Added: 1 year ago
From: balanbalda
Views: 6,244
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • thank you for the effort, keep making progress and stepping up toward peace and progressive movement. May Allah subhanahu wata alaa put together our peoples mind and make them love each one an other. insha allah

  • @gaashiredlegirl1010 adiga quraan iyo xadiis ayaan kugu i qiin maxaa siyaasad kugeliyey mise markii ad rabto shaatiga diimeedka waa iska sartaa siyaasada iyo hawlaha kale bad ka war doontaa aniga hada wixii ka dambeeya iisoo dir shirarkaan iyo siyaasad kaligay qol ha igu soo xirin kkkkk

  • maashaa allaaah

  • Viva Somali Central State iyo Mareexaan

  • nin kaan duraan ah ama abwaanka duraan waxaa la og yahay colaada raagtay ee uu u qabo maamulka culumada beesha mareexaan ee sade ee kataliyo deegaan weyn naha beeshu dagto waxaa la og yahay soomaaliya in ta badan waxaa qabsaday kooxo xag jir ah aduun kana mam nuuc ka ah oo alqaida ku xiran niman kaas xag jirka ah waxaa dee gaanka ka hor istaay naf tood hura yaal shacabkii deegaanka wato oo shacabku taa geersan yahay hadaba abwaanku arin taas wey u cun tami weysay ciil buu la seexdaa

  • @dhaadeey1 horumarka bulshada inaad kashaqeeyso ayaa kaaga haboon in aad raga walaalaha ah ee dadaalaya aad dhaleeceyso hadeey xumaan rabaan ama ay beesha dhibkeeda wadaan allah baa kalaxisaabtami eeadigu dadaalkooda kuu muuqda xumaan haubedelin fitnadana iskailaali walaal inacafi

  • @Gaashiredlegirl1010 Sifiican ayaa wax ugu sheegtay hadii aay ka dhaadhacaayso@

  • waad mahadsantahay Jawaahir iyo gabdhaha kale, dhalinyarada iyo odoyaasha beesha mareexaan ee ka qaybqaatay qabanqaabadii iyo qabsoomidii shirka beesha Mareexaan ee Leicester. sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa walaalkeen Duraan dadaaalka uu marwalba ugu jiro sidii u gaarsiin lahaa walaalihi wararka beesha. waxaan Ilaahay kabaryaynaa inuu beesha isfaham dhexdhigo oo garansiiyo dantooda guud. Aamiin

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more