hasan markan wuxuu ahaa fanaan saciim ah aad iyo aad looga jecelyahay somaliya oo dhan fankiisa lagu qiimeeyo maxaa ka dambeeyey burburkii 20sano ayaa mar kale la isbartay wuxuu noqday fanaan kale waayo uma istaagin dhankiisa inuu somaali ka baadi goobo
@arrowtail Saxib adna aan kusii saxo, heestaan Huburoow maahan waa Weerarow deeyow Waniini. Huburoow hadaad rabto iyadoo video ah live ah bay ku jirtaa. thanks for uploading it though.
This has been flagged as spam show
wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
hadadowagalla88 1 month ago
woooooooooooooooooooooooooooooooooow
hadadowagalla88 1 month ago
abwaan maxamed abdullahi sangub ayaa iska leh miraha heestan kkkkkkk
harare 8 months ago
Heestan waxaa ereyada sameeyey MUQTAAR MAXAMED YAROOW oo reer diinsoor ahaa.
sanweyne100 11 months ago
heestaan waxaa is kaleh sahal macalin abwaanka weeyn
bcr551 1 year ago
asxaabay qofta dheelaysaa soo xaliimo qaliif magool soo ma ahan masaxsanahay qofka dharka madow wadataa
ilwadqurux88 1 year ago
@ilwadqurux88 haaa
ShamisQalanjo 1 year ago
waxaasaa! niiko lagaa dhahaa.
maanoos1 1 year ago
hasan markan wuxuu ahaa fanaan saciim ah aad iyo aad looga jecelyahay somaliya oo dhan fankiisa lagu qiimeeyo maxaa ka dambeeyey burburkii 20sano ayaa mar kale la isbartay wuxuu noqday fanaan kale waayo uma istaagin dhankiisa inuu somaali ka baadi goobo
TheWaiting22 1 year ago
Mr Arrowtail saxxib aan kusaxo heetaan waxaa curiyay Muqtaar Mad Yaroow.. waa reer Diinsoor for real. Sahal Macal Ciise iyo Muqtaar Mad Yaroow heesaha Huburow ayay isu alifeen sxb.
dulqabe 2 years ago
heesatan huburow waxaa ereyada iska leh muqtaar maxamed yarow ninkii diinsoor ku dhashay ayaa yaqaana abwaanka
anglino 2 years ago
hi, anglino.
aan ku saxo, ee heesta waxaa curiyey:-
Sahal Macallin Ciise.
arrowtail 2 years ago
@arrowtail Saxib adna aan kusii saxo, heestaan Huburoow maahan waa Weerarow deeyow Waniini. Huburoow hadaad rabto iyadoo video ah live ah bay ku jirtaa. thanks for uploading it though.
maahadyare 2 years ago
hi, maahadyare,
Saaxiib waad ku mahadsantahay sixitaanka ,qalad iga dhacay ayay ahayd,
thank you once again
arrowtail 2 years ago
woooooooooooooooooooooq
hadadowagalla88 1 month ago
@arrowtail Saaxib Aroowtail waxaa kaa saxsan angilno . Heestan waxaa sameeyey Abwaanka Weyn ee reer Diinsoor oo lagu magacaabo Mukhtar Mad Yerow . Sahal Macalin Ciise ma sameynin . Waxaana lagu amaanaya dhulka Dooy iyo Diinsoor oo abwaanka iyo fanaanka Hassan Adan Samatar ka wada soo jeedaan. Aniguna shakhsi ahaan baan u aqaana abwaanka. Weerirow Dooyow Waniini "Dooyow magaageya degenkey Diinsoor buuro ki dedbin waa dooyow dareer fayli heelo daagsho "
daadirey 10 months ago
fanaaanin badan ayaa meesha isku arkay magool cumar dhuule khadra dahir fadumo qasim intii dhimatay alow naxariis siii walee way ku dhan yihiin
100jire 2 years ago
wooow magaal alow naxariis sii meesha fanaaniin ayaa isku arkay khadra daahir faadumo qasim iyo kale badan arow thns sxb
100jire 2 years ago