Added: 1 year ago
From: cadaaawe
Views: 52,110
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (35)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • WALIGABA MID IN AGTISA LA IMADO RABO AYA KA BADAAN HA IS CAJABIIN CML LOOL

  • hahahahahah rageedi amoore dhibco badan aa nalagu lahaa san aa ka rabaa iga soo bareejey nimanka sanadkaan dhan calaacal ee ka bixi la yihiinee midkale oogu dar doonoyin meeshan xanaaq ee ka bixi la nice song keep it cool place marwalbo wan ku seexdaa waan ku soo kacaa cml hahahahah

  • afkaga ina xiratuu ku roonyahay hadi kale urkiisa saqirada ku dhimanayan uuuuuuuuuuuuuffffffffffffffff

    uraaye tabartaanaa dad ku caaynesa 

  • omg heesta waan jclan laha lkn ani iney iku soocotaan modaya be kkk lol

  • BADHIDA LUX KKKKKK BAJAQ WAXID,,TAN KU JECLATAA KA WAALNEYD

  • inanyahay mudaba idilkood hablaha uma furin afkaygu wan ka amusna

    aduguna walaal adoon ur xuman rux kale abaaro iska kay ilaw albaabkaygu

    ka xiran ka odan labtaydu hana iman agtayde day dayo asaga waaw cadi ma ahan balse hablaha sidaas oo kale looma cayriyo ee waa la so dhoweeye hablahu waa dabah ilahay ina siiyey & hees horey loo qaday aya waxa erayadeda ka mid aha raga iyo haweenkuba midna haybad mayeshan kan kalo lahaynine

  • waaaaaaw xaafuun may land maxamuud quruxoow qalaqsane wiilka sanad kaad tahay 

  • wooow cabanaaa cajab amoore my walalky waad ka baxsatay albaabkaygu kaa xiran kaa oodan laabtayda hana iman agtayda day dayo asaagaa wooooow Nice SNG

  • wwaaw waxaaz ba dadisah

  • maasha allah fanaanka neer puntland noolow balse gabdhaha allways waa la amaanaa ee wax la dhadh

  • allah ilaaahay abuurtiisa tirabadanaa bal kan oo kalaa iskanool waryaaa markaaad qaxootiga xun ee xaaarka cuna aad ahaydba madan hadlaynoo adoo qashin ah baaa lugugacan qabtaye ma hada baaad naacnaacdaan keentay oo hadana aad sidii naaagtii dabada warwareejinaysaa balaaya kula bidaar waynaaataye abalkaaga baan saan noqday lkn gabadha ayaa kuguqaldantahay xoolayohow

  • inayahow mudaba idil kood raga uma furin afkayge waan ka amusnaa adiguna walaal adoon ur xuman hoy kale abaro iska kay ilow albabkaygu kaaxiran ka odan laabtaydu hana iman agtayde day dayo asagaa hadii aad istiri afduub weye cashaqu adigaa is moodo ka idlobay noloshee raga aynigaaga edeb iyo wanga la gu ogaye ku ekow raganimo albabkaygu kaa xiran kaa odan labtaydu hana iman agtayde day dayo asagaa

  • @axlaam555 qofyahay afkaaga caano qaboob lagu qabay kan oo kale ayaa microfan soo qaadanaayo waxaa iiga daran kan ka duubay aqas caleeeyk yaa ogaado dumar albaab uu ka xirto iska daaye meel ee maraayaan xataa ma arko qashin

  • saa weeeye madax sare mr amoore dumarku heesa badan bay raga ku dileene kasoo hooya dhibcaha

  • Comment removed

  • awwwwwwj......xanuun waye

  • amoore how can i forget u kkkkk come back to me loool

  • huuno si fiican baad u jabtee lkn waxaan hubaa in aad mid u oydo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • caaadi ma ahan  ika keey ilooow hahah a hah ah ahahahah

  • AGAH ....albaabka hayga xirin dee see cml

  •  kumaaaa ilaawi kari :(

  • omg aboowe cadi ma tihid lakin siida maxad noogu gashay? sidaa kaman filanayn wale but nice soong tho

    everytime i heard this song its makes me cry :(:(:(:(

  • Nice Ereyo Iyo Cod Ba Laakiin Uma Bogin Music ga Iyo Qaabka Ciyaarta Fananka ......Inuu Sidii Dumarka Isku Jajabinayo Ayaad Moodaa

  • ya salam Amoore waa hees Aad uu fican weyan nice Laxan nice Music nice Voice keep it up men waa Sxbka Addane Yare sxb and Abwaan Cadaawe waan ku su salamey sxb

  • waaw amoore waxaa uu keenay hees ku haboon hablaha jooga dunida gaar ahaan kuwa jooga qurbaha thanks amoore digfeer2

  • heestu waxay doontaba ha ahaate kolay soo dhaweyn maha laakin aniga  waxaan odhan laaha fanaanka laxanka kale saar heesta waxaa laga yaaba inay ka ficnaato midan xitaa maleh qaab lagu ciyaari karo waayo waa degdeg , adigoo raali ah bal fanaan kale la tasho, adiga fanaan ahaan wan ku codeynayaa laakin waxaad mooda heestan inaan aad looga baran degin peace and love

  • Cadi ma'aha! Cajiiiiiiiiiiiib. I love it!!!!!!!!!

  • rageeedii weeye amoore, deydeyo asagaaa, uma taageerin heestan in gabadh lagu daadinayo ee waxaan u taageerey in beryahan fanaaninta heesaha qaada oo dhan ay ka hadlayeen jacayl calaacal ah, markaa fanaankan dhinacii kale ayuu u dhigey oo mudo hore inoogu danbeysey berigiii talantaaliga, great job, xaga wadanimadana mar kusoo tuur iyadana,

  • Woow

  • "Albaabkeygu kaa xiran, kaa oodan laabteydu." Waa khatar heestu.

  • waaaw waayadaan lama arag gabar la eryaayo ragaa la eryi jireee war ragii fiicnaa oo masuuliyiinta ahaa baa malaha soo noqday laakiin amoo bal xoogaa naxariisna fiiri

  • Albaabkeygu kaa xiran kaa oodan laabteydu, hana imaan agteydee dey deyo asaagaa,heesta caadi ma aha aad bay igu socotaa runtii

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more