Added: 1 month ago
From: Waagacusubmedia
Views: 61,313
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (83)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Comment removed

  • Comment removed

  • Is this for real??? Ninkan wariyaha Iska dhigayaa indhihiisa fiiriya Boobs ka Birimo ayuu eegayaa kkkk

  • What a Fucking Cheap Presenter Ohh My God ....This is What They Used To Call اخر الزمان... Allahayoo Noo Naxriiso

  • Day Somali Ago

  • Day somali ago

  • abaayo waanka xumahay inaad facebook kasheegto tv miyaadan xishoonayn  ama jirkaaga laga sheekayeeyo miyaysan foolxumo kula ahayn walaalay x ishishood ka hala tagin mahad dsanid

  • kkkkk interwiev nooc kale miyaa

  • Noocan oo kale waa bacaaaaaac bal eeg waxa uu gabadha waydiinayo... kani waa nacas darbi jiif ah saqajaan budhcad ah oo ku gafay shaqada saxaafada........ waxan oo kale ayay leeyihiin waa saxafi.. waxa noocan dhalay qaranka dumay.........

  • kkkkkkkkkk kanookale ayaa dunida iska joogo xittaa ayada wax madhaanto maadaama ey kan wareysi siisay saacadaan laga bilabo fartuun waan ku tufay camal kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • horta maad waydiiseen ninkan wuxu su'aalaha in public ugu waydiinayo may b for fun or may b he doesn't love her koob shaaha masiisten walee

  • nuucan cml ineey wareysi la yeelato maba aheen

  • suaalaha uu ninkan waydiinaayo fanaanada waa qalad waayo qof magac leh in suaalo saan cml la waydiyo ma ila habooono taasna waa Ra'yigeyga

  • shiid war waxaan wariye ma ahn waa wariye cebeeys asiga ayaa ku mashquulay maraxa mana ku sheegi karo xoolo foo qul xoolo

  • Raggo Jirkaaga ayay Ku Mushquulsanyahin Ku Laha Bello kugu dhacday hahahha

  • Kan wariye ceebees!!!

    war hadaad qofta jeceshahay maad meel gaar ah ku balamisid maxaad kaamirada horteeda ugu marmarsiyooneeysaa oo raga dhan ugu gabaneeysaa xooolo fooqul xooolo.

    asagaa ku mashquulsan laakin ma xumee caqligii iyo raganimadii baa ka maqan kan

  • bismilahay raxmani raxiin walahay waan layabay suasha hore oo ah suaal aad u qaldan dmn

  • i love dis somali blondy women lol

  • haaaa lkn si kasto aay tahay waaa funny leeee sxb

  • saana ma jirtaa kkkkkk aan kugu duufo mala iska dhahoo!

  • asc dhamaan aqayaarta sharafta leh waxaan idiin weydiinaa ninkaan yaa aqoon dheeraad ah uleh oo nagasiinkara inyar oo faafaahin ah iyo xaafada uu kusookoray meesha laga keenay intuusan soogaarin magalada mogadidhu yaase kadhigay weroiye waw labiska ayaa idilay wlhi aqayaarey dabcan waxaan dareemikarnaa inuu xiiseynaya xiriirkeeda lkin waan reer koraad oo maba yaqaano sida wax loo shukaansado lolz maka hesheen aqayaarey @reer koraadkaan kakakakaka emailkaaga isii aaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • fananadan fanka wali weey kucusub tahay waxayna kujirtaa fananada aan aadka looga helin wali ee kan ayaa taageeradii yareed nacsiinayo wayo waxa larabay iney tiraahdo su aal qaldan jawaab maleh raga nuucee jeceshahay lagu lahaa wareysi aan dhaqan soomaali ahen ayaa kasocdo kkkkkkkkkkkkkk

  • Comment removed

  • @bile5000 beendaa mahan sxb ani xataa waan xiiseey jiray fanaanadaan laakin waxaan ookale in eey ka jawaabto ma eheeyn amaba eey weeydiiso inta eeysan imaanin koobta wareeysiga wareeysigu maxoow ku saab sanyahay maba uusan weey diinin suaalihii fanaaniinda laweeydiijiray koormo ayaad fanka kusoo biirtay maxaa kugudhaliyey in aad fanka kusoo biirto heestii ugu horeeysay oo aad qaato magaceed ayeey eheeyd heestee ayaad heesahaaga ugu jeceshay

  • @qoslaay war wuuba dhinac maray shaqadiisii waa heer baadiye wax jeclaaday war wuxu waligiis wax ma shukaansan miyaa!!!!! kkkkkkkkk

  • looooooool

  • lool su aasha koowaad waa funny

    

  • kani waa badow aan ku qoslkaa waa ninka yidhaa KOOOXADA JELSIYA KANI WARIYE MAAHA WAA WARIYE AAKHIR SAMAAN SIR ALEX FERGUUUSAN XAGUU KA DOHAN LAHAA ALEX FERGUSEN

  • gah gah gah gahgah kan waba ka yabay waa badow caadi ah shukansi yaa ku wadaa xitaa ma waydiin fanka maxay ka taha qofka sualo ya ala waydiiyay shukansi ayuu ku bilabay kkkkkkkkkkkkkk wariya maah kani lolzzzzzzzzzzzzzz

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk warijah waa ku heysayaa shukansi .com cml saas alakaa rabaa sxb adigabo waad ubahantahay wayoo nafley ayatahay ee ku qabso wad ujedaa bataati waye cml kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • WARIYAHA WAA NAFLEY KKKKKKK HADUU SHUKANSADO WAX DHIB AHI KUMA JIRO

  • wax qalad ah ma dhihin ninkan haduu shukaansadana ceeb uma arko waayo naag waxay u joogtaa shukaansi waxeyna u dambeysaa nin ha qabo ama saaxiib hala ahaado

  • i dont kno y ya calling him khasiis or all that bad words..this guy asked aLEGIT questions.

  • waaaaaaaaaaw fartuun caadi ma tihid laakiin fantastik si gaar ah u eeg waa uu kuu sarbeebay kkkkkkkkkkkkkkkk

  • kkkkkkkkkk ar ka tag maxaan waayo u soo joogay sheekadaan ma i dhineed xataa jiiri-jiiro ma soo marinee. fartuun difaac bey ku jirtaa kkkkkkkkkkk

  • Maxaa dhoore tv la soo fariisiiyay bal kan fiiriya nacaska ah ee badoow ga ah sht

  • belo kaamaro iyo makarafoon iyo youtube war dadka halaga qabto

  • @CgandeM KKKKK WAA DHOORE WAA NINKA DHAHA KOOXDA JELSIYA AMA ALEX FARGUUUUUUUUSAN KEKKEKE WAA BIG DHOOORE

  • Fartuun Fanaan Ayaaa Tahay Caaan A yaaa Tahay Rag Badan Aaakugu Mashquulo Jirkaaga kulahaaaaa sht...Muxuuu MAgaceena ugu hadlaaaa qofyahaay wakaa helay Emailka iyo telka ii Daadi muu iska dhaho..iyaduna maskiiin sanaaaa public ayee kasheegtay Emailkeeda,lolz\

  • waar waxani waraysi maha ee waa sheeko qaawan oo ah shukaansi laakin si qawan u socoda kani wali saxaafada ma baran muu si wacan ula xidhiidho inanta

  • wlh si caadi ah ayuu u shukansade wariyaha kkkkkkkkkkkkkkk imeyku fahamta isma dhihin miyaa indha adagaa kkkkkkkkkkkkkkkk

  • Waxaa ladhahay dheriga kar karka maxaa kakeenay kuleyl saw mahan, marka ragan mesha comment gareeyay gebigooda way wada cadhaysanyihiin marka maseyr baa idinka haaya weriyaha shaqadiisa ayuu qabsanaayey waxaa weriye kataqaniin malahee kala yaaca

  • islaantu sidee u fadhidaa kkkkkkkkkk

  • khasiis foqal khasiis kkkkkkkk

  • Acuudu bilaahi

    Waar sharmuutadani mayyadaa ILAAHBA aaminsan.

  • @Bahalweyne why ayad sharmuto ugu yedheysa gabadhan walal? ceeb waye! Ilahay ha ku dhambi dhafo.

  • i think this guy don't understand the principles of journalim.personal issues is not part of it ie, like facebook and e-mail accounts so its improper and even fartun understands that do you think the man has any idea about journilism?

  • Comment removed

  • kkkkkkkkkkkk fartuun indhahaaga mansha allah

  • KKKKKKKKK WAA QOSOL WAREYSIGAAN,CAIO FARTUN ,WE LOVE U

    

  • war wuxu sualo xuma shit soo baro sida loo hadlo FARTUN WAAN KU SALAMAYAA

  • gabadha maad dhibka ka deysaan

  • duli dheh daba weyn waraa haada rabtid gabadha in aad shukan satid maad meel qarson wax ugu sheeg tid qurun yahaw

  • fartuun birimo waa naag kulul indhaheydaa laga garan karayaa lol

  • kan walaahi waa doqon su all xumaan qiyaano kulahaa asaga saan ku qiyanan beee xolo waaye kan cida in aqasho ayuu kifican yahey

  • what thats too much questions if things are personal thingas are soo u cant go up to some

    and say what ur email?

  • war maraxan fantastic la dhahaayo muxuu su aalayinka ugu cab cabsana toos muu ugu qarxiyo bahasaha abaah ha cab cabsan nin dheer nin dheer ha is ku bboojeen aniga inshaartaada an u jeeda abayo waan ku jeclahay aa soo wadayee waan kaa kehelay cml watzzzzz l;ooooooooooooolz

  • qofba fikirkiisu dhiibtaa walee magac wariyaa qasaaray waxuu lahaa astaan gaara markaad wareysaneyso qof magac bulshada ku leh sida fartuun birima uu u wareysanayo wax weyn baa ka qaldan only waxaan oran lahaa magac wariye dhulka haku jiidin adoo xeerka bulshada xaqdhowraya bal garo waxyabaha qofka u qaaska ah iyo waxa bulshada ka dhaxeyn karo. kulaha waxa wax ka weydinaya arimaha bulshada iyo jeceylka maba is laha wuxu ka wareysanayo iyo waxa uu magac ahan uso qatay. guriga iska fadhi adeer

  • naagta wuu ku qaxay cabdiga shaar rageed uu gashtay maraxa muu iska hadlo asiga

  • waxaan la yaabey waagacusub ma isaga qofta gaad gaad ku haya ninkaan muxuu mar kasta u baraa qarxiska markasta inta xun uunbuu raadiya wariyahan hadii fcb u bahan yahay ama uu shukansanayo inta ay soo farisan kamirada ama marki wareeysiga uu dhamado ayuu wuxuu rabo weydiin karaa ma aha sidin shukaansi waxa weydinayo wax ay isku og yihin waaye

  • viva xxaxaxaxxx birom i love

  • waa yaab walee!!!!!!!!!! qoftaan iyada oo laqabo ayaaba iigu danbaysaye tolow goormee lafuray maanaa waalan mise dadka mise waa gaoob guur raadis ah hada. kola waxan ufahmay calaf doon ayaan ahay hada kkkkk

  • waa qoslay wlhi magacaaga facebook ga ee rasmiga iisheeg lee muu iska dhoho..sxbow qoftaan waa fanaanad wayna qaraabtaan fanaaniinta badankood marka sxb nasiibkaaga meel kale ku tijaabi

  • Cidina kama hesho naag dhaqankeedu noocanyahay mid la mid ah mooyaane

  • Ninkani iska ayaa iska hadlaya

  • "Ragaa kugu mashquulsan kulahaa!"... kkkkk Waraa adiga iska hadal adigaa qofta ku mashquulane! ..lol

  • masuulka eheeeheh waa runtaa taa walee !

  • American celebrity ayaa waxaa la waydiiyaa Nigiskee xirataa markaa hala yaabina suaalaha uu waydinayo

  • FANAAN WEEYN CAANA ?????????? MAHAAN FANAANAD CAANA . WAA FANAAN FALSO. FANAAN CAANA WAXAA AH WAAWEYNKII HORE WAXA HADA FANAAN ISKU SHEEGA WAXAY QAADAYAAN 1 MINIT KUMA LUQMIYO OO WAQTIGAYGA KAMIDA WAXAY HEES AHAAN U QAADAYAAN. GABDHAAN KALIYANA MAAHAN EE WAA DHAMAAN NEW FANAAAN FALSO OO DHAN _***kkkkkkkk

  • Halagu darsado qafta nasiibo112@hotmail dotcom :XD

  • Wareeysi xiiso gaar ah leh, laakiin uma maleeynin weli inaad gabar tahay ..calaf ayaa dhiman baan is leeyahay..Fartuuneey fanku yuusan kula tagin sida hablihii hore ee intaad weli wax dhali karto iska guurso, haddii kale markaad duqoowdo ogoow in dadku kaa kala yaaci doono, waxaad dhashaad markaas u baxsan doontaa..mahadsanid

  • @SOOMAALIDA1 Sidan bay ahayd in wax loo weydiiyo, its fine, taariikh faneed ma iyadaaba leh waa dadkii dambe ee heesaha copy-ya, inkasta oo ay jiraan heeso dhawr ah oo ay iyadu leedahay.

  • kkk wax kale oo dhan waxay ahayd hoosaasin wariyihu wuxuu ka xishooday in uu dhaho e-mailkaaga isii. qatar, tankale wariye gabdha jirkaaga ayaa lagu mashquulsanyahay hadhihin waa ceeb hadii ay taagnaan lahayd intay xishooto ayay fariisan lahayd, gabadhaan waxaan leeyahay walaalay waxaad tiri anigu ilaah ayaan aaminaa waad fiicantahay ee kudar in aad ilaac caabuto oo aad wax badan kabadasho qaabkaaga hada waayo hada cawradaada oo dhan ayaad banaanka soodhigatay waana danbi wax iskabadal walal

  • kkkkkkk funny interview waa calafdoon labaduba 

  • Ninkan maqaaladiisoo dhan ma inuu Nin iyo naag uun ka hadlaa, Jufan

  • Oo islaantu ma gabadh baa weli ???

  • maxaa laga shukansadaa duqdan daamanka lafaha ku leh 18 years old, oo bikra kintir leh ayaa maanta wax shukaansan la' kakakakakaakakkakaka, ma saan bay wali ku guursan kakka

  • fantastik gabadha maxaad si wanaagsan ugu wareysan weyday oo ad u weydiin weysay danka fankeeda iyo taariikh faneedkeeda, maxaad ugu mashquushay gabadha arrimaheeda qaaska ah? laakiin dad badan waxay alkan ka ogaadeen in fartuun birimo ay madax bannaan tahay oo aan la qabin laakiin ninkii jecel waa inuu hor tagaa oo la fariistaa, waayo waxay tiri taleefan iyo email dad kuma aamino haba yaraatee,

    fartuun waxad leedahay taageerayaal badan oo aan anigu ka mid ahay mahadsanid,

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more