ina samater waa u madax banaan yahay fikirkiisa laakiin somalida uu raadinaya waa hore ayay god ku dhacday borama na waxay somaliland ka tahay madaxwayne ku xigeen laakiin haday somalia midowdo borama wasiir ku xigeenka dhirta iyo daaqa inay helaan ayaa shaki ku jiraa markaa midho guntiga kuugu jira midho guud saaran looma daadiyo dadkan reer somaliland 2 arimood ba waa lala hor taagan yahay madaxwayne ama raysal wasaare kolba kay ku qancaan iyo caasimada oo hargayasa laga dhigo

dacarmd 11 months ago
@dacarmd sxb yaa kugu yiri sidaa axmed iyo borame waa dhul soomaaliyeed oo hadii soomaaliweyn tiimaado xilku dadkoo dhan wada qaban maayo hadaad isleedahay isaaq baa xaq uleh xil ama majeerteen ama hawiye abti taas ma jirto hadii dhacdo dawlad somaliyed oo xalal ah ninkii soomaali ah oo muwaadin ah baa xil ka qabanayaaa borame waa dhul soomaaliyeed waana meelaha aan aadk u jecelahay anigon ka soo jeedin state kaas balse aan ka soo jeedo laasqoray
gabvuuv 2 months ago
ninkani waa nin waashay oo wadankiisa khiyaameeyay
laakiin Jamhuuriyadda Somaliland waxba uma noqonayso
laakiinse isagaa is ceebeeyay......Somaliland-na waxba kama
ah....maraykana wuu dawarsadaa...............markaas karaamo
ma laha....................
Puresomalilander 1 year ago
@Puresomalilander waan kugu raacsnahay odaygan nijaaska ah ee dalkeena duminaaya waa baastar
MISSHERMAN2007 1 year ago
@Puresomalilander sxb ninkan nin dawarsada ka weyn. aqoona profossor ayuu yahay. qofkana laguma naco fikradiisa iyo ideologi uu aaminsan yahay. w somaliai oo nabad ah oo dadka somalida odhan ay walalo yihiin yuu rabaa. anigu somalilander ayaan ahay taageraya horumarka aynu gaadhney laakiin sidoo kale waan taagerayaa profossorka fikradihiisa. maamul goboleed somalia ka mid ah ayaynu nahay imika. aqoonsina waligeen heli mayno. i support somali unity. Borama is somalia and will 4ever be !!
indaclub20066 1 year ago