Added: 4 years ago
From: Baahalow
Views: 12,576
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • i will be so happy if all the part of somali should be united together because the strenght comes from the union all the people of somali needed to be in the one unite somalia wayen i am agreed this option because i am from djibouti and i am also somalian guy so it is so interessting to see all somali united to them

    i praised all day that god bless all soamlia and we have long way to go please our bropther lives in somalia need no peace and security we can provide its .we can brother

  • farahaan la isku fiiqaayo goormeey joogsan doontaa waa la yaabe...waxii dhacey wuuba dhacee, intaan rabigeena usoo laabono oo is cafino oo la isku calool furnaado maxaa inoo diidey walaalayaal? inaan afar iyo labaatan saac saas kuleetiga isagu dhegnaano dan inooguma jirto, ee ha lagu dadaalo sidaan indho xumadaan iyo rafaadka aan ku jirno ugu bixi laheen. Somaaliya hada tan la joogo, duco keliya uunbey idinku leedahey, ee wanaageeda ka taliya.

  • War ninyahoow Cabdi qeybdiid iyo gacmadheere aa gaalo raaca ah ayaka wax usheeg.

  • Saaxiib ayaga waa la deyriyay waana rag lagu adeegto, ka hadal ma laha ee waan u duceynaa in Ilaah soo Hanuunsho oo Fahamsiiyo Wax Majeerteen Yahay, Xasuuso Saaxiib 1950 meeyadii in Siyaasigii ugu weynaa Majeerteen uu u qeylo dhaansaday Xeyle Salaase asagoo oranaaya Xoriyo yaan nala siin ee Xabashooy idinku na xukumo, Siyaasigaasi waa Kuma ?

    Waa Muuse Boqor,Taariikhdaasina iyadoo qoraal ah ayay taalaa, Saaxiib Waxa aad tihiin cidna kama daahna, waxaana xaqiiqa inaad cadaabta ku badaneysaan !

  • This is after the USC massacred innocent ppl and they fled calaacal badanaa kuwaan. Waraa bahaloow adiga USC soo maa aheen maxaa calaacalkaan keenay.

  • Waa runtaa oo USC xaq u dirir ah baan ahaa mana qarsanayo, laakiin USC intii ay joogeen Xabashi iyo Mareykan waddanka waa ka yureeyeen , Xasuuq Shacab hdeey noqotana Afweyne cidi kagama badneeyn oo intuu geystay Qiyaamahaa lagula xisaabtami, Majeerteenka Amxaarada u kal qaadayna Qabrigaa lagu cadaabayaa Waxaase ka sii liita Naar galaayaasha Amxaaro inta wadanka u soo horkaceen oo danihii laga lahaa laga gaaray maantana odagoodii sidii Habar dhaqmaad deysay Amxaaro iyo Kikkuyo dariiqa ku tuureen

  • "Xasuuq Shacab hdeey noqotana Afweyne cidi kagama badneeyn oo intuu geystay Qiyaamahaa lagula xisaabtami, " WALAAHI WAA RUNTA INTAS MA QIRANAYAN, USC OTANGA GEYSAY, AFWEYNESE HABEEN BARKII DADKA GURYAHA UGUSO DHACO UU GOWRACI JIRAY,kuwi nolol kudayana wadanka waka eryay, ANAGA markuu afweyne nasoo xasuuqay intii hartayna nasoo Qaxiyay miyay INKIRAYAN. USC OTANGA IDINGEEYEN IDINMA XASUUQIN, USC LAÁNTEEDNA WELIGIIN JAHIL BAAD AHANLAHEDEN

  • ABDUL ISMARISKAGA IYO CEYDH ISAGA ISTAREEX orodoo waxbaro jahilyahow, Anaga waqtigii afweyne nasoo qaxiyan Waxbaranay OO WAGAN QAXOTIGA AHEEN SOMALI ADUUNKA SHARAF KALAHEED, HADA JAHILKANA 10 WADAN ISKA DHIBAYO,BEEN IYO CEYDH QAXAAGA U KOW AH

  • Naxariistii Janno Allaha siiyee Abwaankii wadaniga ahaa ee Cabdi Muxumud Amiin Waxaa u geeriyooday Isniin 3da bisha November , 2008 isagoo lagu aasay Magaalada Nairobi, Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u direynaa Ehelkii iyo Owlaadii uu ka geeriyooday Abwaanka , isagana Naxariistii jaanna Allaha ka waraabiyo. Aamiin

  • Walaalayaal Fiiriya murugta ka muuqadataa wajigooda, waxaan qabaa hadii aad daawatid video-gaan oo aadan ooyin in ay wax kaa dhiman yihiin. hadii aan ahay wiil somaliyeed waxaan u soo jeedin lahaa umada somaliyeed meelkasta oo ay joogto in ay u soo jeedsadaan wax u tarka dalka hooyo. waxaa kale oon aan dhihi lahaa in lasoo dhaweeyo dawlada nuur cade uu hogaaminayo, waxaan u arkaa in ay tahay midii ugu rajo waynayd 17kii sano ee lasoo dhaafay, walaal soo duceeya qalbigana u dhisa dawlada cusub.

  • waan idin salamay dhamaan umada somailyeed  meelkasta ay jogan iyo kuwa ku dhibteysan wadanka hooyo uamda somaliyed waxan leeyahy dhulkena hoyo meel an uga door sano miiya jirta

  • what did we do man

    fuck this qabiil thing

  • ooooo,,what a wonderful song,,it realy touched me,,

    thank u for this video...

  • OOOOOO,,it`s a wonderful song,,it realy touched me...thank u for this video..

  • walaahi ilmo ayaa iga timid heesta markii aan dhageystay 1993 ayey hadayd markii ugu horeysay oo aan daawado baahalow mahadsanid wadani ayaad tahay

  • oh my allaah its very touching song

    walaahi waaan oyay (!*.*!)Ilahayow somaliweyn o wada xor i na tus ada qaadire inshalaaah ha is raacdo somaali

  • ooh this is so touching. I was most touched when i heard it being sung by prof. Samatar of Lund University, watch at dalmar dot org. Thanks for uploading this cultural piece...

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more