahan oo kale ayaa larabaa in ay leeyihiin madaxda somalia hadii kale waa qasaro
@drcaynaanshe ok walaal waan ka qatay in wax lisku sheko weyfican tahay waxaasa ka siifican in uu qaato qofka loo shekay sida adika cml waana ku mahad santahay walaal
maa shaa alaah walee waa wax lagu farxo aad iyo aad ayaa u mahad san tihiin reer msnisota ticeeyna dadka siwacan ayuu uga farxiyey maa sha aalaah all somaliya ilaah dhibka hanaga qaado aamiin
anigu waxaan dhihi lahaa tiiceey waxuu keenay talo aad u wanaagsan hadii lagu raaco taladaas oo aheed in laysu keno maamul gobaleedyada hadana dawlada loo qaybiyo oo iyaga waziiro laga dhiga intii dad aan dadkooda matelin maalin walba loo dhiibi lahaa talada dalka
Qof walbo oo Soomali ah oo maamul dadkiisa iyo meeshu ka so jeedo go´an saday inuu nabad dadkiisa u horseedo waan ku tageersanahay. Maxaa yeelay sida kaliya Soomali oo dhan ku bad baadeyso waa taas kaliya. Ma jirto mar dambe Qabiil iyo magaalo dadka intiisa badan lagu maamulo, maxaa yeelay Somali intey isku so noqoto, mardambe si dacad ah nabad ku wada nolato ma jiri doonto. Marka NIn walbo Gobalka ka so jeedid iyo tuulada dadkaga daganyahay nabad ka dhigo, dadkalena bad baadi :)

keysi07 3 months ago
WOOW SI FIICAN U HADLAY,,,XIMAN & XEEB IS NOT LIKE OTHER STATES WHO IN AY GO'AAN ,,BUT LOOK THIS STATE NEW IDEA WOOW I LUVVE IT
mxy08 8 months ago
Masha allah waan u hanbal yaynaynaa maamulkaan ximan iyo xeeb waana talaabo horay loo qaaday. Lakin hadan waxyar ku darsado maxaa diiday in Maamul HGidir u dhantahay laga dhiso GalGaduud? maxaa keenay in Galmudug state,ximan iyo xeeb iyo qayb wadata Ahlusuna loo kala jabo? waxaan dhihi lahaa qaybahan yaryar ee xataa gobol dhameen intaad iska daysaan hal maamul samaysta!
faataxa 9 months ago
saas aa laga rabaa in la isugu duubnaado viva Ximan iyo Xeeb
princecadde 10 months ago
madaxwayne tiiceey ilahey ha xifdiyo wa nin dhalinyara Oo aftahan ah ViVaaa XIMAN iyo XEEB ............
suaad00 10 months ago
Came to know him in Minnesota State (Mankato). Did not impress me then; does not impress me now.
Recently, it seems to me that the diaspora is sending its most plebian members to back home to achieve miracles. Untill the best of us are willing to serve, we're in for a long chain of warlord generations to come and go as they wish - self appointed.
everythingflat 10 months ago
Comment removed
dalmarqaran 10 months ago
Masha allah waa horumar wanaagsan oo mudan in lagu daydo! Runtii waa qof wax garad ah Max'ed C/lahi Aadan oo la oran karo Soomaaliweyn ayu matali kara. Markii aan dhageystay waxa isoo galay rajo ah in somaliweyn soo dhowdahay ilaahey hanoo sahlo inan isku wada imaano anagoo isku calool fiyoow AAMIIN
FaidoKeene 10 months ago
who is this? this president i dont have idea about this guy
Mohamed80494 10 months ago
anigu waxaan dhihi lahaa ninkaanoo kala umaddu u baahantahay, dhinac kastaba ka dhisan, ileyhna khayraka ha waa fajiyo , xalku kaliya oo nabad iyo barwaaqo lagu gaari karo waa kitaabka iyo sunnada oo loo noqdo, haddii kale waxba yaan la is daalin.
rashid5233 11 months ago
rageedi sidaas ayaa la doonayaa ninkastaa oo raba somali in uu wax ka noqdo ninkan oo kale ha noqdo waa nin lafahmaayo waa ciyaalka xaafada si hoos hoos ahna wuu u hadlayaa macnaha meelihi larabey ayuu ka hadlayaa qiimahan oo kale ayaa larabaa in ay leeyihiin madaxda somalia hadii kale waa qasaro
vloret1 11 months ago
Hambalyo ayaan leeyahay Walaalaheey Reer Xaaji suleymaan meeshiina ka wada Dadaalka, Tiiceyna waa Muwaadin Soomaaliyeed oo ku dayasha mudan waayo waa ninkii ugu horeeyay oo dhalinyaro ah oo iskiis isku xilqaamay oo isbadal ka sameeyay dhulkiisii Hooyo, walow laga yaabo inaanu horay u tagin, dhalinyara Soomaaliyeedeey ku dayda walaalkiin Tiiceey ka taga Qurbaha oo waddankiina wax u tara oo xambaara waajibkiisa
Baahalow 11 months ago
Well done Xiin and Xeeb.
From Somalilander.
Kayse2010 11 months ago
arr maamulkani xiin iyo ceeb ahaa kkk . saleebaan walee caqli ay ku sameystaan mamul waa ka xaraan.
drcaynaanshe 11 months ago
@drcaynaanshe
bro mashquulka jooji intaanba adika u ma sameen.
maxaa u dii daayo aqlika ey ku sameesteen midka hada jira
wax fiicana mahan in aad dad dhan oo wax walba leh aad wx ka sheekto
adoo mahadsan
lilyahya1f 11 months ago
@lilyahya1f raali gelin walalkey qaaliga. wale san xuman iga aheyn
drcaynaanshe 11 months ago
@drcaynaanshe ok walaal waan ka qatay in wax lisku sheko weyfican tahay waxaasa ka siifican in uu qaato qofka loo shekay sida adika cml waana ku mahad santahay walaal
lilyahya1f 11 months ago
Well Don Tiicey Congratulation 4ur Acheivement On X&X!!!
acwadam 11 months ago
aadbaan usoo dhaweynayaa maamulkan maadaama alaah garansiiyay walaalahay reer kuunfureed inay qoriga dhadaan
waxaa iswediin leh ?AAWY SSC MUXUU USHEEGI WAAYAY
SOOMALIYA HANOOLAATO
MrNur1970 11 months ago
Maashaa Allaha
Waa mid kudayasho Mudan.
Guul Guul Guul
car39900 11 months ago
waa ku faraxsanahay hurumarkaan guul waartaan idiin rajaynaa.
CARLO849 11 months ago
maa shaa alaah walee waa wax lagu farxo aad iyo aad ayaa u mahad san tihiin reer msnisota ticeeyna dadka siwacan ayuu uga farxiyey maa sha aalaah all somaliya ilaah dhibka hanaga qaado aamiin
MRABDIRISAAQ1 11 months ago
guul iyo gobanimo insha allah
j5moolas 11 months ago
anigu waxaan dhihi lahaa tiiceey waxuu keenay talo aad u wanaagsan hadii lagu raaco taladaas oo aheed in laysu keno maamul gobaleedyada hadana dawlada loo qaybiyo oo iyaga waziiro laga dhiga intii dad aan dadkooda matelin maalin walba loo dhiibi lahaa talada dalka
MsAbdihassan 11 months ago
runtii waxa uga hadlaayo waa waxa dhabta ah ka jiro somalia kolay aniga, aqoon uma lihi ninkaan lakiin wa wax jiro
zachariasish 11 months ago
thanks aad ayaan ugu faraxsanahay maamulka ey suu miyeen ximan and xeeb
somalia noolada waligiina
and yeh ,madaxweyne tiicey noolow waligaaga insha alalh gabdhaha ximana nd xeebna wey kacsan yihin masha alah
iki0101 11 months ago
maansha'alaah tiicay walaahi waa nin aftahan ah runtii aniga Galmudug ayaan ahay waxaana qirayaa in uu tiicay yahay nin nabada jecel walaalkey tiicay halkaas ka wad dadaalkaaga ilaahna ha kula garabgalo Ximan iyo Xeeb guul ayaan urajeynayaa
jaceyll 11 months ago
Ximan and Xeeb, waa dhinacee in Somalia, eebow nabad noo wada keen
KaafiDaMan 11 months ago
much love and respect bro keep up the good work
abdi0099 11 months ago
somalitvmn thnx for uploading this video
MegaMindU2 11 months ago
ilaahey hanoo ilaaliyo madxweyne Tiicay waa shaqsi qaran ah oo il dheer xiimaan iyo xeeb guleysta walaalayaal
MegaMindU2 11 months ago
Qof walbo oo Soomali ah oo maamul dadkiisa iyo meeshu ka so jeedo go´an saday inuu nabad dadkiisa u horseedo waan ku tageersanahay. Maxaa yeelay sida kaliya Soomali oo dhan ku bad baadeyso waa taas kaliya. Ma jirto mar dambe Qabiil iyo magaalo dadka intiisa badan lagu maamulo, maxaa yeelay Somali intey isku so noqoto, mardambe si dacad ah nabad ku wada nolato ma jiri doonto. Marka NIn walbo Gobalka ka so jeedid iyo tuulada dadkaga daganyahay nabad ka dhigo, dadkalena bad baadi :)
Waranle 11 months ago