Added: 2 years ago
From: WaayahaCusubNews
Views: 84,468
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (29)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wara ha la iska dhafo fanaaniintaan

  • inba caadi ma ahan kooxdaan inta badan waa rer ciyaalka xaafda i like this song viva falis

  • THE BIGGEST LIE EVER TO BEEN SEEN>>>9/11 TWIN TOWERS a must see documentary, who was behind the attack? go to google type: full video

    9-11 IN PLANE SITE

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaw cadi maha wayaha cusub ayaga dhan wa ay shidan yihiin somaha lkn sanadka cusub hee  masowadan waye hee mise

  • saxweeyaan yaaab walee inee wax la arag nin walan haduu qoslo midka fiyowna waa qoslaa ayaan maqalan hada adi qoraalkaaga arag abal wax ayana sheegee intii somali kan kale u jeedo kan kale wax hagaagi maayaan

  • Geel maxuu kuul ka kasaa, Somali maxey dawladnimo ka kasee. gabaryahay iska xaragood ileen dal aan raglahayn rag u noqonmayside. bal shariifka maxow isugu sheekeeyey, madxwayne aanu ahayn madaxwayne kuma noqonkaro waa halkii ina yay. idhaha waryaa madaxwayne i dhaha, wakaase ku madxwaynayso, magaca eberkaa. alaylehe ragbaysku dheelay

  • @saara22 sxbey ani quruxdeeda Maba Ka Hadlin Labiskeeda leen ka hadley, Haduu Ilaahey hanuuninayana Ma u diideen sxbeey Warka haku dhaco.

  • Saraa 221 waxaad hanuunka u taqaan ma garan. Cabsidu waa camal san iyo dhaqan suubban. Maahan maryo iyo muuqaallo la isu yeelo. Gabadhaani ma qaawana war wanaagsanna suugaantay ku sheegtaa, waxayna mar walba siddaa dhambaallo toosin ah oo sida dad badan wax u fahmi karaan ugu sheegtaa. Waxaa yaab leh balaayada heysata ummadda iyo sida wadaad waalini ugu waashay diinta oo dhibabkii oo dhan ka hormarinaaya gambada iyo garka. Allow sahal.

  • HEY AM Bantu and guess what??? I love this girl's song with Passion..first I thought she sang only 1 song Jacel malacbo.( Love is not all about money) n I figured she has many others that r hard to pick which one is d best cuz her voice, Beauty, and Talents is making me to keep repeat d songs over n over n over again....she is so Beautiful n TALENTED walahi...even though I don't understand what she is saying n AM from SOMALIA...isn't that CRAZY....

  • @arbai90 it is not crazy. it happens.. Somalis have many accents. I dont understand Bantu either but I love when they speak. It is lovely!

  • @arbai90 IF you are bantu that means you are not somali'  go back west africa malaawi' tanzaania'

  • Yaa Salaam Falis Quruxleey Labis aaba Igu Dishey. Nolow

  • @MissJooqaa qurux duu ale siyeey weey ugu kasiday ee ilaah u bari insha allah hanuunka aleen meel dheer ma jiree waaw iyo keep going wax u tari meeyso ee ilaah faxishadeey ku jirto ha ka saaro amiin

  • waaaw caadi matihi runti

  • Miriam Makeba? No longer. Now, Falis Abdi! Excellent job.

  • dhalinyarooy waayaha cusub kor iyo hoos bey wax noogu sheegeene dhagaheyna wax ma maqlaan miyaa aanu qaadano waanada iyo weerta walaalaheyn ee aan u sheegno sxbadeyn hadey ku jiraan kuwa lagu shaqeysanayo ee aan iska qabano kuwa aaga hore ee xabada na geynaya ayagana gadaal fariisanaa aan u sheegna sxbadeyn balanteenu waa nin waliboow sxbkaa wax u sheeg oo isku day inaad ka soo reebto

  • @macquulman waayaha cusub intaad maqleeyso magal kuwa xaqa kula tagan nagtaan qawan iyo ragan isku xoqaya waxeey meesha ku hayaan majirto, malinta akhira dad baad wanisay ilaah odhan mayaa waayo horuu u yiri. wa ta'muruuna bi naas bil biri wataqwaa wa tansuuna anfusukun afla tacqiluun, war naagtaan cadab akhireey muteeysaneeysaa inteey labis iyo niko kadaba wareegeysee ilaah ha soo hadeeyo subxanalaah

  • waaw waa hees macan

  • waaaaaaaaaaaw walhi wayaha cusub aad ban idin tageraya waad ku mahad san tihin sida fican ee aad uga hadlaysa dhibatada wadankena haysata iyo horumar la aanta dhalinyaroy hadad gacan kaliya wada noqotan calamkan gadhilahayn lakin inta aad dagalamaysan wax horumara ma gadhayno ubad kenuna waxay kudhalanayan colad iyo dagal wan ka xumahay aad iyo aad

  • waaaaaaaaaaaaaaaw maxaa markii hore la idin ceey naayay idiin diiday inad waxaan oo kale soo saartaan waad ka baxsateen ayaan idin dhahay waayaha cusub

  • falis waa fican tahya

  • you know the really singer is to sing for twice a word now i listen your song it's good and great but keep the  best song in the world!

  • Falis markan diracyo bacweynayak le oga dhagtee ..

  • waaaaaw waayaha cusub is best singler in the would. well down waayaha cusub

  • young girl doing such a fabulouse job i dont care what they say but you're awesome felis and special thanks to shine for putting all this together you are abwaanka sanadkan good job

  • falisna dhalaalkeeda baxayo baryahan shiine laguma arko adiga halagu arko kkkkkkkkkkkkk mise madowgaadaa la xishoonee

  • viva waayaha cusub video-ga puntland kasoo qadeen viva shiine falis videoga heesahina cadi ma ahan walalayal good job saas ayaa niilaga rabaa

  • abayo ilove walahi, hope to seeu onetime

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more