ilaah ka baqan e sheekheena inoo daaya wuxuu ilaahey fahansiiye ha inooga faaideeyo. yaan la dhihin waa war aan jirin....ee qaata wuxuu idin sheego oo kitaabka ilaah iyo sunada rasulka sc ha inooga faaideeyo
War dadkaan suufiyiinta ah waa ragga si cad u banaysanaya inaan salaada la tukan sababtoo ah jirkiisaa kula joogee naftiisii makka iyo madiina ayey ku soo cibaado gudanaysaa...
Ilaa hadda saynta ayaa la idinku dhagan yahay naar ayaad ku sii socotaan war alle ka dhowrsada oo maalin aad saadaal adiga sidaan u hadlaaya waxaa suurta gal inaadan diintaada cilmi u lahayn faataxada ka badan waana aad iska hadlaysaa marka waxaadan cilmi u lahayn cid ha ku caayin shiikha aad raacsan tahay oo kuu baneeyey inaad dumarka taaban kartaan markaad xadraynaysaan oo naagaha aad ku raaxaysataan markay jidboodaan oo is ruxaayaan waxaas iyo wax ka daran ayaa lagaa celinaayaa Alle Ka baqa.
Jazaaka Allah walaal iyo shiikhaba waa xaq bidcada ragga hadii laga hadlo moodaya in dad la durayoow idinku ilaahay ka baqa oo intaad nooshihiin jidka saxa ah ee nebigeenii maray raadiya intaad caadifad iyo xertii shiikhyada ahayd baa la maagayaa la soo taagan tihiin waxani qabyaalad maaha ee waa sidii aad naftaada cadaabka uga badbaadin lahayde......
aslm somaliyey illaahay ka cabsada oo iska daaya culimada aad wax ka sheegaysan inka oo aan teenaba hubin halkay mari sheekhyada hadal ha wadaan waano ha wadaan lakiin gabagabo waxay yidhaadaan illaahay sbxwt ka cabsada ee qof walowaba qaado kalimadaa so daa kan baa sufi ah iyo kan baa salaf ah
kan sheekh maad modaa waa shekh iska yeel mas alo fakir loguma jawaabo lkn ninkaa wax badan aan ku arkay asow dhahaayo fakirkeyga ila tahay marka fakir maa lagaa dhaga sanaa mase waxa kitaabka quraanka iyo sunnada nabiga aad nooshegee la laabo umuloo islaan umul cml kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
walahi aniga digri iyo luubaan aa ku soo koray marka aniga wax saxsan iyo wax qaldan ma garanaayo ee ilaahay umada ha soo hanuuniyo koleeto waa la wada tukadaa quraankana waa la wada aqrisadaa marka ma garanaayo qofkii qaldan iyo qofkii saxsan ilaa qof walbo waxuu leeyahay anaa saxsan, mideeda kale wadaadada cusub dadkii ee ba gacmaha iyo lugaha ka wada jarjareen xataa odayaasha muslimiinta oo waayeelada ahaa aa waxa ee leeyihiin waa ku shihiidaya
wlhi waxanla yaabanahay in dad aqli leh loo sheego in ey iska dhafaan caabudida qabuuraha iyo bidcada shirkiga hadana ey ka dhaga degayan sida shiicada iraan oo kale subxanalah sufiyiinta waa dad dhunsan inkastoo magaca suufi u yahay magac wanaagsan lkn ilahey hasoo hanuunsho xafidakalaah ya sheikh Umal
Ninkaan hadal sax ah ayuu ku hadlay laakin anaga hadii aan somali nahay diinta waxaan kasoo gaarnay barashada diinta culimada suufiyada ee ah macalimintii daahirsanaa ee aan marnaba aqbali karin shirki waa in aan xushmad weyn siino dadkeeynii hore ee qiimaha lahaa,asigoo halmar xataa ixtiraam siinayo ma arkin dadkii ahlu cibaadaha ahaa ee sharafta badnaa,
Alle ayaa mahad Leh Saas maha EE Dadka ayaa ilaahay simin Hal wax ayaa lawada haystay laakiin markii xaqqa loo cadeeyey ayey diideen jaahiligii iyo gaaladii ayaa lagu yaqaanay inay yirahdaan diin cusub ayaa lala yimid marka ninka qabriga baryaaya oo oo dumarka la xadreeya oo xoolaha masaakiinta baadiyaha joogta xoolohoda xaaranta iyo ka cabsiinta inay balaayo kaga soo dhacayso cirka ku cabsi gelin si ay u xalaleystaan xoolaha dadka oo baydKa Alle dadka daryeela caaya WAA DULLI SUUFIYADU
يقول ابن تيمية في مجموع الفتاوى ج1/161-162 وفي كتابه المسمى قاعدة جليلة في التوسل والوسيلة ج2/28 ما نصه:
وكل بدعة ليست واجبة ولامستحبة فهي بدعة سيئة، وهي ضلالة باتفاق المسلمين. ومن قال في بعض البدع إنها بدعة حسنة فإنما ذلك إذا قام دليل شرعي على أنها مستحبة، فأما ما ليس بمستحب ولا واجب فلا يقول أحد من المسلمين إنها من الحسنات التى يتقرب بها إلى الله.اهـ
قال في روح البيان في تفسير القرءان ج 9 ص 2:"ومن تعظيمه- صلى الله عليه وسلم - عمل المولد إذا لم يكن فيه منكر قال الإمام السيوطي قدس سره يستحب لنا إظهار الشكر لمولده عليه السلام. انتهى وقد اجتمع عند الإمام تقي الدين السبكي رحمه اللـه جمع كثير من علماء عصره فأنشد منشد قول الصرصري رحمه اللـه في مدحه عليه السلام:
قال ابن الأثير فى "النهاية فى غريب الحديث"(1/106- 107): وفي حديث عمر رضي اللَه عنه في قيام رمضان: نِعْمَت البِدْعة هذه، البدعة بِدْعَتَان: بدعة هُدًى، وبدعة ضلال
قال الشيخ شمس الدين محمد بن أبي الفتح البعلي الحنبلي في كتابه "المطلع على أبواب المقنع" (ص334) من كتاب الطلاق: "والبدعة مما عُمل على غير مثال سابق، والبدعة بدعتان: بدعة هدى وبدعة ضلالة، والبدعة منقسمة بانقسام أحكام التكليف الخمسة"اهـ.
وقال الحافظ ابن حجر في فتح الباري، شرح صحيح البخاري، المـجلد الثاني، كِتَاب الْجُمُعَةِ، باب الأَذَانِ يَوْمَ الْجُمُعَةِ:" وكل ما لم يكن في زمنه- صلى الله عليه وسلم - يسمى بدعة، لكن منها ما يكون حسنا ومنها ما يكون بخلاف ذلك "اهـ
قال الحافظ أحمد بن حجر العسقلاني في الفتح (ج4/298): قوله قال عمر: "نعم البدعة" في بعض الروايات "نعمت البدعة" بزيادة التاء، والبدعة أصلها ما أحدث على غير مثال سابق، وتطلق في الشرع في مقابل السنة فتكون مذمومة، والتحقيق إن كانت مما تندرج تحت مستحسن في الشرع فهي حسنة، وإن كانت مما تندرج تحت مستقبح في الشرع فهي مستقبحةوإلا فهي من قسم المباح وقد تنقسم إلى الأحكام الخمسة.انتهى
وقال النووي أيضا "في شرحه على صحيح مسلم"(16/226-227) : قوله صَلَّى الله عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: (مَنْ سَنَّ فِي الإِسْلاَمِ سُنَّةً حَسَنَةً، فَلَهُ أَجْرُهَا...) إلى ءاخره. فيه: الحث على الابتداء بالخيرات، وسن السنن الحسنات
قال النووى فى شرحه على صحيح مسلم"(6/154-155): قوله صَلَّى اللهُ عَلَيهِ وَسَلَّمَ: (وَكُلُّ بِدْعَةٍ ضَلاَلَةٌ) هذا عامٌّ مخصوص، والمراد: غالب البدع. قال أهل اللُّغة: هي كلّ شيء عمل عَلَى غير مثال سابق. قال العلماء: البدعة خمسة أقسام: واجبة، ومندوبة، ومحرَّمة، ومكروهة، ومباحة.
قال العز بن عبد السلام في كتابه "قواعد الأحكام" (ج2/172-174) : البدعة منقسمة إلى واجبة ومحرّمة ومندوبة ومكروهة ومباحة ثم قال: والطريق في ذلك أن تُعرض البدعة على قواعد الشريعة، فإن دخلت في قواعد الإيجاب فهي واجبة، أو في قواعد التحريم فهي محرمة، أو الندب فمندوبة، أو المكروه فمكروهة، أو المباح فمباحة، انتهى
روى الحافظ أبو نعيم في كتابه حلية الأولياء ج 9 ص76 عن إبراهيم بن الجنيد قال: حدثنا حرملة بن يحيى قال: سمعت محمد بن إدريس الشافعي رضي الله عنه يقول: البدعة بدعتان، بدعة محمودة، وبدعة مذمومة. فما وافق السنة فهو محمود، وما خالف السنة فهو مذموم، واحتج بقول عمر بن الخطاب في قيام رمضان: نعمت البدعة هي" اهـ
قال الشافعي رضي الله عنه: المحدثات من الأمور ضربان أحدهما ما أحدث يخالف كتابا أو سنة أو أثرا أو إجماعا فهذه البدعة الضلالة، والثاني ما أحدث من الخير لا خلاف فيه لواحد من هذا، فهذه محدثة غير مذمومة. رواه البيهقي في (مناقب الشافعي) (ج1/469)، وذكره الحافظ ابن حجر في (فتح الباري): (13/267)
وفي صحيح البخاري في كتاب صلاة التـراويح ما نصه: " قال ابن شهاب: فتوفي رسول الله صلى الله عليه وسلم والناس على ذلك"، قال الحافظ ابن حجر: " أي على ترك الجماعة في التراويح". ثم قال ابن شهاب في تتمة كلامه: " ثم كان الأمر على ذلك في خلافة أبي بكر وصدرًا من خلافة عمر رضي الله عنه
وقال النووي في كتاب تـهذيب الأسماء واللغات، مادة (ب د ع ) ج3/22 ما نصه: "البدعة بكسر الباء في الشرع هي: إحداث ما لم يكن في عهد رسول الله صلّى الله عليه وءاله وسلم، وهي منقسمة إلى حسنة وقبيحة، قال الإِمام الشيخ الـمجمع على إمامته وجلالته وتمكّنه في أنواع العلوم وبراعته أبو محمّد عبد العزيز بن عبد السلام رحمه الله ورضي عنه في ءاخر كتاب القواعد: "البدعة منقسمة إلى واجبة ومحرّمة ومندوبة ومكروهة ومباحة.
Shahaadataynka in lagu xijiyo abdulqaadir shaylilaah aweys axmed walyulaah subxanalaah munaaqibkana waxaa aragtay ku qoran yihiin shirki ka wayn maa aragteen ibn thaymiyah qof dhahaa qabrigiisaa lagu dawaafay yaa maqlay?
Ibn thaymiyah ayaa yiri. ibn thaymiyah ayaa yiri ayey ka dhamaan waayeen nimanka wahaabiyada. bal ibn thaymiyah nabi allah soo diray miyaa ama wuxuu ahaa nin sheekh ahaa noolaa 800 sano ka hor, waliba xabsi ku dhintay ka dib markuu la yimid wax diinta qilaafsan. nimankaan wahaabiyada haddii aad tiraahdo sheekh aweeys ayuu yiri, waxay markiiba la soo boodayaan bidcda, shirk, laakiin wahabiyada iyaga iskuma jeedan, waayo wax aan aheyn hebel ayaa yiri ma hayaan wahaabiyada
@shakisbulo fiiri sxb nimankan sacuudiga wax lagu soo barey ee aamisan manhajka wahaabiga markay daliishanayaan ninkaa noolaa 800 sano ka hor ibn thaymiyah ama sheekhyada wahaabiyada jecel yihin sida abdulwahaab ma yiraahdaan sheekha aayad ama xadiis ayuu hadalkan uu yiri ka keenay ee waxay yiraahdaan shekh ibn thaymiyah ayaa sidaa iyo sidaa yiri waana in lagu dhaqmaa, dhinaca kale been ayad sheegtay sh aweys raxmatu allah ama sh abduqaadir raxmatu allah waa baniaadam qofna ma noleeyn karaan
Shiikh isku shega waxaan weydiinaa hal su'aal : shiikhu madaxa ayuu u xiiran mar kasta asiga iyo kuwa ku fikirka ahba , marka su'aashu waxay tahay nabigu madaxa ma u xiirnaan jiray mise timo dhaadheer ayuu lahaan jiray , ????????!!!!!!!!
@almuhamadi1 maxaa iska galey camaamad iyo diinta. dhibka ugu weyn ey qabaan suufiyada wa wax garad la'aan iyo fahmi la'aan. cimaamad diin kuma saabsano. sheikhana hada ayuu ka hadley wuxuuna yidhi bidcada laga hadlayo wa diinta o wax lagu soo daro. qofka sidu doono ayuu u labisankaraa hadii uu qariyo cawradiisa. ma waxaad so wadaan baabuurkana wa bicda?!!! badca waxaa layiraahdaa wixii diinta lagu soo daro sida xadra iyo wixii la mid ah.
@TheSharifka23::::::::sxb sidaad doontid uma labisan karitd taas waad ku qaldantay , teeda kale suufiyada somaliya ayaga u asal ah , fad ama hafadin waa lagu fadsiin , teeda kale sh. waa uu fashilmay wuxuuna ku fashilmay dagaalka ay .al khawarij kawadan somalia oo uu marna dhahay wa ay jihadayaan , marna yiri laguma jihaadi karo , taas waxay muujinee in sh. cilmiga ku yaryahay , khawaarijna insha allaah waana ka sifeen doonaa insha allaaah . kubishareso tasna way ay bilabatay in somali ka tagan
...Caqiidatu Waasidhiyah iyo Caqiidatu Xamawiyah oo ay wahaabiyadu ku bedeleen Caqiidadada Dunida ISlaamku haysatay ila Maantana ay haysato ee La yiraahdo Caqiidatu Ashcariyah iyo Maaturidiyah! Wuxuu keensaday Toowxiid 3 ah Uluuhiyah, Rubuubiyah iyo Tawxiid Asmaau Wasifaat isagoo khilaafay Towxiidkii keliga ahaa ee Suubanuhu ka tegey! Markaa ninka kaas Shiikh ka dhigta ee Shiikhul Islaam u baxsaday ee ku Dikriya Magaciisa Sow Mujrim Wahaabi ah Maaha! IT'S ALL ABOUT MONEY AND PRESTIGE AND POWER
Wahaabi gaboobay oo dhiiga Muslimiinta ku qaata masruuf weeyaan! Ibn Taymiyyah ayaa sidaa Yidhio. Who the hecll is this Ibn Taymiyyah? Sow ma ahayn Ninkii ay Muslimiintu iska xireen markii loo adkeysan waayey Bidcada iyo dhibaatada uu Islaamka u keenay! Dhibaatadiisa xataa Maanta ayay na haysataa oo waa adiga arkaya in Qoladan xaydxaydani ay afka ku hayaan magaciisa iyo wixii uu yidhi. Wax kasta oo ay kasoo xigtaan waa quraafaadkii uu buugaagta ku qortay ee xabsiga loo geliyey!
I thought he was gona say Shafi''i said this and that but why is he keep on saying Ibn taymiyah? Didnt Imam Shafi'i say Bid'a is of two types or am i mistaken? And how can you find Bid'a in the Sunna? Bid'a means things that has been newly invented am i wrong?
mashaa alaah, sheekh umal aad buu u mahadsan yahay cilmiga iyo aqoontisa sida naxariista leh ee uu umada somaliyeed ee muslimkaa u gaarsiinayo ilaahay hakaa abaal mariyo sheekh, adi iyo kan meeshan soo galiyeyba, lkn waxaa is waydiin mudan kooxaha somaliya ka jira ilaahay ha is fahan siyo iyga horta, kuwa kasii darayse waa kuwa dadka gowracaya intay is haysteen iyagu baa qolodaan dadka gowracda soo baxeen, war culimooy umadii loo tashaye is haysiga ka baxa oo adinku is ogolaada.

calakasomalia 1 month ago
@ jamalhuda sxb dikri waxaa la yiraahdaa quraan eebe, laakiin somalida inteeda badani waxay u yaqaanaan xadrada ama qasiidooyinka
alaa inna dikrullahi tadma`u quluub
dararac 1 month ago
sayid maxamed cabdule Xasan (IHN)wuxuu ahaa shiikhii keenay dariiqada Saalixiya cariga Somalida iyadoo berigii hore ay Wahaabiyadu aflagaadaynjireen hada se ay qireen inuu mujaahid ahaa iyo dariiqadiisiiba,hadalkaa ka dhegaysta waraysigii uu bixiyay Horjoogaha Al-shabaab dhawaan.
jamalhuha 1 month ago
nebigu(SCW) wuxuu yidhi maydiin sheegaa howl laqabto tan ilaahay agtiisa ugu khayrka badan ee ugu derajada saraysa,Asxaabtii baatidhi waatee rasuul alow?wuxuu ugu jawaabay Nabigii(SCW):Waa dikriya ilaahay ama xuska ilaahay,makaasaa bidca ah.
jamalhuha 1 month ago
قال رسول اللّه صلى اللّه عليه وسلم:
" ألا أنبئكم بخير أعمالكم وأزكاها عند مليككم
وأرفعها في درجاتكم،
وخير لكم من إعطاء الذهب والورق،
وخير لكم من أن تلقوا عدوكم فتضربوا أعناقهم ويضربوا أعناقكم"؟
قالوا: وما هو يا رسول اللّه؟
قال صلى اللّه عليه وسلم: "ذكر اللّه عزَّ وجلَّ"
makaasaa nebigu ogayn (SCW)ilaahay culimadii Sufiyada ahaa ha noo soo celiyo,waxaa qiray in ay saxnaayeen oo hada ogaaday xataa Amiirka Shababka oo ku tilmaamay Sayidkii muj
jamalhuha 1 month ago
This has been flagged as spam show
فضل ذكر الله. ... (الَّذِينَ آَمَنُوا وَتَطْمَئِنُّ قُلُوبُهُمْ بِذِكْرِ اللَّهِ أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ) . Dikrigu diintuu ka mid yahay shiikhow maaha dikrigu wax dib laga keenay
jamalhuha 1 month ago
War dadkaan suufiyiinta ah waa ragga si cad u banaysanaya inaan salaada la tukan sababtoo ah jirkiisaa kula joogee naftiisii makka iyo madiina ayey ku soo cibaado gudanaysaa...
AlleDhowr 2 months ago
Ilaa hadda saynta ayaa la idinku dhagan yahay naar ayaad ku sii socotaan war alle ka dhowrsada oo maalin aad saadaal adiga sidaan u hadlaaya waxaa suurta gal inaadan diintaada cilmi u lahayn faataxada ka badan waana aad iska hadlaysaa marka waxaadan cilmi u lahayn cid ha ku caayin shiikha aad raacsan tahay oo kuu baneeyey inaad dumarka taaban kartaan markaad xadraynaysaan oo naagaha aad ku raaxaysataan markay jidboodaan oo is ruxaayaan waxaas iyo wax ka daran ayaa lagaa celinaayaa Alle Ka baqa.
AlleDhowr 2 months ago
wax ka qaldan mjiran wadaadkan alaha desteee
Tube8Fei 2 months ago
Waxaan ka BAqayaa Kuwaaan Say nabigaa Waxaan am lo SuBin karo da Ay U hayaan Inaay Dhahan MAlin Dhow An Ka Yaba ma RUmaysanayno Rasulkaa (-_-)
Ina5096 2 months ago
Jazaaka Allah walaal iyo shiikhaba waa xaq bidcada ragga hadii laga hadlo moodaya in dad la durayoow idinku ilaahay ka baqa oo intaad nooshihiin jidka saxa ah ee nebigeenii maray raadiya intaad caadifad iyo xertii shiikhyada ahayd baa la maagayaa la soo taagan tihiin waxani qabyaalad maaha ee waa sidii aad naftaada cadaabka uga badbaadin lahayde......
Calaawadiin 3 months ago
aslm somaliyey illaahay ka cabsada oo iska daaya culimada aad wax ka sheegaysan inka oo aan teenaba hubin halkay mari sheekhyada hadal ha wadaan waano ha wadaan lakiin gabagabo waxay yidhaadaan illaahay sbxwt ka cabsada ee qof walowaba qaado kalimadaa so daa kan baa sufi ah iyo kan baa salaf ah
Dayaxlamod 3 months ago
suufiyaf cawaan weeye bidco wadayaal ninkii waxooda diin ahan dhamaan u wada qaata waa mushrik.intay ka saxanyihiin ninkii diidana isagaa dhumay,ilaahay hainagu anfaco muxaadaradan aaamiin
MrNajiibyare 3 months ago
racasanyahay Ethiopia
jahur101 3 months ago
Waxaan maqlay in uu umul racsanyahay marun baa mise waa been. inigu garan maayo lakiin haday runtahay waa ceeb ilahayna haa kacabsado.
jahur101 3 months ago
kan sheekh maad modaa waa shekh iska yeel mas alo fakir loguma jawaabo lkn ninkaa wax badan aan ku arkay asow dhahaayo fakirkeyga ila tahay marka fakir maa lagaa dhaga sanaa mase waxa kitaabka quraanka iyo sunnada nabiga aad nooshegee la laabo umuloo islaan umul cml kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
MrSaadaal 3 months ago
@MrSaadaal mr saadaal alle kabaq culumada hilibkooda waa sun alle agtiisey sharaf kaleeyihiin naftaada ubaq oo diinka xaqa kugu ah baro laakiin culumada amaansii yeyna cuquubada aduunkeeda kuugu imaan oon lagugu ciqaabin
mubagta96 3 months ago
@MrSaadaal
asc wrwb ninka isulabaxay Mr.Saadaal, suaal baan kuweydiin talow aduunka hatii aad katagtid oo Allah ku oofsado umada muslimka maxaad ugatagileheed oo lagaadhaxlilahaa?? Hadaba waxaad ogaataa Sheikh Umal caawa haduu Allah oofsado , umada islaamka ah ee soomaalida ah 3 ayey uqeebsami doonaan. 1. Wixi uu sheikh umal wax soobarey oo maanta ayagi culimo ah 2. cilmi bad ah oo noogategey oo website walbak kujirta, 3. Kuwi geeridiisa marki ay maqlaan cilmigiisa doonandoona..
layla3875 2 months ago
@MrSaadaal
asc wrwb ninka isulabaxay Mr.Saadaal, suaal baan kuweydiin talow aduunka hatii aad katagtid oo Allah ku oofsado umada muslimka maxaad ugatagileheed oo lagaadhaxlilahaa?? Hadaba waxaad ogaataa Sheikh Umal caawa haduu Allah oofsado , umada islaamka ah ee soomaalida ah 3 ayey uqeebsami doonaan. 1. Wixi uu sheikh umal wax soobarey oo maanta ayagi culimo ah 2. cilmi bad ah oo noogategey oo website walbak kujirta, 3. Kuwi geeridiisa marki ay maqlaan cilmigiisa doonandoona..
layla3875 2 months ago
walahi aniga digri iyo luubaan aa ku soo koray marka aniga wax saxsan iyo wax qaldan ma garanaayo ee ilaahay umada ha soo hanuuniyo koleeto waa la wada tukadaa quraankana waa la wada aqrisadaa marka ma garanaayo qofkii qaldan iyo qofkii saxsan ilaa qof walbo waxuu leeyahay anaa saxsan, mideeda kale wadaadada cusub dadkii ee ba gacmaha iyo lugaha ka wada jarjareen xataa odayaasha muslimiinta oo waayeelada ahaa aa waxa ee leeyihiin waa ku shihiidaya
goonfartankiixalay 3 months ago
Ninkaan waa ardeydii ibnu teymiyah waana qasaaray Allaha towbada haleeliyo cilmigiisa mahan cilmi suuban ee towbada Allaha kusoo hanuuniyo waa qof walaalkeen ah.
alshaashi 3 months ago
wlhi waxanla yaabanahay in dad aqli leh loo sheego in ey iska dhafaan caabudida qabuuraha iyo bidcada shirkiga hadana ey ka dhaga degayan sida shiicada iraan oo kale subxanalah sufiyiinta waa dad dhunsan inkastoo magaca suufi u yahay magac wanaagsan lkn ilahey hasoo hanuunsho xafidakalaah ya sheikh Umal
daadka10 4 months ago
@daadka10 sax walahi ana kugu raacsan akhuna
shadiya161 3 months ago
Comment removed
Feylasoof 4 months ago
Ninkaan hadal sax ah ayuu ku hadlay laakin anaga hadii aan somali nahay diinta waxaan kasoo gaarnay barashada diinta culimada suufiyada ee ah macalimintii daahirsanaa ee aan marnaba aqbali karin shirki waa in aan xushmad weyn siino dadkeeynii hore ee qiimaha lahaa,asigoo halmar xataa ixtiraam siinayo ma arkin dadkii ahlu cibaadaha ahaa ee sharafta badnaa,
LAGDOW 4 months ago
@LAGDOW yaaa alhlu cibaado ah ma dadkan sufiyada ah subxanallah walahil cadiim wa lunsan yihiin ee raaca dariiqa toosan hada umadi nabi muxamed tihiin
shadiya161 3 months ago
Alle ayaa mahad Leh Saas maha EE Dadka ayaa ilaahay simin Hal wax ayaa lawada haystay laakiin markii xaqqa loo cadeeyey ayey diideen jaahiligii iyo gaaladii ayaa lagu yaqaanay inay yirahdaan diin cusub ayaa lala yimid marka ninka qabriga baryaaya oo oo dumarka la xadreeya oo xoolaha masaakiinta baadiyaha joogta xoolohoda xaaranta iyo ka cabsiinta inay balaayo kaga soo dhacayso cirka ku cabsi gelin si ay u xalaleystaan xoolaha dadka oo baydKa Alle dadka daryeela caaya WAA DULLI SUUFIYADU
AlleDhowr 2 months ago
kuwaan xattaa shiikhooda ibn teymiya ......waxa uu yiri war uma hayaan waayo CD ga reer aala sacuud(alwahabiiya) baa ku jabey wa hore
Feylasoof 4 months ago
يقول ابن تيمية في مجموع الفتاوى ج1/161-162 وفي كتابه المسمى قاعدة جليلة في التوسل والوسيلة ج2/28 ما نصه:
وكل بدعة ليست واجبة ولامستحبة فهي بدعة سيئة، وهي ضلالة باتفاق المسلمين. ومن قال في بعض البدع إنها بدعة حسنة فإنما ذلك إذا قام دليل شرعي على أنها مستحبة، فأما ما ليس بمستحب ولا واجب فلا يقول أحد من المسلمين إنها من الحسنات التى يتقرب بها إلى الله.اهـ
Feylasoof 4 months ago
قال في روح البيان في تفسير القرءان ج 9 ص 2:"ومن تعظيمه- صلى الله عليه وسلم - عمل المولد إذا لم يكن فيه منكر قال الإمام السيوطي قدس سره يستحب لنا إظهار الشكر لمولده عليه السلام. انتهى وقد اجتمع عند الإمام تقي الدين السبكي رحمه اللـه جمع كثير من علماء عصره فأنشد منشد قول الصرصري رحمه اللـه في مدحه عليه السلام:
قليلٌ لمدحِ المصطفى الخطُّ بالذهَبْ ... على وَرِقٍ مِن خَطِ أحسنِ مَن كتبْ
وأن تَنْهضَ الأشرافُ عندَ سَماعِهِ ... قيامًا صفوفًا أو جُثِيًّا على الرُكبْ
Feylasoof 4 months ago
قال ابن الأثير فى "النهاية فى غريب الحديث"(1/106- 107): وفي حديث عمر رضي اللَه عنه في قيام رمضان: نِعْمَت البِدْعة هذه، البدعة بِدْعَتَان: بدعة هُدًى، وبدعة ضلال
Feylasoof 4 months ago
قال الشيخ شمس الدين محمد بن أبي الفتح البعلي الحنبلي في كتابه "المطلع على أبواب المقنع" (ص334) من كتاب الطلاق: "والبدعة مما عُمل على غير مثال سابق، والبدعة بدعتان: بدعة هدى وبدعة ضلالة، والبدعة منقسمة بانقسام أحكام التكليف الخمسة"اهـ.
Feylasoof 4 months ago
وقال الحافظ ابن حجر في فتح الباري، شرح صحيح البخاري، المـجلد الثاني، كِتَاب الْجُمُعَةِ، باب الأَذَانِ يَوْمَ الْجُمُعَةِ:" وكل ما لم يكن في زمنه- صلى الله عليه وسلم - يسمى بدعة، لكن منها ما يكون حسنا ومنها ما يكون بخلاف ذلك "اهـ
Feylasoof 4 months ago
قال الحافظ أحمد بن حجر العسقلاني في الفتح (ج4/298): قوله قال عمر: "نعم البدعة" في بعض الروايات "نعمت البدعة" بزيادة التاء، والبدعة أصلها ما أحدث على غير مثال سابق، وتطلق في الشرع في مقابل السنة فتكون مذمومة، والتحقيق إن كانت مما تندرج تحت مستحسن في الشرع فهي حسنة، وإن كانت مما تندرج تحت مستقبح في الشرع فهي مستقبحةوإلا فهي من قسم المباح وقد تنقسم إلى الأحكام الخمسة.انتهى
Feylasoof 4 months ago
وقال النووي أيضا "في شرحه على صحيح مسلم"(16/226-227) : قوله صَلَّى الله عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: (مَنْ سَنَّ فِي الإِسْلاَمِ سُنَّةً حَسَنَةً، فَلَهُ أَجْرُهَا...) إلى ءاخره. فيه: الحث على الابتداء بالخيرات، وسن السنن الحسنات
Feylasoof 4 months ago
Hala raaco culumada diinta usaaxiibka ah oo yaan laraacin dhallaanka dul-khuweysarah iyo ibn teymiya...iyo ina cabdi wahaab.....iyagu waxey leeyihiin qaala..ibn-teymiya ...kaasa salaf u ah ..anaguna waxaan leenahay waxey yiraahdeen a,immada islaamka sida ibn beyhaqi...imaam shaafici...imaam nawai...alxafid ibnxajar...suldhan alculama cizzi diin........al-xaafid abuu naciim.......iyo akhayaarta kaloo kudayashada mudan.
Feylasoof 4 months ago
قال النووى فى شرحه على صحيح مسلم"(6/154-155): قوله صَلَّى اللهُ عَلَيهِ وَسَلَّمَ: (وَكُلُّ بِدْعَةٍ ضَلاَلَةٌ) هذا عامٌّ مخصوص، والمراد: غالب البدع. قال أهل اللُّغة: هي كلّ شيء عمل عَلَى غير مثال سابق. قال العلماء: البدعة خمسة أقسام: واجبة، ومندوبة، ومحرَّمة، ومكروهة، ومباحة.
Feylasoof 4 months ago
قال العز بن عبد السلام في كتابه "قواعد الأحكام" (ج2/172-174) : البدعة منقسمة إلى واجبة ومحرّمة ومندوبة ومكروهة ومباحة ثم قال: والطريق في ذلك أن تُعرض البدعة على قواعد الشريعة، فإن دخلت في قواعد الإيجاب فهي واجبة، أو في قواعد التحريم فهي محرمة، أو الندب فمندوبة، أو المكروه فمكروهة، أو المباح فمباحة، انتهى
Feylasoof 4 months ago
روى الحافظ أبو نعيم في كتابه حلية الأولياء ج 9 ص76 عن إبراهيم بن الجنيد قال: حدثنا حرملة بن يحيى قال: سمعت محمد بن إدريس الشافعي رضي الله عنه يقول: البدعة بدعتان، بدعة محمودة، وبدعة مذمومة. فما وافق السنة فهو محمود، وما خالف السنة فهو مذموم، واحتج بقول عمر بن الخطاب في قيام رمضان: نعمت البدعة هي" اهـ
Feylasoof 4 months ago
قال الشافعي رضي الله عنه: المحدثات من الأمور ضربان أحدهما ما أحدث يخالف كتابا أو سنة أو أثرا أو إجماعا فهذه البدعة الضلالة، والثاني ما أحدث من الخير لا خلاف فيه لواحد من هذا، فهذه محدثة غير مذمومة. رواه البيهقي في (مناقب الشافعي) (ج1/469)، وذكره الحافظ ابن حجر في (فتح الباري): (13/267)
Feylasoof 4 months ago
وفي صحيح البخاري في كتاب صلاة التـراويح ما نصه: " قال ابن شهاب: فتوفي رسول الله صلى الله عليه وسلم والناس على ذلك"، قال الحافظ ابن حجر: " أي على ترك الجماعة في التراويح". ثم قال ابن شهاب في تتمة كلامه: " ثم كان الأمر على ذلك في خلافة أبي بكر وصدرًا من خلافة عمر رضي الله عنه
Feylasoof 4 months ago
وقال النووي في كتاب تـهذيب الأسماء واللغات، مادة (ب د ع ) ج3/22 ما نصه: "البدعة بكسر الباء في الشرع هي: إحداث ما لم يكن في عهد رسول الله صلّى الله عليه وءاله وسلم، وهي منقسمة إلى حسنة وقبيحة، قال الإِمام الشيخ الـمجمع على إمامته وجلالته وتمكّنه في أنواع العلوم وبراعته أبو محمّد عبد العزيز بن عبد السلام رحمه الله ورضي عنه في ءاخر كتاب القواعد: "البدعة منقسمة إلى واجبة ومحرّمة ومندوبة ومكروهة ومباحة.
Feylasoof 4 months ago
suaashaad na weydisay waxaan kaaga jawaabeynaa waan yeelnay waanan qaadanay waxa sheekhu sheegay bidcada uu ka digay iyo shirkigana wana ka tagnay illaahbaana naga kariyay qabuurihii la tuugi jiray
somalianfriend 6 months ago
Shahaadataynka in lagu xijiyo abdulqaadir shaylilaah aweys axmed walyulaah subxanalaah munaaqibkana waxaa aragtay ku qoran yihiin shirki ka wayn maa aragteen ibn thaymiyah qof dhahaa qabrigiisaa lagu dawaafay yaa maqlay?
shakisbulo 7 months ago
@AHMADEEYALI
seexib dhageeso waa hanuun
sheikh aweeys yuu ahaana?
wahabi haduuyahay sheikha
cilmi buu la yimid ee alla ka cabso saaxib
SAABIR1 7 months ago
Ibn thaymiyah ayaa yiri. ibn thaymiyah ayaa yiri ayey ka dhamaan waayeen nimanka wahaabiyada. bal ibn thaymiyah nabi allah soo diray miyaa ama wuxuu ahaa nin sheekh ahaa noolaa 800 sano ka hor, waliba xabsi ku dhintay ka dib markuu la yimid wax diinta qilaafsan. nimankaan wahaabiyada haddii aad tiraahdo sheekh aweeys ayuu yiri, waxay markiiba la soo boodayaan bidcda, shirk, laakiin wahabiyada iyaga iskuma jeedan, waayo wax aan aheyn hebel ayaa yiri ma hayaan wahaabiyada
axmadeeyali 7 months ago
@axmadeeyali ibn taymiyah wax walba waxa uu u keeni jiray daliil quraan ama hadiith ma dhihin amarkayga waa amarka ilaahey oo kale asaga oo qaawan waligiis mimbarka masaajida maalin jimca ah kama khudbeyn dadkana shirkiga waa uga digi jiray sida aad ugu nisbaysaan abdulqadir jeylaani iyo aweys inay wax soo nooleyn jireen wsc wr wb subxanalah allahuma yaa muqalibal quluub thabit quluubanaa calaa diinak.
shakisbulo 7 months ago
@shakisbulo fiiri sxb nimankan sacuudiga wax lagu soo barey ee aamisan manhajka wahaabiga markay daliishanayaan ninkaa noolaa 800 sano ka hor ibn thaymiyah ama sheekhyada wahaabiyada jecel yihin sida abdulwahaab ma yiraahdaan sheekha aayad ama xadiis ayuu hadalkan uu yiri ka keenay ee waxay yiraahdaan shekh ibn thaymiyah ayaa sidaa iyo sidaa yiri waana in lagu dhaqmaa, dhinaca kale been ayad sheegtay sh aweys raxmatu allah ama sh abduqaadir raxmatu allah waa baniaadam qofna ma noleeyn karaan
axmadeeyali 7 months ago
جزاك الله خير
barakaat10 8 months ago
Hada kahor ayaa qawaarijta iyo ahlusunnadu idaacada shabelle ku wada doodeen , doodii oo socota ayaa wariyihii barnaamijka waday wuxuu qawaarijta weydiiyay sidan : { waxaad sheegtaan in illaaheey uu carshiga fadhiyo , bidaatihi, marka hadii aan dayax gacmeed raaco, oo aan hawada shishe tago illaaheey ma uga dhawahay midka dhulka jooga } ???? , jawaarijtii ayaa weesay wax jawaab ah oo ay dadka ku qanciyaan kkkkkkk .wariyhiii ayaa idaacadii laga buriyay su'aashaas darteed .
almuhamadi1 10 months ago
Shiikh isku shega waxaan weydiinaa hal su'aal : shiikhu madaxa ayuu u xiiran mar kasta asiga iyo kuwa ku fikirka ahba , marka su'aashu waxay tahay nabigu madaxa ma u xiirnaan jiray mise timo dhaadheer ayuu lahaan jiray , ????????!!!!!!!!
almuhamadi1 10 months ago
@almuhamadi1 maxaa iska galey camaamad iyo diinta. dhibka ugu weyn ey qabaan suufiyada wa wax garad la'aan iyo fahmi la'aan. cimaamad diin kuma saabsano. sheikhana hada ayuu ka hadley wuxuuna yidhi bidcada laga hadlayo wa diinta o wax lagu soo daro. qofka sidu doono ayuu u labisankaraa hadii uu qariyo cawradiisa. ma waxaad so wadaan baabuurkana wa bicda?!!! badca waxaa layiraahdaa wixii diinta lagu soo daro sida xadra iyo wixii la mid ah.
TheSharifka23 9 months ago
@TheSharifka23::::::::sxb sidaad doontid uma labisan karitd taas waad ku qaldantay , teeda kale suufiyada somaliya ayaga u asal ah , fad ama hafadin waa lagu fadsiin , teeda kale sh. waa uu fashilmay wuxuuna ku fashilmay dagaalka ay .al khawarij kawadan somalia oo uu marna dhahay wa ay jihadayaan , marna yiri laguma jihaadi karo , taas waxay muujinee in sh. cilmiga ku yaryahay , khawaarijna insha allaah waana ka sifeen doonaa insha allaaah . kubishareso tasna way ay bilabatay in somali ka tagan
almuhamadi1 6 months ago
(Ilaahay wuxuu yiri cafis iwaydiista ana waan idin cafinayaaye) raali ahaw adeer ilaahay wuu cafinayaa qofkii cafis waydiista oo aan u noqon.
Balinbaalis 11 months ago
Barta dadoow sida ay Imaamyadii waaweynaa iyo Muxaditheentii u fasireen waxa loo yaqaan BIDCO! Ninkan iyo Groupka magacyada badan ee uu ku abtirsadaa waa Wahaabiyah faafiya MAdhabta 200 sano jirta ee uu soo hindisay Mohamed Ibn Cabdi Wahaab iyo Ibn Sacuud iyagoo kaashanaya Ingriiskii. Khadidaasna waa tii lagu jebiyey Dowladii Khilaafada Cusmaaniyah Laguna baabi'iyey Qabuurihii Asxaabta, Umuhaatu Muslimiinka iyo Taariikhdii Islaamka oo dhan iiyo Layntii Dhamaan Asharaaftii Hijaaz kukumi jirtey..
Darwiich 1 year ago
...Caqiidatu Waasidhiyah iyo Caqiidatu Xamawiyah oo ay wahaabiyadu ku bedeleen Caqiidadada Dunida ISlaamku haysatay ila Maantana ay haysato ee La yiraahdo Caqiidatu Ashcariyah iyo Maaturidiyah! Wuxuu keensaday Toowxiid 3 ah Uluuhiyah, Rubuubiyah iyo Tawxiid Asmaau Wasifaat isagoo khilaafay Towxiidkii keliga ahaa ee Suubanuhu ka tegey! Markaa ninka kaas Shiikh ka dhigta ee Shiikhul Islaam u baxsaday ee ku Dikriya Magaciisa Sow Mujrim Wahaabi ah Maaha! IT'S ALL ABOUT MONEY AND PRESTIGE AND POWER
Darwiich 1 year ago
Ma odhan karo Shaafici ayaa yidhi maaliki ayaa yidhi, Bukhaari ayaa yidhi waayo Ibn taymiyah Wixii uu yidhi waa waxa ay wahaabiyadu maanta haystaan. Ibn Taymiyyah wuxuu yidhi Adduunka Illaahay hortiis buu jirey, Siyaarada Suubanaha waa MAcsiyo, Ilaahay Kursi buu ku fadhiyaa Nebi Mohamedna Kursiga wuu kula fariisanayaa, Furiinka 3-da ah waa uun Hal xabo, Aabaheen xaga sare jira ayaa na arsaaqa, Ilaahay indho laba ah, dhego laba ah, lugo laba ah ayuu leeyahay, Wuxuu keensaday caqiida la yiraahdo..
Darwiich 1 year ago
Wahaabi gaboobay oo dhiiga Muslimiinta ku qaata masruuf weeyaan! Ibn Taymiyyah ayaa sidaa Yidhio. Who the hecll is this Ibn Taymiyyah? Sow ma ahayn Ninkii ay Muslimiintu iska xireen markii loo adkeysan waayey Bidcada iyo dhibaatada uu Islaamka u keenay! Dhibaatadiisa xataa Maanta ayay na haysataa oo waa adiga arkaya in Qoladan xaydxaydani ay afka ku hayaan magaciisa iyo wixii uu yidhi. Wax kasta oo ay kasoo xigtaan waa quraafaadkii uu buugaagta ku qortay ee xabsiga loo geliyey!
Darwiich 1 year ago
I thought he was gona say Shafi''i said this and that but why is he keep on saying Ibn taymiyah? Didnt Imam Shafi'i say Bid'a is of two types or am i mistaken? And how can you find Bid'a in the Sunna? Bid'a means things that has been newly invented am i wrong?
sufi9111 1 year ago 2
Comment removed
sufi9111 1 year ago
mashaa alaah, sheekh umal aad buu u mahadsan yahay cilmiga iyo aqoontisa sida naxariista leh ee uu umada somaliyeed ee muslimkaa u gaarsiinayo ilaahay hakaa abaal mariyo sheekh, adi iyo kan meeshan soo galiyeyba, lkn waxaa is waydiin mudan kooxaha somaliya ka jira ilaahay ha is fahan siyo iyga horta, kuwa kasii darayse waa kuwa dadka gowracaya intay is haysteen iyagu baa qolodaan dadka gowracda soo baxeen, war culimooy umadii loo tashaye is haysiga ka baxa oo adinku is ogolaada.
bookhlander 1 year ago
Xafidulah Sheekh Umul Allaha Ku Daaya
JigJigaBoy 1 year ago
war afka kadu shiikha sharafta Allaah siiyeey iyo cilmiga iyo ciziga. shiikh Umal iyo cilmiga Allaah siiyey ha ku xasdine, ka baro oo raac jidka toosan buu kutusine. Allaah ha xafido dhamaan culimada sharafta badan. Aamiin Oo Alloow soo hanuuni anaga iyo jaahiliintaan ookale aamiin. Darbiga qoraalka kuyaal ayaad xumaan taada darteed shiikha ku maageysaa,, ma umalbaa masuulka ah darbiyada waxa kuqoran, masuuliyada saaran waa inuu dadka usheego xaqa meel ay joogaanba,.
rajoqabtooy 1 year ago
Ma dad buu wax usheegayaa mise Gasacsi ayuu xayeesinayaa dhabarkiisa waxaa ka muuqdaa Xayeesinta Xawilaada Kaah Express Wahaabiyo Aduunyo ayey raadinayaan laakiinta dintaan u adeegayaa waa danta aduunka lagu gaaro
haar91 1 year ago
Allow Wahaabi iska cidlaystay dadkii oo Jahwareer kutuuray maxuu ummada wareershay Wahaabigaan
haar91 1 year ago
@haar91 hahahah if i was you, i would go and learn about the islam. Seriously!!! You have a lack of knowledge Subhanallaah!!!
SweetMuslima18 1 year ago
@haar91
ilaaheey hasoo hanuuniyo intuu waxaas baadilka ah ku daldalaayo
TheQaadiri 1 year ago
maashaaa allaaaah sheikhanaa Sh. Maxamed Cabdi Umal,
alle kheyr haku siiyo hana noo kaa daayo, umaddaan shartooda iyo ishoodana alle hakaa bad baadsho aamiin,
wixii cilmi daro yaro iyo ciil haayana waxaan leenahay muutuu bigeythikum inshaa allaah caradiina ku dhinta,, ciilku in uu idin daayo hadaad dooneysaanna waxaan idin leenahay isi soo dal dala inshaa allaah,,
abuuzeyd 1 year ago