Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (93)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Nice Song!<3

  • gabadhaay dunidu waa dhalanteed waa dharaar iyo habeen waqtigaa ku dhowraya ee walaashay alle u towbad keen oo jirkaaga ka asturo umada ,,quruxda dumarka waa asturnida ee maahan inta maslax istaagto ee aad jirkaag baneyso waxaa kaaga qayr badan aduun iyo aaqiraba aad ku liibaanaysaa asturnida iyo alle ka cabsiga

  • fiska allah cod macaan walaashiis

  • Nice melody & singing.

    Hamitic Union forum

  • caadi maba ahan heesta. go farxiyo and Fuaad

  • Nolada FARXIYA FISKA !!!

  • nolada walalayal Fuad iyo Fiska 

  • I'm one of the dillikers.

  • masha allh fiska

  • farxiya I Love u 4 ever

  • hees Aad iyo Aad umacaan weyaan

  • lol waxay nin nin quruxdisa ka shekeynaya ceeb weye  raga quruxdoda dumraka ba tilmama lkn tagero waajira oo sii gudba lo amana lol not quruxdiisa lol

  • fuaad waa wiil qurxoon cod kiisuna aad iyoaad u macaan yahay fiskana SIDAA SI LEEGKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK­KKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @wiseboy84 quruxda ta gabadha in aad ku eeka to ayaa ila quruxbadyand waayo lama arag somali ahaan nin nin  qurux kusheegaya.

  • @samiira 78 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waan kugu raacsanhaya laakiin fanaan qabiil malaha walaalo

  • fuaad omar jecliyaa lakiin waa iidoor waxan ku nacay kix kix kix kix kix ma iidoor baan arki karayaa

  • @Samiira78 walal samiira waxaa tahay gabadh qurxoon ee waxaankju leeyahay hakadhicin salaamada qaarlagu sigtaa jiree

  • this is an amazing song farxiya fiska as usual u r the best n i like the lirics of the song keep it up fouad n farxiya

  • Thanks for uploading Nice Song...Big Fan of Fuad Cumar n Farxiya Fiska.love it

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw cadi mahan fiska wax aan kutilmamo maba kranayo

  • innaba caadi maahan gabadhaan codkeedu

  • bad voice

  • Waalidkii I Dhalay Hadiyad Waafiyoo Weyne Siiyayo <3 <3 <3 wlhi luv it heeestaan

  • The Best song ever, so pls don't be a mf hatter.

  • waar heesana maaha fuck off

    walahi inaan bilashan ku dhagaysteen

    maxaa motta fucar iska ciyay ass wholes

  • Comment removed

  • kkkk war waa hees aad aaan ula nacay

  • wow heestan inaba caadi mahan

  • maansha allah wa hees aad u qiimo badan 1000% wanku tagersanahy labad fanan ee qaday hestan waxanan leyahay hesihna qar sidono klae ah ku so dara

  • qabyaalada la an yaa nolaan karo

  • @runshege111 Soomaali mooye inta kale kkk. Intaasi waa kaftan ciddi doorataa noolaan karta qabyaalad la`aan

  • Walaal qabyaaladi waa tan halkad maanta ku sugantihin idin dhigtay, iska daaya qabyaladda oo is jeclada isku jinsiyad baad tihiin o waxad leedihin badda Africa ugu baaxad weyn. NiCE SONG

  • Siyaadbare@ Sxb idoor miyey ku wasi jireen, waadigan la soo boodaya iidoor! Nacalad ayaad tahay yaa faqash. Jeg knuller deg som faen.

  • Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaalal mahdsaniidiin ,NABAD.

  • Siyaadbare100. sxb hadal faqashnimo lalama soo galo halkan. cajuusad kharaab ah ayaad naga dhaadhicinaysaa waa fanaanad soomaaliyeed. faen ta deg

  • @abdshkr war aadne ma iidor baad ahyt sxb saado iyo idoor war baa kal haysta but let me tel u bro saado she is queen of somalia what can u guys do to her n/a madaxwaynaha aad sheeganaysaan iyad ka caansan sxb

  • BIG UP TO FUAD OMAR COOL VOICE BUT PLZ GET A BETTER LOOKING WOMEN  FUAD U ARE TOO HOT FOR THIS UGLY HALIMO KKKKKKKK SHE LOOK LIKE ONE OF THOSE QAAD CHEWING FEMAL, FUAD OMER KEEP UP THE GOOD MUSIC

  • good song

  • hjhjhj

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaw walaalaayaal mahad sanniNOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO­OOOOLOW, NABAD.

  • yeah laba fanaaan oo khatar ah well done fuad iyo farxiya

  • kkkkkkkkk ilahow noo daaa iaadeerkay wow sxb fuaad waxa yar raani baad moodayeecirka ula bax oo ka tuur waan kugu taager sanahaye ka habee...........

    waxa yari waa dhanaane heeso xamarya qaaaaaadaye

  • fuaad inabti xaaaaaaaaaaaaax cod baa kugu dhamaday cadawgada down

  • AND FARHIO GABDH SHIDAAN AYAA TAHY SOMALIDUNA WAY KU JECEL YIHIN EE PLEASE KA FOGAW KAN CAMAL HALA HEESIN MARDAMBE

  • @siyaadbare100 he's batter than u mr qaxooti

  • wow fuad cumar cabdi the greatest song i have ever saw it is adorbale song lovely

  • FU AD CUMAR SXB WAXAAN RABAA INAAN KUGU MARTI QADO AROOSKEYGA, OO DHACAYA JULAY 2011 KANA DHICI DONA SWEDAN FADLAN IGALA SOO XIRIR EMAILKAN. kooshin1@msn.com. mahadsanid

  • who on earth discovered this young lady, so called farxiya fiska, she's fine. faxiyo sis im from minneapolis mn USA AND WE LOVE U HERE SWEETIE!

    

  • naagtan caayeysa inanta fannaanadda quruxda badan ee codka macaan, gudaafad bilaa qurux ah baad tahay, farxiya Fiska way af qurux badan tahay,

  • hees macaaaaan, dadka fanaaniinta caaynaya iska daaya caqli xumida teeda kale fiska waa fanaanada qarniga cidna lama weydiinaayo taaaaaas.

  • Maasha allaaaaaaaaaaaaaaaaah what a song....beautifully done

  • way is caan bixinaysay fanaanita wayn ayay jaceshahay in ay la heesto

  • waaaaww... fuad omar!! nice song,,  markasto Cod fiican ... nolaaw, & farxiya fiska mayareesato. luv u all

  • Waxaan aad u necebay marka aan maqlo, FANAANKA QARNIGA WARIYAHYA QARNIGA AMA SANADKA waxaa horta may iska daayaan dadka yidhaahda ama meelahaa ku qora, ilaa dadka heesta tartan la soo geliyo ninka laguma magacaabi karo fanaanka qarniga,Fu.aad Cumar rag badan oo ka cod wanaagsan ayaa jira, sida Cabdi diini, Jooqle, Lafoole ,Caabi mire dacar,markaa maaha in uu la iska yidhaahdo fanaanka qarniga waa kalmad aan meesha u qalan oo aan u ka fiirsan ka meesha ku soo qoray.

  • @Duqsi U RIGHT BROTHER NUMBER 0NE I HAD THIS GUY IS RACIST HE DONT FIT INTO SOMALI MUSICIANS

  • @siyaadbare100,Anigu Fu'aad Cumar shakhsiyan waxba kamaa sheegin waayo ma aqaano,Malaha adigu shakhsiyan ayaad u taqaanaa, mise waxaa kaa xoog badatay qabyaalad oo keliya Fu'aad waxaad ku nacaysaa asalkiisa iyo meesha uu ka soo jeedo, ma laga yaabaa in aad iska nacdo oo meelahaa ka caydo Saado cali?Somalida oo aad adigu ugu horayso waxaan kula talin lahaa in ay qabyaalada iska dhafan,Imika Fu'aad waxaad ku nacaysaa waa kaliya Somaliland.Siyaad Afsomali ku qor meesha english inaga dhaaf.

  • @Duqsi To be honest i really dont know him personally but somalidu waxay ku mahmahday siiba reer xamarka luqluq marow marka dambe lamigus ku dhacaa just rumours from the community .fananninta kuwana waa daacad oo umada wada jecel kuwana qabil by horboodaan just to let u know .saada ne waa fananad qaran umada somaliyeedne jecelyihin wixi xun ne ka soo horjeeda wilash wajiya xun ha ku soo qabanin please wan ku baryaya ee

  • @siyaadbare100 Siyad I believe is speak better English yet I prefer my native tongue, markaa walaal inaga daa English, Afqalaad aqoontu maahee,Ta labaad walaahi in aanad daacad ahayn waayo saado calina waad amaanaysaa Siyaad barena magiciisa ayaad sidataa maba aanad is qarin oo halkaa waxa ka cad in labadan qof aad isku qabiil ka soo jeedaan, hadaba adigoo qalad dhex dabaalanaya.

  • Comment removed

  • @Duqsi bro am sory but labada qof ee tiri isku qabil baa tihiin somali nima naga dhaxaysa ee saas u ogow sxb

  • @siyaadbare100 Anigu ninkan aad maagayso isku qabiil ma nihin laakiin waxaan necebahay munaafaqada,saado calina waan amaanayaa sidaad barena magiciisa ayan sitaa, dadka kalena wax baan ka sheegayaa isma raacaan, daacadna ma tihid,Somalinumo haday dadkan idinka dhaxayso Fu'aad ba waa Somali laakiin waxaa ku eryanaysaa oo ku nacaysaa jacaylka uu u qabo wadankiisa, taasina maaha wax qof lagu naco.

  • wooooooooooow this song

  • cajab labafanan ayaa meshan isku heshay walee

  • masar xumaa wuxu naa timaha hagaajiso mise waad dhukurantahay afxuneey

  • Sexy Song

  • Cumar is LEGEND !

  • @TheWaiting22 kkkkkkkkk adi ramadaantana cid dhaafi maysid

  • @MISSHERMAN2007 adiga ii dhimanaa waan ku helay horta waxaan ku weydiyey maxaad ii daba socotaa intaas kaftan waaye,abaayadiis aniga runta ka hadlaa runta waa la isku nacay,beenta ayaa la jecelyahay sida SIR,ABWAAN,FANAAN,UGAAS,SULDAA­NKA,in la isugu yeero oo aadan aheyn, magaca aad jeceshahay in laguu yeero waa la shaqeystaa haddii kale ka seexo dadka dhibkana ka dhaaf aniga warkayga waa cad yahay.

  • i love fiska

  • fu,aad is number one noolow fuaad adaa watee fanaxley way iska ciyaartee.

  • waaaaaaaaw fiska iyo fuaad laba aan kala yareysan wa fananiinta da´da yar noolaawada this song is so wa hit and super hit

  • fisa jeestooooooos ur fanaanada ku dhaarto  caleeeek fuad bro

  • farhia i love u sister walaahi waka wadataa codka

  • kkkkkkkkkkkkkkkkk fu aad nolow ka naxo nafta waa

  • walaal farxiya maasha lalaah aad baad u cod macaantey

  • fanaanka sandka fu aad nooooooooolo sxb

  • Comment removed

  • waaaaaaaa fanaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaank­a qarniga fuaaaaaaaaaaaaaaaaaaaad cumar runtiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiii

  • wwwwww nice i love u fu ad

  • kobi waaye maxaa fanaanintaa daba dhigaay kobiga star reer djibouti ayaa leh heesta

  • Comment removed

  • woooooooooooooooow fu,aad omar cod baa dee laguu daayey walaahi fanaanka sanadka waa hee fuaad omar lkn waxaa kaa sii daran walaalkiisa Sir maxamuud music by Sir maxamuud midhaha heesta by Sir maxamuud caadi maha walaalaha waxaan idiin rajaynayaa in aad is jeclaataan waligiin

  • wwwwww yasalaaaam taloow heesta ma waxuu u qaaday walaashiiiiiiiii auunka u jecel mashalaa wa amr malaa ilahoow isudaa waa walaalo is jecel amr iyo fuad all ty

  • wooooooooooooooow I realy like this soo and also my brothers ilahay ha iidaayo walaladay waaaaaaaaaaaaaaaaaaa qqqiiiiiro walaaaahi!!!! masha allah

  • Tolow maa ARM .........baa mise waa AM........ taa heesta loo qaday

    heestani yes waa jacayl lakiin waa jacaylkee waa kii wada dhalashada

    mala somalidu jacaylka daqad qudhay gagashaaye

  • Waa hees shidan laakiin waxaan u maleena in 2 qof oo Wada dhashay ay ku sabaabsan tahay Waana qof caan ah ........!!?!!

  • Comment removed

  • wwwwwwwwwwwwwwwwwwww waxaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaas aya hees ah viva f .. fiska iyo fuad.

  • calleek waxaas ayaa hees ah

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more