Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (20)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wow i m amazed at his high level of professionalism. need i say next rageh omar?lool allah bless

  • walaalaha somaliyeed football in aad iska daysan ee wadanka nabadiisa aan ka shaqeyno inshallah 2010 new year new begin new hope a hope never dies

    inshallah dowlada allah ha garab galo

  • Hate Hate and Hate equals lack of education.

    Naceyb Naceyb iyo Naceyb waxay la mid tahay waxbarasho la'aan. inta aadan comment ku qorin youtube iskoolka aada ee wax soo barta.

    markaa ayaad ogaaneysaan (aflagaadada in ay keento waxbarasho la,aanta)

  • sax lol

  • war waa sxbkay garyare kkkk sxb maxaa heysaa waa sxbkaa dj ogee salaan sare sxb teeda kale somalidaan xitaa internateka mala isku dagalaa yaa yaab walahi ilahay ha idin daaweeyo caku somali maryooleey

  • Waaw Waaw Waaaaw This is really nice. Aad bay ugu mahadsan yihiin walaalihii soo qaban qaabiyey programkan iyo kuwi kaso qeyb galay intaba Qaasatan walaalaha hirda Sida Faadumo mohamed farah and Mr Mohamed Egal. Waxana runtii baraarujin mudan tusaale fiicana ah in walaaha ku nool qurbaha ay iska xilsaaraan arimaha noocaan oo kale ah ayaga oo ku mashquulinaya or fun siinaya dhalinyradoda meeshi ay ku mashquulilahaayeen waxyalaha xun xun. Well done HIRDA For the good effort.

  • @ dhagax lol waad ku sugtay waxa ween oo umahiim ah in uu barto aa u sheegtay ninka odayga ah yuusan ku mashquulin nin qurixdiisa lol tel him if he a gay?

  • waxaa ceeb ha in nin ni foolxumo kucaayoh lol ma gay baa ninka fiirsanooyah nin quruxdiiiiiiiis damn nacas weeyeeh kaas

    hadii qofka ilahay 6diisa laxada qabo qurux kamaqan ma jirtoh

  • @ sadikmj lol sxb aniga iam not a fat

    mida labaad waxay soomalida ku maahmahdaa qofba waxa uu yahya uu kumoodaa

    dhib malahan adii aad adiga buurantahay ee aniga buurnaan kama hadlin waxaan ka hadlay insan moodin in ay yurub u dhasheen wiilashaan ciyaraya waxay lee yihiin wadan lol take care do not loos your time

  • @ sadikmj lol soomalida waxay ku maahmahdaa

    qofba waxa uu yahay uu kumoodaa adeer ma adigaa buuraan oo cadin la socon waayaay

    mise waxaagu waa ibaro aniga waxaan ka hadlay wiilashaan dad yar yasan ismoodin in ay yurub u dhasheen ee wadan baabaya ay kayimaadeen wadanooda dib hagunoqdeen oo haka ciyaaro wateen aan kawadaa warkayga waa ahdii aad afka fahantoh

  • Well done HIRDA , run ahaantii waa wax fiican dhalinyarada meesha ka muuqato iyo Kabtan Shaash iyo suxufiyiinta sida wanaagsan u gudbinaya iyo qofka duubay, waxaan ka marqaati kacayaa in wax wanaagsan loo qabtey reer Holand

  • aad bay u foolxun yihiin nimnkan bisinkoow

  • @WiLdLyFanTaStiK CAKU IGNORANT PEOPLE, WAR ILAHIGI KU AWUURAY  U MAHAD CELI HADAAD CAFIMAAD QABTID HA CARUUNIN KU MAHAD CELI YARABI OK U GOT ME

  • Kan ku guursanayo ayaa kasii foolxun kuwaan lol

  • masha alaah waa wax fiican laakiin waxaa ka jeclaa inaa muqdisho stadio  uu ka dhaco midkaan iyo mid kafiican intaba..

  • dhul aa leedahay aa lagu ciyaaraa ma yurub aad leedihiin damn waraa go back 2 soomaliya iyadaa ina huraneh waad riyooneeysaan lol

  • @ayaan1980 hadi europe lagu ciyarin ma sidada cadinta la jifi lahayen dadka guriga

  • maashaa alaah abdiwali waad cayishay sxb ee maxaad ku cuntay holand mise waxaa ku haayay buufis wuuna kaa ba ay miya ahada sxb

  • wsc aad iyo aad ayaa loogu baahnaa barnaamijkan

    waanu anfacayaa dhamaan umada somaliyeed ee darbiyada waqtigii kaga lumay waxaanan kula talin lahaa inan laga dhigin ciyaaraha qabyaalad waayo somali qabyaalad ayay ka sheekaysaa meel walba ay joogaan

    laakiin hada way dhaamayaan haday caadi u ciyaaran salaama dhamaan bybybyb

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more