Added: 1 year ago
From: dhagaweyne
Views: 36,517
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (31)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Walaalyaal Seynab waxay inooga hartay fanaaniintii hore ee qaranka mana istaahisho inaan cayno ama hoos u dhigno, markay yareyd waan jeclayn heesaheeda iyo codkeeda hadoo ay gabowdayna waan cayneynaa waa inoo caqli xumo. Dadka aduunka way ku faanaan fanaankooda wayna qadariyaan ee ka fiirsada please. Thnkx

  • bismilahi islaantan ma miyir qabto way walatay ban maqlay

  • aboo aboo ani xata waa ka yaabay ilaahey iska tuug abooto seynab salgiga fadhiiso suuqa ka bax 

  • aboo aboooo see cml hee. qofta ma heesosa mise foolaa heeso.

  • i luv this woman she's very nice person!

  • @MisssISAAQ BAL TANA DHUGO KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK AFKEE KAAGA FURAN DAD SHARAF LEH OO GOBA OO QIIMAHOODA & QAAYAHOODA AANAD GAADHAYN INAAD ILKAHA DHAADHEERE AAD DHULKA KU QODO KULA HADASHO LOL HABO WAAN KAA NAXAYAAYE IS DABA QABO OO NOLOSHAADA SATAL GARAYSO AMA DEE SIDA ZAINAB CIGE BUJUU BAJAADA HAY..AMA ZAHRA AHMED FAADUMO HILAAC OO KALE NOQO ISLAAMAHA IYAGOO CIMRIGAASA MOODAYA JIILKA IMIKA KACAY ALLOW ALLE....

  • subxaanalaaah ilaahey ka baq waqti aad heesto ma kujirdid cibaadeeso oo ilaahey unoqo ayeeyo ayaa tahay

  • allaw soo hadee inta habawsan ba subxana laaah

  • inaa lilaahi wainaa ileeyhi rajacuuun dad cishada ma qabto miyaa islaantaan walatay

  • kkkkkkkkkk waa lagu guurayaa waana la weheliyaa,.... Saynab cige waa fanaanad aad u qalbi furan oo mar walba iska faraxsan.

  • war qofka waalan maa laqabto

  • bismilaaah maxaaa ku dhacay aniga kolay saan cadi ma ila aha

  • ilmo mee dheelsiihooysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • wacadala tani way dhiman tahay caadi maaha khakhakhakhakhakhakh kakakakakakakakakak saynab cige waad waalan tahay walaahay orod is daba qabo oo iska aamu wixii kugu yidhi heesaa baa tee hees jar ayuu kaa ridee waa ku sidee codka ma faalig ayaa kaga dhacay? walahay inaad baroonayso ayaa la moodaa jiiq jiiq jiqiiiiiiiiiiq jiqiiiiiiiiq wax alaale waxay ka hadlayso la garan maayo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk habrihii h/j way waasheen marki lagu yidhi waxaa madaxa eedo siilaanyo kkkkkkkkk

  • @SoldierGirlSsc kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkk wad igaa qossolisaay walahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkk adaa ka daraan islaantaan waalaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkk funny inaaderr nooloow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mizzlaascanod kakakakakak....inaadeer yaab baan arkee ila qosol dee kkkkkkkkkk...wali sidan wax u heesa ama u hadlaya maan arag.midhna ma ka fahamtay inaadeer kkkkkkkk.....

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­k saynab gariiraa maxay la gurguuranaysaa

  • waa wareeeeeey ala yaa ila qoslo omg qoftaan markaan arko waa iska qoslaa fyfan

    she is funny wlh masha alaah waa qof iska faraxsan always herreguuuuuud

  • waar boqorda fanka yaan lagu mashquulin saynab cige waa fanaanadjirta walee nolow saynab cige ruuxii dhabkuu jecel waa lala dhadhamiya bal yaa ka heesa macan eeshcalaa fanaanad

  • hahahahahahahahahahhhhhhhhhhhh­hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh­hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhha­hahahahahahahahahahahahahahaha­hahaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaahhhhhhhhhhhhhhhhhhhh­hhhhhhhhhhhhhhh

    cod macanaaa!

    

  • duqda waa walatay akhyaarey

  • war yaa umada nabi moxamed ahoo islaantaan hirmaceysa meesha kasaaro. waxeyba udhawaaqeysaa lab foolheysa camal.

  • bismilahiyeey wxay gaadhay heer ay sidii laxdaa u ciday ceeeeeeeeeeheeeeee ku te oo orod ilaahay ayaan kaga baryay in aad sidan dhamnte bisinka maxaa naga gaadhay.

  • rageeeeeeeeeeeeeedi....saan u waalo ama iska dhaaf yaakhey kkkkkkkkkk

  • ashahadu an laa ilaaha ilala alaah  waaar yaa muslina maa wax loo sheego adoontan alllaahu akbar alllaaa yahdiiik edo saynab hargaysana wax uma tarayside

  • lol this video makes me laugh,she sounds scary

  • ilaahow khaatumada ha naga xumayn..... bal qofkaan eega wareeray ...ee oroduu cibaadayso biriqi kugu dhacdaye !!!

  • Saynab Cige waxaan u maleyn in codkii macaanaa ee lagu yiqiinay uu ka lumay.

  • ayeydan walan wax qabto ma leh miyaa waa yab aydaba wayelka ah mise wey walatey

  • Ayeeyo iska cibaadeeyso waqtigaadi waa soo qaadataye

  • WAXABA KAMA FAHMIN WAXEY KU HEESESO. MABA KA KACI KARTEE MAXAA DHULKA FARIISIYEY,CAJIIIIIIIB

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more