ururka cusub ee SSC haddii ay rabaan inay dalka u taliyaan ooy ku guulaystaan doorashooyinka, waxa u fiicnayd inay magac aan turjumayn gobol gaara qaataan, sababta oo ah haddii maanta urur cusub la sameeyo oo la yidhaa Awdal umalayn maayo in gobolada kale uu cod ka heli lahaa gobolka awdal mooyee.

abdulhakim24 4 months ago