Added: 1 year ago
From: bashiircali22
Views: 65,908
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (34)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • masha allah , waa Nice gabay. wlhi, "Ogoow Qurixi Waa Diin "

  • @TheSomStars Mahadsanid walaalkeen hadaad sugaanta xiiseeydo Gabayo da isla Kanalkeeyga Youtubka ka kartaa Insha'Allah

  • masha allah... very nice

  • nice walahii

  • @shadiya161 mahadsanid walaal suugaan kale oo isla Guurka ka hadlaa ayaad ka heli gartaa isla Yosida gabayga , la yiraa Talo Guurdoon ee Abwaan Amiin Sheekh Maxamed

  • masha'laah

  • Wow its nice masha Allah migdishogirl143 wat ku mahadsantahay abayo mcn qoralka waa gabay wanaagsan oo xamasat iyo dhiirgilin leh Ilaah hano sahlo dhamantena Rag iyo dumar wanaagsan

  • Masha'Allah.

  • WAA LAY XIRTAY WELINA WAA LAHAYSTAA, GARDARADAASU WA MID AAN SAL IYO BAR LAHAYN(.5) SANADOOD OO XADHIG AH BAA LAYGU XUKUNTAY, E TIGID $250 DOLLAR SEDEE BUU $50,000 U NOKONKARAA? PARKING TICKET BAAN HAYSTAY,WAXAAN U BAAHANAHAY CAWIMAAD XAQUUQEED,IAM CUSHITIC WOMAN SOMALIAN CLAN I NEED FREEDOM AND FAIR JUSTICE

  • @bashiircali22 walaal sidaan u jeeda wax xikmad ah ayaa sheekeysaa lakiin walaal maana fahmin waana jeclaan lahaa inaad dib u soo qorto si aan u aqriyo!!

  • @AbuuLuqmaan Waayahay walaal, Soomaali xumo igama ahayn ee keybordka ayaa iga booday. Walaal hadalkaygii hore waxaan ka waday, Tusaale cajiiba ayaan ula jeeday oo waxaan dhahay Shinbiraha waxay samaystaan Buul waxayna ka samaystaan geed korkiis, si ay ilmaheeda ugu xifdisato. Marka shinbirta waxay samaysaa buul qurux badan waxayna ka samaysaa geed dushiis, si aysan halaqa ukumaha uga cunin!! Marka Anaga miyaysan nala gudboonayn in aan ilmaheena ka taxadarno oo aan Hooyo wacan u doorno !!

  • @bashiircali22 walaal Masha Allaah waad ku mahadsan taheey si feecanah waan u Fahmeey! hadalkaasnah waa wax muhiim ah! Salafkeeni hore awlaadooda waxeey kula dardaami jireen biyahooda mesha ey dhigayaan ineey u xulaan ey raadiyaan.

  • @bashiircali22 sidoo kale markey awladooda dhihi jireen qofka guursanayo wuxuu la mid yaheey qof keed talaalayo yuu la mid yaheey marka qofka ha iska fiiriyo mesha u wax ku talaalayo maxaa yeley meel xun markaad wax ku talaashid xididka mesha xun ka baxa wax wanaagsan masoo saaro! sidaas darteed ha iska fiiriyo!!!

  • @AbuuLuqmaan waa sidaas walaal waad asiibtay hadalka wanaagiisii , nabiaga scw waxaa aw dhahay Aduunyado wa amataac waxaana ugu khayr badan Sawja Saalixad ah ' Allaha nagu arzaaqo sawjooyin wan wanaagsan oo sabab u noqda in aan janada galno yacni sawja salaixad ah marka aad heshid acmaasha wan wanaagsan ayay kugu dhiira gelinee , taana Janada ayaa ku gaaree

  • Hore Ayaa loo yiri Guur Waa ul mugdi tuur ah marka aan kawada fiirsano meshaan u sheena ku tuuraneeno.

  • @AbuuLuqmaan Walaal waxaan filaa maah maahdaas ma sax sana '' waxayna ka micna tahay wax lagu nasiibsaday oo kale , yacni in dumarka guurkooda la isaga nasiibsado. Saasna maahan ee hadii wiilka aw Alle ka baqo ee aw raadsho gabar Taqiyad ah Alle waa siinaa maahana in aw guurka nasiib yahay ee qofka Taqigaa Alle Taqiyad ayuu siiyaa Faasiqana Faasiqad , Allahuma inii As aluka Sawja Saalixa.

  • @bashiircali22 walaal sidaad timaamtey waad iga saxsan taheey lakiin runtii Mahmaada waxeey aheyd un guur waa ul mugdi tuur ah lakiin Anika waxaan sii raaciyey oo aan ku sii dareey Meshaad u shiina ku tuuraneysaan ka fiirsada!!! sidaad sheektey ninka haduu yaheey nin taqi ah Alle (swt) wuxuu ugu nimceeya gabar taqiyad ah! Marka dhamaanteen Allaah nugu Arzaaqo Gabar saalixad oo ka rajeyneyso rabikeeda raali ahaan

    shahiisa!!! 

  • Masha Allaan Allaah (swt) haga Abaal mariyo! Walee kan Ayaa gabay laga yirahdaa Abwaanka wuu ku mahad San yaheey Dardaanranka guud oo dhanlin yarada u soo gudbiyey. hore ayaa loo yiri wiilkaaga halmar ayuu hiil kaaga baahan yaheey markaasnah waa markaad hooyadiida dayeysid. Haqa caruurta ayeeynah ka mid taheey caruurta inaad hooyo suuban u xushid marka Allaah Cazza Wajjal Waxaan ka baryeynaa inuu nugu arzaqo Xaasas wanaagsan.

  • Daawashada Aflaantiyo Damman hees iyo muusik danteedii ku iloowday, Dulmi iyo Xan mooyee ka maran Dux iyo Iimaan, Dooqeeygaa ku raaciyo dadkaan kuugu jecelahay, daraadaa ma seexdoo anaa adiga kaa daran, dhowr maalin dabadeed xiisuhu markuu demo Dacar noqoy jaceylkii Dudumo wehel ma noqotee
  • Muran iyo Dagaal iyo adaan dunida kuunacay Ifur ku dooni maayee I maqashii Dalaaqada, Ilaaheey ku dooriye Madaxeyga ii daa, Eray derisku soo baxo waxaa kaaga Duug roon inaad Doob ahaatee, Qalbigii daxaleysta Waanadu ma deeqdee ka durug labada daarood midna darajo malahane, guri dumay ma fududee
  • Deyra yey ku raacine intaan guri lawada degin midda Damacu kaa galay Dabar iyo Hogaan iyo hubso Diin ma leedahay. **************************** Dadka kii ilaaheey kheyr ladoono dhammaantii diintuu waafajiyaahe dumarkaa xijaabane sidii ilaaheey u dooray u daboolay jirkooda mid ka dooro saaxiib, ogoow Quruxi waa diin Dawo Guurna waa Samir. ****************************
  • **************************** Daruur soo Hillaacdiyo Dayaxoo Habeen bara Sacab lama dul saaree, xuural ceynta dunidiyo Duca qabooyinka dhowrsan Duruuftii ku haysiyo Danta kuguma nacayaan, Deyro iyo Saluug maleh, Dembi iyo Xasarad ma leh, Dood iyo Qilaaf maleh, wax Islaamku diidayne Damiirkoodu ma ogola, daartii la geeyana marna Nuurku kama damo, Ducadiyo adkaartana kama daalo afkoodu, Munkar iyo Durbaan iyo Aroos looma soo digo
  • Daaw dhaafka guriyo ma ogola Daf iyo Miriq, guriga Daaradiisiyo Duruustiyo Tacliintiyo dugsiga kama fogaadaan, degenaanta Ddebtiyo Samirkiyo Dulqaadkana Qalbigaa ku diirsada, dugsi lagu nagaadiyo Derin aad ku gama’diyo soo dhaweyn ku deeqdiyo, daryeel aad ku qanacdiyo Xormo ruux aad dabaqdiyo, Daacad kuu adeegtiyo Deymo aad ku faraxdiyo, dibno hadal macaan iyo Gacan dabacsan naxariis kuwa loogu Doow galay nin helaa ma daayee, ****************************
  • **************************** Dadkoo jiifa badankii intaan Shiikhu Daakirin Biyo Diiran oo kulul marwo kuu diyaarida, dar Allaan ku dhaartaye midkii loogu daro calaf liibaanta dunidiyo daarta aakhiroow helay, dumarkaa Xijaabane sidii ilaaheey u dooray u daboolay jirkooda mid ka dooro saaxiib, ogoow quruxi waa diin dawo guurna waa samir. ****************************
  • Ragoow gabdhaha sifooyibkana leh Guurkooda u deg dega !!!! Da,da manata joogtiyo ogoow Dumarko waa labo Degan Rabbi hanuunshoo Ka dahiran xumaanoo Daacad kuu adeegtoo Dar Illaah ku adeecda Gabdhaha Guurkooda laga digay ee aan wan wanaagsanayn '' Ragoor gabdha sifadaan leh sika jira!! Iyo daysan khayr kiyo xaqa laga dabooloo Damiirkiyo xishoodkiyo Kamaran dux iyo iimaan Kala dooro labadaan Danti mooge weligiis Damin kama fogaadee Daahiroow ubadkaaga Hooyo fiican u door
  • Dhamaan walaalahayga Muslimiinta ah soo dhawaada Gabaygaana ka faa iidaysta insh'Allah

  • @bashiircali22 wad mahadsantahay sida wacan aad gabarga nogu soo gelisay ,Mashalah n Jazakal'laah kheyr  yaa akhii

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more