Added: 3 years ago
From: ABDALA72
Views: 176,283
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (68)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • love u i love Ur song keep it up and i love Ur dance

  • Qui dit a cette femme d'arreter !!!!!! Son temps est fini. Laailaha Ialallah. She is heading to Jahanam at that rate.

  • she seems injoying the songssssss

  • heestan cadi mahan walahi kkk fartum birimo ciyartedana cadi mahan way shidan tahay wlhi qatar waye wan tagera wa fananada kaliya ciyar taqanto woooow viiiva fartun birimo

  • salaad darbi and magool allow kuu naxariiso

  • viva fartuun birimo

  • yeah heestaniiiiiiiii cadi maha sxb :d

  • WWWW, nice song.

  • yasalaaaaaaaaaaaaam waa hees aanba cadi aheen fartuun birimo kabax cadi matiihid markan aan kugu jeclahay hesaha aad qadoo wale loolz

  • at 2:50 marke le dahay ubad dhala it looks like 1000 kids lol maxa futug futug mee so siine ubadka:P loverly song though:)

  • @cuterim sxb meeshaad wax ka fiirineysid caadi maahan , Ubadka sida ay isaga filqeyso , anaaba ka yaabay yasir alla ...

  • mawlemagan kakakaka adi meeqa buundaa gabadha siisay aayar ineey u cayaartaa qumaneed ceeb miyaa ma caayin fanaanada laakiin adi bud lee maa iska dafee dhiigaa kaa batee ciyoow ha isku dhiman

  • islaantaa PHD bay ka sidataa ciyaarta soomaliga...ka bax dhexda siday leedahay...Sidaasa laysu jajabiyaa ama waa layska fadhiista....c/raxmaan koronto qudhiisaba waa wacan yahay..

  • Comment removed

  • caadi mahn

  • Heestaan anigoo 6 sano jira ayaan galay riwaayadeeda!! xaawana ayaana iigu xigta maqalkeeda.

    Waxay igu beertay xasuus aad u dheer oo caruurnimo! Waxaan aad igu mahdinayaa ciyaarta, codka iyo acting isku dheli tiran ee ay 2 fanaan soo bandhigeen.

    Waxaan rajaynayaa inay faniinta Soomaaliyeed ay ku dayan doonaan 2daan.

  • Waxaan la yaabanahay, dadkeena Soomaaliyeed , fuduushooda badan, inta lasoo qoran comments 99.9 % waa negative. waa umad meel aan loo raaci karin, war ordoo umadaha kale commentiyada eey qoraan soo fiirsada ee soo copy gareysta. what a lost nation.

  • i love this song. lakiin dadkaan ayaa iga jajabiyay, maxaa waaye gabadhaan oo cusbada kamaqantahay, ninkana xawaaji la aan, ha iigambiyaan.

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaw masha alaahi

  • waaw caadi mahan gabadha wiilka isha baxarka

  • maxaa gabadha lagu caayaya ma cod xume. waa heesti shimbir iyo magool allah arxamo

  • gr8 video

  • hahahahaha very funy dancing lady

  • ilove this

  • ilove the song but what's up with the vodeo gosh

  • waaaaaaaw inaba heestan caadi maahan waa hees jirta

  • kkkkkkkkk ninkaan waaba nin dagan naagtaan waalan in uu la heeso maaheen aad moodo naag fool haayso lugba lmeel geeyneeyso naa aayar u cayaar

  • @SuperLuula Waxaadan aqoon fanka Somaliya waxa lagu qiimeeyo.

    Qof walbana garashadiisa ayuu hadlayaa. Gabdhahana lama caayo dhaqanka ilaali, run ahaantiina gabadho waxay soo bandhigtay inay tahay nooca ugu badiya qoobka ciyaarka Soomaaliga lagu yaqaan.

    Allaaw yaa bara kuwa badan ee faniinta sheegta habka loo ciyaaro

  • Diz two Can Sing Sing SIng SIng Goooooooooood Specially her :p

  • sahra kkkkkkkkkkkkk waa funny hadaba walaal dadka lama cayo ceeb isku xisho haday hesayan waawaax ayaga uu yala waye iska dhaaf nooooooooooh iyaga iyo cadabtoda ayaay uu tala hee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkk lakiin sahra maxad kuu soo ogatay nee iin aay lacag xadeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk somali pepole funny

  • this sounds good to me so ceeyda raqiiska ah joojiya hes a man for it haduu cayilanayahay iyo hadii kale,waa shidanyihiin.

  • aryaa maxaaa waaye ninkaan walikeey ninkaanookale ma arkin neegta asikaa kabuuran naagta miyaa calosha u buuxisay wayaab wlh

  • hablaheena waa cunta badan yihiin laakiin khalad ka waa inaga waa in aynu erinaa subax kasto labaatan kilo metre markaas cuntada caafimaadey ka qaadeysaa

  • Ceeb waryada

    Xishoda oo wax isku fala

    Waryada awowo yashin iyo edoyinkiin ya ka calol wayn?

    Maxad isku cayaysan?

    Horta somali heshis ah awakan wayay

    Waxaynu nahay dadka ugu faqrisan uguna faanka badan adunka

    Sidaa isku cuna

    Isku caya

    Isku aflagadeya

    Uf!!?

  • sahara your cousine ma maskaxday laadahay markay lacagta u hormarisay, they have sing first naayaa beenta nagadaa fanaaniita ha caayine, midakale gabadhan anagaa reer abti ah I dont think she would do something like that

  • sahara you so cheap person matter of fivehundred you tolking and making such shite commenty to your arts

    shame you self sister and  respect

    you singers gife amoralsuportt please

    no matter what they are

    thkx

  • this two singers are the best singers in smalian please stop nsulting you artset if you land mony it wasnot supost

    to post such kind please sahra we are not collection agence try to find any otherway you can tolk

    viva primo and dowlo keeo going

    you are the best all the time great somali singers

  • These two loosers..stole $500 from cousins..to sing from her wedding. They took the money..and never came back..HOW COULD THEY..PLUS THEY 'RE MARRIED..AND SINGING TOGETHER..HOW DISGUSTING.

  • hey sis £500 is not the actual price for singing a wedding may be that's why the never return. anyway why are you spreading the hate? they can re re re maried and singing together! the best 5 star

  • get this 2 losers out here some1 need to tell this fatget ugly ass nigga to go gym and nagtaan umaleysiid ineey walantahay damn u 2 should be a shame of ur self b4 making this old azz song and dancing like that ceeb dadkaan mabaa xishodaan miyaa

  • hibaaq adiga qoftaan quruxda badan ayaa wax ka sheegee yaa ku arko calooshaada iyo foolxummadaada maser camal ayaa hadalkaas kaa keenaayo i know u

  • Gabdhaha soomalida waxaa uyeelay caloosha weeyn gudniinka. Mida kale cutada soomalida weey iska cutaa qiyaas laan

  • @hurufle

    walaal hadna cuntadeenii maad wax ka sheegaysaan maxaa cuntada alle noo siiyay soo edab daro maha in aad gabdhaha calooshooda iyo cuntadooda wax kasheegtaan isku xishooda alaa cuntada nasiiyay waana ka dhergaynaaye

  • War gabadha ninyahow haceynin. Hooyadaa ayey laegtahaye. Caloosha da' ayaa keenta dadka intiisa badan. Ee dhinaca kafiiri

  • i can't stand this kind of singer that don't know get new song with your stupid moves and disaster outfits with ur own music. GOOOOOOOOOOOOOOD Peeeeeeeeeoooooooooooooople

  • why on earth are they singing heestii hooyaday laguu qaadi jiiray iyo Great Grandma aay ku heesi jireen. people get new song please this is uuf !

  • balaayo calool weyn naa caloosha lee iska jar xoola yahey goomanka dheer uuf

  • hibaaq noolow, laakiin waa saan kaaga baqayo.loooooooooolz. ina adeer sidaan lee ha igu noqon. abeeso carajiis fooqol abeeso.llllllllllllllllllllooo­ooooolz

  • @stranger97245

    gabadhaan qurux kumaad gartan ee amusa ceebloshinyahow

  • @Hibaaq2010 naagah somalida oo dhan ayaa sidaas ah waan garan waayay sababta waxaad moodaa inay dadka ka waawayn yihiin mid kasta xaluskeeda ayaa dhowr kintaal oo galay ah ka badan kkkkkkkkkk

  • May be uur eey leedahay lol butr she is pretty, and mokes good moves uh, if you wonna know how pretty she is then watch Qabyo by sangub, But let me ask u what about the man! look at his belly

  • she indeed getting down like beagal hound. The guys on the other hand: good God he needs some lessons kkkkk

  • What a cougar! I would bend her over in no time.

  • fartun birimo jaaskeedaaan ka helay, wil love to dance wid her.

  • kkkkk

  • long music --just start singing already..........

  • ok primo shake it , LOL KEEP IT UP SIS

  • waaaaw runtiii waa hees aad u macaa

  • any one tell me plz is Primo Married or she is single............she even become more than Hot now a days...cant wait to kick her ass oh..............

  • who give damn, the lady made career out of copying other artist work. none and i mean none of her songs are original it is a shame really, she does have nice voice. what a waste of talent. and bye the way this is legandary song sing my Magool 30 something years ago.

  • iam sorry original keeda ayaa inii gisidi taa walaalayel.marka iska daaya koobiga.

  • dheereye cadi matihid ugaas keep it up qoftaan kula qadeyso atariishadada mi mise

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more