Added: 1 year ago
From: XILDHIBAN
Views: 30,740
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ilaahay haw naxariisto abshir bacadle iyo in alaale intii dhimataye islaama anagana alloow nooga daba naxariiso aamiin

  • gabda qaawan, Dumaar wada qariban qaadow adhighaa leh! Daaaamn truu!!

  • kkkkkkk,,that is so true qalbi qooqan qooro aan wax tarin qaadow adigaa leh  looooolz iska dhaafa waaba is lug goyseene

  • Qalbi qooqan qodha aan wax tarin qadow adigaleh wallahi yaaab badana lolz !!!!!!!!!.

  • Wixi xunba qaadow adiga leh wallahi abwanku sidey tahay ayu inogu shegey hadi lamaqlayo !!! ...............

  • allaha kuu naxariisto waxaad aheyd abwaan islaami ah

  • Allaha Janada ka waraabiyo...Aaamiiiin.... Afkaaga caano lagu qabay Abshirow

  • Ilaahow u naxarriso ,

  • ilaahay janadii haka awaraabiyo abwaanka muslinka abshir walahay habayn kii aan maqlay geeridiisa inaan saas uga nixin ruux soomliya oo kale anoo shaqaynayaan maqlay naxdin ayana lawadi waayay insha alaah najada ayaan ku walaaloobanaa

  • A true legend, the light that light the Somali race,

    he is the star in the Somalia and Ogadenia flag.

    We miss you for you are a blessing that Allah blessed us Somalian with. May Allah grant you and your family with Janatul firdowsa!!

    Br Suleiman UK

  • @Drromantic83 he is a good man, but he is hawiye, ogaden maxa uu keenay.

  • Comment removed

  • god bless you man see you in heaven insha alah very soon

  • god bless you man see you in heaven insha alah very soon

  • ninkaan waa sxbkey nin ah ayey ilmo adeer yihiin oo nbi jooga oo qaadkii nbi eber ka dhigay waan isla qayili jirnay jacelow mirqaan ayaa ladhahaa afqashuuusha qoora aan wax tarin qaadow adigaa leh

  • alah u naxariisto sheekhaan abshir bacadle nin fiican ayuu ahaa

  • inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicuun marxuumka videogisa halaga saaro meesho waa hadii aad axsaan u sameyneysaan walalaayaa

  • Eebe ha ku naxariisto, Janatul Fardawsana hakaa waraabiyo, Wax badan baad Soomaali wax u sheegtay, Xigmad iyo waano wax lagu qaatona waa hartey,

  • danbigaadi alle hadhaafo sh. abshir. waligey waan jeclaan gabiyadiisa.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more