Added: 2 years ago
From: qaadiriyah
Views: 57,812
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (36)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • الشافعي إمام سني بين منهجه، ومنهجهم، وعقيدته وعقيدتهم – بعد المشرقين- فالناظر في شأن الصوفية يرى أنعهم من أبعد الناس عن الكتاب والسنة، وعن أئمة السلف بما فيهم الشافعي –رحمه الله – وغيره من الأئمة، وإنما ينطبق عليهم قول الله تعالى : ﴿ إِلَّا الظَّنَّ وَمَا تَهْوَى الْأَنفُسُ وَلَقَدْ جَاءهُم مِّن رَّبِّهِمُ الْهدَى﴾.

    وأخيراً : -جز الله أخانا عبد الخالق على هذا الجمع-، فهو وإن لم يكن على سبيل الحصر والاستيعاب، لكنه إشارة وإلماحه لما عند القوم من المخالفات غير هذه .

  • فالناظر في شأن الصوفية يرى أنعهم من أبعد الناس عن الكتاب والسنة، وعن أئمة السلف بما فيهم الشافعي –رحمه الله – وغيره من الأئمة، وإنما ينطبق عليهم قول الله تعالى : ﴿ إِلَّا الظَّنَّ وَمَا تَهْوَى الْأَنفُسُ وَلَقَدْ جَاءهُم مِّن رَّبِّهِمُ الْهدَى﴾.

  • @MrSam253 war diintuba sacuudiga ayay inooga timide oo uu nabigeenii muxamed kasoo baxaye iyo diinta islaamkuba e,adigu bidcadan ma ilaahay ayaad diyaar utahay inaad la hortagto?suufi anigu waan soo ahaanjiray hadana ilaahay ayaan uuga tawbad keenay..balse ma dhaantadan la tum,nayo ee kolba dhinac la isu raacayo ayaad leedahaya nabi muxamed iyo asxaabtiisi ayaa laga soo gaadhay?haday maya tahay waa bidco waana xaaraan,ninkaas hadlaya cidduu magac dhabayo ee culimo uu baryayo sifiican udhagayso

  • acuudu bilaaahi waxaas ayaa diin u ah miyaana?suufi waan nacay waxaana ku nacay shirkiga iyo adoon bariga miyay isku halayn waayeen alahoodiii abuurtay iyaga iyo kuway baryayaaaan

  • @MrNajiibyare ma fahmee waxa leshegaayo? fadlan noo macnee. shey un lilaah wuxuu yahay. intaadan ceyn qofna. maskaxda fur sacuudiga raga uu soo tirsaday waxey kugu aqriyeen nagadaa walaal balse nosheek sida ey ku noqdeen mushrikiin iyaga oo qiraya wax daaniyada Alle iyo Rasulkiisa.

  • kii dhahow digriga alle waa bidco allah naarta ku fogeeyo nacalatullah daalim ayaa tahay wax kaa dulisana ma jiro

  • yaa ku dhahay waa diin... war dadkiinan waa walaalantihiin, ragan waxeey amanayaan sheekooda. yaa diiday in aad amaanto shiikhaada?

    dadka yaa lagu dinbaabin ee waxeey dhahayaan fahma marka hore

  • @Shaxaaari xataa hadalkaaga la raaco yaa u banenayay intaasoo qof iney isku soo baxaan oo shiishooda saas u amaanaan,shiikha waa lo duceeyaa sida diinta islaamka waafaqsan ee lama galo howlo aan diinta shaqo ku laheen dinta islamka

  • إن أهل البدع شر من أهل المعاصي الشهوانية بالسنة والإجماع فإن النبي صلى الله عليه وسلم أمر

  • @MrNur1970 Ahlu sunnah hadaad tahay bidcoole ween baad tahay. hadaad bukhari iyo muslim raacsantahay bidcoole weyn baad tahay waayo nabiga muusan aqoon bukhari iyo muslim iyo kitaabka quraanka aad hada heysato muusan arag rasuulka Alle. waxaa xataa jiro xadiis ku qoran saxiix xeenka inuu Rasulka yiri ha iga qorina waxaan aheen quraanka qofkii iga qorana ha isku tiyaariyo naarta. marka bal noosheek meesha uu Rasula ku amray in salaadiisa iyo soomkiisa lagu qoro

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkk ilahy amarkisu badnaa mawaxan baa din ah diintu waa wax cad oo layaqanee takale maxay tahay diinta an adunka kale kajirin eeh afartan oday ee ciyalka mesha ku ootay ay hayan war diit waa wax caad xagee kakeneen waxaan adunka melkale kama jirtee waa dhaqan somali idhaha lakin diin maha dad is lulaya oo dad dhintay kadaba heesa ya ama gabyaya ama shirbaya madinbaa

  • Ilahay ha u danbi dhafo kuwan iyo dhamanba inta kutilmanta ciyartan diin, waa arin diinta looga bixi karo hadad ku tilmanto diin waxan rasuulku ogeen samaynina, waa dhanto ee diin mahan.

  • Waa culimadii saxda ahayd. Mashallah. Thanks for sharing this Video.

  • Beautiful Mashallah

  • cajiib bal arintaan aan annigu arkay akhri,nin suufiya oon aqaano annigu ayaa reer wiil madi ah uu ka xanuunsaday oo daawo loo waayay yidhi anigaa daawayn eh wan haloo qalo noocaas ah wankana wuxuu kasoo fiirsaday adhi ay reerku lahaaayeen,reerkiibaa yidhi wankaas waan haynaa oo qalay intii aysan wanka ka bixin naftu ayuu wiilkii naf baxay odaygii suufiga ahaa wuxuu yidhi illaahay muu noo kaadiyo inta an wanka ka cunayno, bal fiirsha sidda ay caamadda masaakiinta ah u khiyaamayaaaaaaaaaaaaaaaan

  • wixii nasoo rogay waxan baa ka midda laakiin alhamdulilaah filinkoodii waa dhamaaday ceeb iyo wajo gabax biuuna ku dhamaaday Alllahu Akbar

  • @gurays7

    war wuxuu ku hadlayo bal day/.

    diinta waxa ka baxay waa wahaabiya diinta waxa ka baxay waa alshabaab iyo wixii la mid ah/ dadka qabuuraha soo faga xitaa gaaladii nabiga la dagaalamaysay baa awoodi waysay oo ka xishootay in ay fagaan qabri say leeyihiin diin baan haysana, diin meesha kuma haysaan ee illlahay u toobad keena. waxaad dhiig gasheena alla og.. masaakiin baaba'san intaad layseen baad islaam sheeganaysaan. waxaa tihiin kuwii rasuulku ka digay oo diinta ku qaraabanaya...

  • Maashaa Allaah duruqu suufiyah Ahlusunnah waljameeca Allow khuwee waa ahlullaahigii la arki jirey Qabrina qur,aana waa lagu aqriyaa waxaana lagu xusuustaa aakhiro waana loo duceeyaa wa intaas.

  • Walee waa kuwaan Culamaddii la arki jirey oo Soomaaliya seben ka seben soo gaarsiiyey Diinta Islaamka sidii bidcadda Sacuudiga qandaraaska wahaabiyadda ka soo qaadatay wadanka u soo galeen wadankii waa halaabay caqiidadii rasmiga ahayd ee Ahlusunnawaljameea waa kuwaan Allow noo quwee culamadeena ahlusunnahwaljameeca.

  • creepy! 

  • Subhan Allah

  • aad baan uga xumahay ragan meesha culimada ku iihaaneeysanaaya kana dhiganaaya ciyaar warhooy adinkaa caayaaya culimada waxaad ogaataan in aay yihiin aabayaashiina ee cilmiga idinsoogaarsiiyay , in aad caysaan waxaa idinkagaroon inaad ku amaantaan adinkoon waxba ka ogeen diinta iney idin baraan , waxaadna ogaataan qofka caayaa culimada in uu yahay qof jaahil ah waxbana aan ogeyn alana waxaan kabaryaa cidwalboo culimada aflagaado u geysaneysa in ilaah kajaasiyo afkana ka qaloocdo in sha alaah

  • kkkkkk waa kuwii qubuuraha caabudi jiray. insha alaah waa aan dheerayn Somalia way dabar go'ayaan. Ahli tawxiidkuna way soo badanayaan maalinba maalinta ka sii danbaysa. bal dib u eega sideetamaadkii iyo maanta, farqi wayn ayaa u dhaxeeya. waxaan odhan karaa burburka somalia faa'idada kaliyaatee ee uu keenay,bidcoolayaashii ayaa inaga yaraaday. thank you bro for sharing.

  • Yusuf...... saying sheelilah ya shikh suufi is not haram you know why ? in english it is ( the creature of allah you sheikh suufi ) if i break it down in another meaning ( Sheikh suufi you are the creature of allah ) so this is not haram in islam,but i think in other religions do .... right ? i hope you will make istiqfaar if you are mulim because you said something halal to haram

  • ( sheikh Hassan Mu'alim Shayun lilah ) is Arabic word means Sheikh Hassam Mu'alim is creature of allah .... so if you think this is Shirki then you are either not muslim or you totally misunderstood the meaning of ( Sheikh Hassan Mu'alim Shayun lilah )

  • diinta saxda ah waa tan wixi kaso harana wa bidco iyo wahabiyo wahabiyo comments keedana inta logama bahna munaafaqiin ah.

  • kkkkkkkkkkkkkk

    yaa cambuulo cunay

    subxaanallah

  • canbuulo maxaa kaqaldan walaalee misse ilaaheygii nagu irzaaqay ayaad farsamadiisa udanleedahay ? abuurista alle waa mid dhameestiran oo kaamil ah hadii uu shaki kaaga jiro islaamnimadaada ayaa qatar kujirto ee ilaahey istiqfaar weediiso koleeba canbuulo kama dhaarani kartidee intii aad kacuntay ilaahey ugu xamadi oo caafimaad kuweediiso wabilahi towfiiq

  • Like it or not this is bidaac means islamicliy not correct sheelilah ya shikh suufi and all that is HARAM. and I'n not wahabi. just a muslim muwahid.

  • mansha alaah culumadeena alaha inoo deesta diinta saxda ah ayaga ayaa heesto kuwa waxa ka sheegaya waa kuwa aaminsan 3 towxiid in naagata nin salaad ka jabin in uu alle cirka kursi ku fadhiyo ayaga yaa ka bidcisan naarta alaha ku fogeeyo

  • Thank u mr Wahhabi for uploading this beautiful vid . and you're so Jahil to tell whats bid'a and whats not. So go educate yourself You little wahhabi jaahil

  • maasha allah waa digri aad iyo aad u macaan waxaanse layaa banahay jaahilkaan sooqaatay magaca qaadiriyo hadana digri wax ka sheegaay waxaa kaaga fiicnayd in aad cadeeysatid BIDCI nimadaada ood WAHAABI kusoo qaratid shaydaanyahow KHAWAARIJKA ah culimada afka kala bax ku qaloocay ilaahay idankiisee.

  • qaadiriyah qofka wata oo wadaadad caaaya adigaa bidco ah oo meherla aan dhashay ee ummadda iska dhaaf ibnu xaaraan baa tahay gaal gaal kiis ah

  • basra miyaa lagu dhigay siyaartaan walaal.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more