lol may i ask what kibaki is doing in the video?hahaha..nice song,I'm Somali from NFD and it's time we all unite but first we need peace in Mother somalia,before ogaden,somaliland,djobouti and NFD unite with it..
@Sacad11 for the first thankz to understand what I mean and we know that they are our brotherz,,waxna way qabsadeen oo maanta nabad ayay haystaan ,,balse maxaa gubaya somalia oo ay u fahmi laayihin in aan waxba laga faaidayn dagaal ???,oo maalin walba hooyo masaakin ah loogu dilaya mugdisho ,,you know gunz don`t kill people ,,but people kills people,,ha la fahmo sirta nolosha !!!!!!
anigu somaliwey baan u duceenayey, somaliland baan calakooda hadhsanayaa, yarka ilkacase waxaan ka dareemey inuu yahay nabad doon.
geel maxaan uga dudaa $15,000 oo doolar baa ii jaraya 50 geel ahoo, daar aan hadhsadaa ii dhaanta inaan ku dhisto, laakiin caanihiisa iyo hilibkiisa waan cunaa dhibtiisana ma jecli inaan dhado. oo magaca soo bedel waa dagaal magac ku baxaye, mise mayd kaad soo toosisaa.
The reason why Somalia is still burning is because we just feel sorry for our fellow Somalians behind our screens and thats IT!! WE need to do something, its pointless feeling sorry all your life and sitting on your lazy ass. Action needs to be taken and quick
This comment has received too many negative votesshow
gwbk1,walaal hubso cida aan ahay horta, i am not iidoor. dadka layska fuulo adigoon wax hubsan.wadigan f-- isticimaalayee ma gay ayaad tahay?waa ramadaan ee afkaaga uraaya mayr.
i cant wait for the day that i wake up , and see somalia as a peacefull country and most important united . May Allah bless smalia from south to north, east to west .
ooh this song makes me cry, Alahayow somalia nabad ka dhig and isu soo celi. We need to unite for the sake of our country and people. Somalia4ever. Thanks for posting this great video cadaawe. Ilkacase huuno thanks wadani nimada halkaas ka sii wad.
viva ilkacase
sxb
SuperDajiye 7 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaw qatar kabax waxan baa hees ka aah
SuperDajiye 7 months ago
lol may i ask what kibaki is doing in the video?hahaha..nice song,I'm Somali from NFD and it's time we all unite but first we need peace in Mother somalia,before ogaden,somaliland,djobouti and NFD unite with it..
bahsaney 8 months ago
hees caadi maahan waxaan filayaa dhalinyarada somaliyed in ay ka faaideystaan
mojjeable 10 months ago
ar ahaye iiarama
cml
sylsomalia 1 year ago
a lots of forgery flags kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
willo728 1 year ago
Comment removed
MrMaandeeq5 1 year ago
ilkacase you are one of a kind bro, i like the lyrics as they are deap and meaningful....A+ homz
utue11 1 year ago
nin kartile ilkacase somali adookale waa inay kudaydaan
thx for dadaalkaada
bless Somalia
Sacad11 1 year ago
somaali israacday haaha in ur dreams... marbay israacday waana la ogaa wixii dhacay... somali sidaa ay tahay baa qiyaamuhu ugu dhacayaa... ninkii nabad haysata iyo ninkale... kii dawlad haysata iyo kiikale... israac ma jiro
hilibruuge 1 year ago
yeah thatz right we can follow the other countries ,,like djbouti and somaliland ,,
why are we killing each other ,,atleast we stopp the war and do some act ,,,,,
zaki7231 1 year ago
@zaki7231 you mean french-somaliland and british-somaliland
waa walaalaheen but know this midwalba meelbaa waxaa waraabe waraabe ogow
nobody is gon force them
Sacad11 1 year ago
@Sacad11 for the first thankz to understand what I mean and we know that they are our brotherz,,waxna way qabsadeen oo maanta nabad ayay haystaan ,,balse maxaa gubaya somalia oo ay u fahmi laayihin in aan waxba laga faaidayn dagaal ???,oo maalin walba hooyo masaakin ah loogu dilaya mugdisho ,,you know gunz don`t kill people ,,but people kills people,,ha la fahmo sirta nolosha !!!!!!
zaki7231 1 year ago
@zaki7231 walaal waa laba gobol oo walaalaheen ah
cid kagabunaysa wanaagooda majirto ciyaal aan tarikh aqoon
way iskacaytama wayjiraan lakin majority somali way faraxsanyihiin
walal somalia meel aan xamar ahayn dhib kama jiro waa hal magaalo kaliya
marka somalia hanoolato
waala doogiye yaanladacroon (maahmaah)
walaalkay niyada khayr usheeg
Sacad11 1 year ago
@Sacad11 hahaha
hassan1234fotboll 1 year ago
@Sacad11 hahaha
hassan1234fotboll 1 year ago
a very nice song amiiiiiiiin allahayow
I'm so in love with ilkacase I lobe you bro
baladweyn dawo dacalad !
axlan100 1 year ago
somalidu haday is raacdo maxay iska faa iidaysaa? waa waxba waxay isula imanayaan uun qabyaalad iyo qadhmuun. iyo anigaa kaa laan dheeraysan. shit. I hate all somalis. fuck u all.
abqani 1 year ago
@abqani hadaad nanecebtahay anaga kumanecbin
alaha kucaafiyo walaal
Sacad11 1 year ago
No way somali isma racayso never and never
Inholland1000 1 year ago
@Inholland1000 maanan ogayn inaad future ka ogtahay sorry
will i goormuu aduunka dhamaanayaa?
Sacad11 1 year ago
my boy good jod
somali4321 1 year ago
the somalian flag shute be on the top not somaliland ppl
ub418 1 year ago 2
This has been flagged as spam show
somaliyeey hala daaweeyo cudurka qabyaalada ah sxb djmavado
djmavado99 2 years ago
AMIIN DHAHA ADINKANE MARYOLEEY LOL
MrDuceeysane 2 years ago
Why does all Somali flags have a star?
manchester2064 2 years ago
cuz we r five
nomadlyrics 1 year ago
@nomadlyrics WAT DO U MEAN WE ARE FIVE
manchester2064 1 year ago
@manchester2064 IT MEAN WE ARE JACKSON FIVE
MrMaandeeq5 1 year ago
qaadka joojiya hadaa jecelshiin somali- dhan, naftiina maalkiina, hurumarkiina, maskaxdiina, diintiina, wadankiina iyo edaabteena.
hays raacdo insha allaah.
xariire 2 years ago 5
This has been flagged as spam show
somaliweyn israacdaa waa ma dhacdo,
waayo gabalkeedi ayaa dumay waxana ku xaaray daarood......dhuuso iblays.....
darodkuxaar 2 years ago
This has been flagged as spam show
Gaal calool nugulaa....wax la waayay geelow ninkii walan ba u duda.....
Israaci lixdankii maxa ka danbeeyay.
Somaliweyn galbataye ...ayaan weyna nin helay KOONFUR WEYN....
darodkuxaar 2 years ago
daaroodkuxaar,
anigu somaliwey baan u duceenayey, somaliland baan calakooda hadhsanayaa, yarka ilkacase waxaan ka dareemey inuu yahay nabad doon.
geel maxaan uga dudaa $15,000 oo doolar baa ii jaraya 50 geel ahoo, daar aan hadhsadaa ii dhaanta inaan ku dhisto, laakiin caanihiisa iyo hilibkiisa waan cunaa dhibtiisana ma jecli inaan dhado. oo magaca soo bedel waa dagaal magac ku baxaye, mise mayd kaad soo toosisaa.
xariire 2 years ago
hey illkacasay i loved your songs man,, keep it up, hey chack my video called abdi adan-soccer freestely,, looking forword to see u..
najiib12 2 years ago 2
The reason why Somalia is still burning is because we just feel sorry for our fellow Somalians behind our screens and thats IT!! WE need to do something, its pointless feeling sorry all your life and sitting on your lazy ass. Action needs to be taken and quick
SniperAce187 2 years ago 7
Hey my name issss amiin..ahaha
amiin500 2 years ago 3
somaliyeey hala daaweeyo cudurka qabyaalada ah
MRXALLIYE 2 years ago 2
This comment has received too many negative votes show
gwbk1,walaal hubso cida aan ahay horta, i am not iidoor. dadka layska fuulo adigoon wax hubsan.wadigan f-- isticimaalayee ma gay ayaad tahay?waa ramadaan ee afkaaga uraaya mayr.
liqaaye1 2 years ago
This comment has received too many negative votes show
ikacase walee been ayaad ku riyootay idgoo soo jeeda.pls wake up
liqaaye1 2 years ago
Atleast he s doing somn positive what r you doing? nothing hater
fuck off iidoor
gwbk1 2 years ago 9
find SILENT CRY CAMPAIGN
gwbk1 2 years ago 5
Aaaaaaaaaaaaaaamin Allahayooow
socdaal 2 years ago 2
Soomaaloo is raacday ALLAHAYOOW
Qabiil ka xoroowday ALLAHAYOOW
Dalkayagii onabad ah ALLAHAYOOW
Calankeena oo lataago ALLAHAYOOW.
Amiiiiiiiiiiiin ALLAHAYOOOOOOOOOOOW
samthehell1976 2 years ago 3
i like likesyhh
OmareMr 2 years ago
amazing song, keep it up
i cant wait for the day that i wake up , and see somalia as a peacefull country and most important united . May Allah bless smalia from south to north, east to west .
somyem 2 years ago 3
Somali is raacdey amiin
sexysomaligurl66 2 years ago 4
ILKACASE U TALENTED BTO THNKS
sihaamali 2 years ago 4
ooh this song makes me cry, Alahayow somalia nabad ka dhig and isu soo celi. We need to unite for the sake of our country and people. Somalia4ever. Thanks for posting this great video cadaawe. Ilkacase huuno thanks wadani nimada halkaas ka sii wad.
missgarowe 3 years ago 4
Aloow riyadeena ka dhabeey! somaali maxamed oo israacdo waaba halka rajo aan u taagan nahey.
ilkacase qof jiro aa tahey..ala ya cizak
Deniece1 3 years ago 4
Thnx Ilkacase, I LUV DIS TUNE
ABAAYO 3 years ago 4
you the man and amin allahayoow
maingorod 3 years ago 5
amiin bro one day yes;
katarabill 3 years ago 6
loved nice man soomaaleey haisraacdey allahayoow
siyaadxoor 3 years ago 6