Added: 11 months ago
From: cabdikhadar7
Views: 137,327
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (48)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Sidey fiska isku waleqeysaan ku haystaa

  • ala yacisak heestan aad bay u macantay waana duco

  • NOT GABAR GABAN BEY LEDAHAY DADKIINAN LEH GABAR

  • waa lagaa cabsanaa qoomaal quruxlow

  • Qoomaal fanaan taariikh ku leh fanka Soomaliya, ii noolow!

  • caadi ma ahan

    

  • Fanaanaaddan waxaa la fahmayaa in aysan tababar masraxeed aysan soo qaadan, waxaan saas u leeyahay fiirya marka uu heesayo Qoomaal, ayadu waa iska taagan tahay, waxa loo heesayana waa ayada, waxay ahayd in ay jilitaan muujiso, faraxdo maadaama la amaanayo, marmar waaba ka jeesaneysaa fanaanka, Heestu waaa fiican tahay codadkuna waa ok, laakin waayo aragnimo la'aan ayaa la tabayaa.

  • Farxiyo fiska ii noolow madaxdeeeyda waye,,,Qomaal fanan jira ayaa tahay...

  • Good video

  • hestaani waxaan umalena waa heesta sanadkaan maslaxa sida wacan saaran mana umalenaayo in ay jirto hees u qalanta oo sandkaan ah waxan leyahay wa lawao fanaan aan kala dhicin xitaa isku fiicnaan lahaa hadii ay isa habeesan lahaayeen kkkkkkkkkkkkk waa iga fikradeeda lkn wax waliba waa calaf

  • @amey2010 farxiyo fiska viva qomaal sidoo kale adigana xaasidoo xooga beel oomada ku dhashay was kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kk waa taageeradaad fc holac kkkkkkkkkkkkkkkk

  • viva abwaan cali seenyo magaca ha jiro walahay midhaha heestan waa best ilahayoow nookadaa waaba ninki xaaji adaam afqalooc nobadalay cali seenyo xaaji adam afqalooc ayad badashay waleee nooloow

  • WAR FANAANADU WAXAY LEEDAHAY ADAA INTA GABAN JIRTIYO GAYAANKABA KAA XUSHOO GUUDKAA IISARANTOO GOB AAD TAHAY FAYSALOOW SOOMAALI HADA TIHIIN WAXBAA SHEEGTAAAN FISKA WAXBA KAMA QALDANA IDINKA WAX FAHMA MARKA HORE KADIB WAX SHEEGA VIVA FISKAAND QOOMAL

  • abwaan cali seenyo waa abwaan mucjiso ah midhaheesa abwaan maanta jooga oo ka midho wacan walahay ma jiro mashalah bal heestan dhuuxaa cali axmed raabi cigaal cabdile diiriye cabdi xirsi ilahay haka raali noqdoooooooooo

  • awbwaan cali seenyo sxb midhahaga aad baan ugu bogay waxanad tahay abwaanka ugu murtida weyn kuwa hada wax alufa fanaaniinta codka dabacsa ee qoomaal iyo fiskana waan idiin hanbalyayna heesta qaabka aad u samayseen waa qaab aad u sareeya

  • kulmiye sxb waxa waa laga dagay waayo waxa la maryaa wakhti  la simanyay sxb ee waxaas waa laga baxaye ee la soco ma joogno dark age be update

  • Walbaldaa wada oldman iyo inan yar owada hesaya ,ayaab

  • JAREER ADOON AH WEEYE OO AAN SINJI SOMALIA KULAHEYN...... somali ma waxay ogalaaatey adoontii in ay la istgaato ..............

    uf jareerkaan kow halagasiiyo'''''

  • @TheSomalia154 isla yaab adoo kalaa somali isku dila.

  • xabjabsuud1 waaxay caydu kkkkkkk cayda inaga daayoo soo durug aan kugu ruqaansadee lool

  • the gold old days when fiska was this small nowadays she has become too big to express it mildly

  • @niissa kkkkkkkkkk anaa haya cod kiisa ka khatarsane ma iga helaysaa ana talaw

  • @MrQaybiye fucking you fucking face waa xagii oday shirwace waar lama helayo ninkani nin ka cod macaan waad iska hadashay just waxaad ka xumtahay codka macaan ee ilaahay siiyay

  • Fanaanka qarniga Qoomaal. Waa cod macaan tahay.

  • qoomaaal <3 <3 <3 waan ba ka heelay walahi mansha allah codkisa ya heli karo ba yaa salaaam ...

  • caadi ma ahan heestaan qomal nin kawanag san ay la qaadi laheed majiro waxa idin dilo waa qabiil inta aad daba socotaa her magaaresan meeshana waa fan maxaa ka quseeyo kherkaa ma ahan marka aad dhahesid waxas oo kale ayaa somalida ku dhax jiro qomal iyo fiska waxaan le yahay wad kabax saten hestaan waxa tihiin labo fanan somalida ku weyn waxan idin lee yahay mahad sanidin bye bye

  • viva fananka qarniga qoomaal iyo gabadha laga daba dhacay fananada qarniga fiska guys wldn 

  • Sorry, Fiska inaad Qoomaal la heesto May ahayn, waa wax Oday ah iskaga durug Yaanu ku Qaniinine, Maad iskala Qaadid heesaha Qayrkaa ayaa buuxee waxan dib Yaan laguugu arkin Dhagaxan lol

  • @goohe909 Hadii la isla heeso macnaheeda maahin in leys jecel yahay ama  la isu dhagayo ee bal maskaxda ka shaqeysiiyo shaqo aya isu keentay.doob dareen baa dila...

  • waar ninyahaw ninkan qoomaal waayadii hore halkuu isku qabeeynayay.

    codkiisa iyo action kiisa ayaaba la yaableh

  • qoomaal iyo inertey cadi mahan ane goor m hees kula qada qoomaal ? walahi sido heeha somali ugu heesayo aan jeclahay caleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee­eeeeeeeek

  • heestaan cadi ,mahan runtii qoomaal gabdhaha yar yar ee fanka xiseya soo bar bari sxb ee horay wad heysaye hana sii deynin

    waa abwan laxanka ayaaba ka sii daran sida habsamida leh loo saray

    thnks qomal

  • u can wach this song with better quality by writing "Qoomaal's best songs in HD" in the search box.U will love it

  • alaylehe waa hees iyo badh tani waaba heesiyahanad aad ii qiimo badan waxaanay soo kordhisay

    heeso aad umacaan iyo akshano aan horeba loo arag waxaan leeyahay halkaa kaga wada farxiya fiska

    allah haku daayee

  • KAbax OdaygaN Abwan waye runtii Fiska HEskan caadi matihid inader xxxx masha lah Gabdhaheena alow no day

  • inaba caadi mahan runtii fiska way ku tumatay qoomaal baska dheh waan ku baryaa

  • wooow fiska iyoqoomaal caadi maaha wa ka baxsateeyn

  • fiska waa gabar aad uqurux badan

    

  • fiska xayeesiinta dharka somalida ee diraca iyo kuwa kale ayayba kusii qurux badantahay

  • awwwwwwwwww hees qatara iga dheh lkn wiilsha yaryar ayay ku fiicned sida koronto,abd holand,diini , iyo inta dhalinyarada ah marka aan sidas leeyahay qoomal waa uu wanagsanyahay lkn heesta uti gabadha intuba waa ay ka da,a yaryahin waa fakarkeega xunka ah,

  • heestan waa jirtaa ,,, jaceel qof uu haayo ku fiicanaa inuu dhageesto keeee beeeelo cansone

  • what i love about fahiyo is that when ever she sang she sing great

  • nice song aaad iyo aadban uga helay heysaan qoomaal iyo fiska caadi mahan laxanka qoomaal waa fanan taariiq ku leh fanka viva qomaal and fiska

  • heestani waa hees uu sameeyaay abwaan kamida abwaanadi hore waayo waxay lkeedahay midhihii hore ee waayo waayo nice song aad iyo aad ayaan uga helay fanaankuna sida aad sheegteen maaha fanaan xoog kusoo galay fanka ee waa fanaanadii ugudanbeeyay waxa fanka sooamliyeed kusoo biray markii dalku dhisnaa thanks qoomaal

  • QOMAAL CAADI MA TIHID WAXA ISKU YARESAY NOO QISH 20 JIR AABA NOQTAY MANSHA ALAHA I BASHAAL ADIGA QOFTAN AAN CAADI EHEEN FISK FANANADA SANADKA

  • MYSHARMAARKE WALAHI RIYO AA KU HEESO QOOMAAL MAA DHEH FANKU XOOG KU SOO GALAY QOMAAL WAA FANAN JIRAY JIRNA DOONA ILAHAY COD SIYAYAY DURUR KOOX LA ORAN JIRAY UU KA TIRSAN WAA HURDA

  • waa fanaanadii waynayd ee farxiya fiska iyo ninkii fanka xooga ku soo galay ee waynaa ee qoomaal waa hees aan hortii u bogay oon isleeyahay wa heestii sanadka waa heestii gayaan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more