Added: 4 years ago
From: leavancliff
Views: 61,312
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (22)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • usturleya ma miro baa laga heela waxan maqalay somalida ku noo dagmada malaborn dir qaada ayay kaso wada dhaceen waa wada laga dhayaal ma miiro baa maraka mise waa hawaday ninwayno geed qaada koraaya lool

  • waaaaaaw inaba caadi mahan heestan waad ka baxsatay bro

  • cali kaban sxb afkaaga cano lagu qabay,ragedi marqanka isaxday sxb thnks

  • kulahaa itoobiya??? war fanaanka ayaad dooneeysaa inaad ceebeysid, runtii haddii ay soo shaaxbaxdo inuu itoobiya joogay, aniga kow baan ka ahay dadka mucaaradka ku noqonaya, laakiin waan soo baadhi inuu itoobiya joogi jirey iyo inkaleba, ma garatay????

  • cali muuse sxb aad ayaa kuu salaamaa sxb hadii aad aragto fadlan ala soo xariir waa nin aad isla joogdeen ethiopa gaar ahaan guriga oday malis sxb

  • Ragaan caadi maha way tumanaayaan, laakiin waxaa ka sii fiicnaan lahaa naago lala geerasheeyo inay joogaan meesha.

  • Alikomn, sxb that was the best advice ever! i just laughed very hard, inaadeer dumarka waxaa loola dhaqmaa si naxariis ay ku jirto ta saas aanan u qalmina waa laga tagaa oo marka horeba abaayo macaan laguma yiraahdo, laakiin sxb waad ku mahadsantahay taladaada "sxb naagaha si xun aa loo biiqaa" nin raga dheh.

  • nin aana naag dhib usoo marin ninba maahine sxb yaal ogaada nin calaacalaa hadaa aragtaan oogaada uun guusha asiga ayaa qadanaayo

  • waan ka xumahay waan la soo daahay comments ka balse waxaan laba eray oo kala duwan ayaan leeyahay ducaale179 sxb u fiirso hadalada afkaaga ka soo baxaayo oo aad leedahay hadii uusan ku cajabin xadiiska dhegeyso waad ku qaldan tahay walaal waayoo xadiiskii qiimaha lahaa ayaad ka dhigtay wax aan qiimo laheyn tan kale generalwow adiga jihaad meesha ma yaalo ee daawo heesta dadkana ha u gefin wey baashaalayaan ok thanks

  • maskiin cali sagal ayaa cidla dhigtay miskiinka ilaahay ha ku sahlo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkk

  • Sxb sidey u gashay miskiinka, sxb naagaha si xun aa loo biiqaa si ay kaaga tagin bro. Hadii kale hadii miskiin iska dhigtid oo aadan xaasidnimo u biiqin baaba aa noqonee sxb?

  • damiin meel la isugu keenay waa waxan oo kale. waxay isku darsadeen maangaabnimo iyo khalad laga fahmay nolosha qurbaha. waxbarasho waa eber, aqoon waa eber, cilmi waa eber, edeb waa eber, dadnimo waa eber.

    soomaalida gudaha ku hadhay ayaa 100% ka fiican oo waxayba ku jiraan JIHAAD laakiin cawaantan waa isku xaareen

  • Waar adigu orad masaajidka tag. Iyadiibaa xagan U-tube ka daawanaysa markaas bay dadkii caayasaa. Duli ilaa duli. Sheeko Somali bay meesha la soo kanbadhuudhaa. Waar waxan waa fan ee hadaan ku cajabin aduu, xadiiska dhagyso.

  • axsan hees walaalahay

  • Ya salaam Cali Musa. He is the younger brother of Cabdikarim Musa (Dalmar) the presenter of Somaliland TV Europe.

  • waxaasaa hees ah

  • waxan xusustay wayowayo!!! sagal nice name, i used to have a friend called sagal. ala sagaley

  • demn guys guys live music with khat is the real shit man...

  • jidhidhico Ala Sagaleeeeeeey

    caadi ma ahan This song

  • cali sagal miyay kaaga baxday kkkkkkkkkkkk thats a joke inadero nice song runtii .

  • keep it up bros. i like the marfash and real fresh qat or khat

  • wow' wow'  what marfash; i miss that for really am real chewer

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more