Xiisabadan,wanaag badan , jacaylbadan. Khayr badan .walaal badan,iyo Nimco badan JIGJIGA.JIGGIGAAY SALAAN BAN KUU SOODIRAY athiga iyo dadka kunool jigjiga & Nimco Xasan Faarax .
jigjiga wan uxisay magaladaydiiiiiii iyo iyo xaafadahaygiiiiiiii bada cas camin soon insha alah ilahow maan jeego aan kuku arko xabad ban kuku dhufan lahaa qorigana reer goobaale ayuu iiyaalaye
wara jeego maantana ma jigjiga ayad sheeganaysaa horta marka hore soomali soonoqo marka xigtana daarod noqo marka xigtana kablalax noqo marka xigtana absame noqo marka xigtana jidwaaq noqo sxb magaalada waa magaalo jidwaaq cid aan jidwaq ahayna kama sobixi karto sxb dadka naladagana aad ayan u xishmaynaa nacasyahow janacsani aad
jijiga hanoolaato waa meel aad u wanagsan oo aan high school ku dhameeyay jijiga senior high school oo waliba aan ku sameeyay jacayl aan inaba aan caadi ahayn i laayo hada waxaan xasuustaa xaafad layidhaa seero amist jijiga hajirto
Waaaw Nimco Xasan Afkaaga Caano Mac Lagu Qabay , Runtii Waa Fanaanad Magac iyo Sharaf u Soo Jiiday Reer Jigjiga Meel Kasta Oo Ay Joogaan .... Nimco Noolaw ina Adeer
viva in jijiga
cabdure 1 year ago
SIDAAS WAAYE BEESANI WILIGIIN JOOGA OO JIIRA .
MsHalling 1 year ago
NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOLADA OO ILAAAAAAAAAAAAAAAAAAAH HANA SIIYO WAX FIICAN OO LAGU BAR BAARO UMAD SOMAALI OO DHAN IYO . DADKA WALLAHEENA GEESkA AFRIKA HANOOLADAA OO NIMCO IYO RAVAAXO BADAN. AYAA ILAAH IDIN SIIN DOONA. ILAAH AYAA KOR iDIINKA FIRSANAYO.
MsHalling 1 year ago
ala dhila badnaa ogadeenku balaayo idinku dhacda y
kulmiye29 1 year ago
jigjiga ha noolaato waa meesha aan kusoo koray iskuulkana aan ku dhamayey aad na waan u jeclahay ee ilahayoow dib ii tus iyadoo xor ah
TheKaamil66 1 year ago
Baabashikhow ncas hanoqonnin .Jigjiga waa caasimadmaanta awwalna waxay ahayd asimad America lamid ah.oo waxa kunoolaa dad dhammantood Awowogay iyo kuwa kle ayaa dismeheeda lahaa.bartamaha iyo xuddunta Jigijigana annakaa disnay Faarax Dammeeyana wanu wada shaqayn jirnay .eeislayaab .qabyaaladu iyo is kala sooco waa doqonniimo..
JigJIga hanoolaato .Miskiin koris Caano iyo Jaciyl badan.
Nicmaan
Essayyidneoman 1 year ago
Jigjigaay:Xaruntii wanaagay :Waan soosocdaa ,insha allaahu wanan iman doonaa dhawwaan
Essayyidneoman 1 year ago
Xiisabadan,wanaag badan , jacaylbadan. Khayr badan .walaal badan,iyo Nimco badan JIGJIGA.JIGGIGAAY SALAAN BAN KUU SOODIRAY athiga iyo dadka kunool jigjiga & Nimco Xasan Faarax .
The son of JIGJIGA : NIMCAAN MAXMUD YAXYE
Essayyidneoman 1 year ago
waa inoo xagaagiyo GACALISO xaruntii jacaylka xiiso badan JIGJIGA....... alaa yacizak .. nimco xasan farax . i know you deeply also xagaa waxaa iiga muuqda xaaji kaash iyo ilyaas.. .. all waad salaamantihiin waxaan sidoo kale uga mahad celinayaa here...guledcase .. oo hestan qolkan kiinay thnks,
Abdirashied 2 years ago
love This Song...
ayanabdihaji 2 years ago
Long Live Jijiga.....
ogadenqueen 2 years ago 2
jigjiga wan uxisay magaladaydiiiiiii iyo iyo xaafadahaygiiiiiiii bada cas camin soon insha alah ilahow maan jeego aan kuku arko xabad ban kuku dhufan lahaa qorigana reer goobaale ayuu iiyaalaye
baabashiikh 2 years ago
wara jeego maantana ma jigjiga ayad sheeganaysaa horta marka hore soomali soonoqo marka xigtana daarod noqo marka xigtana kablalax noqo marka xigtana absame noqo marka xigtana jidwaaq noqo sxb magaalada waa magaalo jidwaaq cid aan jidwaq ahayna kama sobixi karto sxb dadka naladagana aad ayan u xishmaynaa nacasyahow janacsani aad
baabashiikh 2 years ago
jijiga hanoolaato waa meel aad u wanagsan oo aan high school ku dhameeyay jijiga senior high school oo waliba aan ku sameeyay jacayl aan inaba aan caadi ahayn i laayo hada waxaan xasuustaa xaafad layidhaa seero amist jijiga hajirto
awdalland 2 years ago 2
maansh allah waxaasa coda alaha unaxariisto way dhinteen dadkii heestan laha wyna ku mahadsantahay inantani inay dib inoo xasuusiso
dhudi1000 2 years ago
Nimco is coool. She performed at my wedding this summer in Jigjiga, I will upload the footage this week inshallah
HeadmoMusic 2 years ago
qaybtii wiilka baa maqan .mala heli karaa qaybta wiila waa hees aad u macaan.....
idilburco 2 years ago
Laakiin away qaybtii wiilka maku jirto miyaa. soo geli walaal hadaa hyso fadlan
idilburco 2 years ago
walaahi waa ka hely heesta nimco mansha alaah ilhy cod iyo quruxba kuu dhameeyay .........nooloow.
idilburco 2 years ago
waa inoo xagaagiyo xurruntii jaceylkiyo Xiiso badan Jigjiga Inshaallah xagaagan waa ku soo gaari doona mudo waan kaa maqnaa ilahay waxaan kaaga rajaynayaa in aad ku waarto nabad iyo barwaaqo... JIGJIGA WAAN KU JECLHAY WAA MEESHAN KU DHASHAYKUNA AQLIYAYSTAY.
qaranradiye 2 years ago
SOO DHAWOOW SXB WITH GACM)O FURAN
guledcase 2 years ago
Waaaw Nimco Xasan Afkaaga Caano Mac Lagu Qabay , Runtii Waa Fanaanad Magac iyo Sharaf u Soo Jiiday Reer Jigjiga Meel Kasta Oo Ay Joogaan .... Nimco Noolaw ina Adeer
JigJigaBoy 2 years ago
wale wa xasusta ilmo hasan dhameye
Qalaf 2 years ago