Added: 7 months ago
From: muxidin
Views: 3,189
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ik dacht de hele tijd wat doet de blanke man daar hij begrijpt de taal toch niet maar dan

    subhanallah

  • meel aad ku shirtiin meesha cayrta ha idiin kiraysto

  • Wax fiican bay dhallinyaradu billaabeen, waa muhiim inaysan ka caajisin oo arrintaan la ballaariyo.

    Waxaa xusid mudan in ninka caddaanka ah ee holandayska ahi uu afsoomaali ku jawaabayo waraysiga Soomaalida qaar ka mid ahna ay af holandays ku hadlayaan. Runtii cashar ayaa taas laga qaadan karaa oo wakhtiga saaxiibkeen geliyey inuu afkeenna ku barto waa in Soomaalida oo weliba uu aad noogu sahlan yahay ay ku bartaan. Qofku haddii uusan naftiisa dhisin dad kale wax uma qaban karo,

  • dhalinyaro ahaan waan taagersanahay in aan kaligeen wax qabano waana awoodnaa wax kasta run ahantii lakiin waa in qalbigeena aan ka qabanaa shaqa kasta oo la qabanaayo markaasne cid inaga hor imaadi kartaa majirto soo mar dabe yaanan ku tashanin odayaal waa kuwa ina qaribay aniga waxan dhihi lahay qof 40 sano kawayn yaananba lala tashanin xitaaa waa aabayaasheen waxa sidaa inoo galay waxay ina bareen qabiil waxay na bareen boob iyo dhac iyo dagaal iyo qax so no more no more in sha alah

  • Comment removed

  • intee wayay meeshaan rotterdam miyaa

  • i have a solution for u lots, halaga taqaluso odaasha oo dhan,..wixii konton sano ka weyn oo dhan waa in meesha laga saaraa...oo qoorta loo dheereeyaa..adeeradiina iyo aabayaashiina waa inaad ka'soo bilowdaan oo aad ka dhaadhicisaan qalalaaska meesha ka'socdo inee joojiyaan..wa billaahi towfiiq,, P.S..haa, maamooyinka maleeshiyaadka u'buraan buraayo iyagana waa inee joojiyaan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more