Added: 1 year ago
From: Banadir24Music
Views: 99,874
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (50)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • is this somali..the word that I got was jecel

  • I love this song...people what is it called?? what's the name of the song!!!

  • Comment removed

  • maasha alaah saynab cige soot jaceyl sowtal raxma sowtal qalbi intaba adiga waaye noolow aad ayaan kuu jaclahay maamada jaceylka

  • war soomaalida waa u dhamaatay war idinka in aad wax ceysiin wax dishiin dagaal ley maad ku jireysaan seynab cige waa maamo sharaf iyo qiimo iyo qaayo kuleh umada wanaagsan ee soomaalia waaaaa qalad weyn in aad wax ka sheektaan eee iska xishooda ee daaya fanaanada weyn ee soomaaliyeed guuul seynab cige

  • Dadka Zaynab cige cayaya ama diidaya ee buuqaya waxaan idin leeyahay bal idinku marka hore Youtube ka fadhiista oo ashahata... waxa la yidhi dhakhtar buka waxba ma dawayn karo ...marka idinkiba aan iiman qabin ee yaad waninaysan!!!

    For those who are disliking Saynab Eige or talking badly about her , my adive for you is first to look to ur self and make tawba to Allah and fulfile ur diin before you dislike any body else as they says a sick Dr cant cure any one else..!!

    Istaqfuralaysta bal

  • nagaha idoortta bal ilahay amarkissa 2 shay lagama fadhissiinkaro 1/ dhillonimada 2. iyo hess hess 2 shay wey kuu jahadann...jihad ayeye kahigaan subxanallah bal cajussattan sharka uu ololeynayssa harka mahay tani jacal kaogttahaykkk 2 dabaan aya isku dumay

  • I dislike this song lol

  • Waxa ay Sheegtay Wlh Burco Lee Ka Fahmay Seynab Cige Abeeso ku Ruugtay Meel Naga Fadhiiso Somaliland Waxba Uma Tari Kartidee Kuwaas Iyagaa Dhiban ee Fanaan Soomaaliyeed Baad Sharaf ku Laheed Sharafta Alle Kaa qaade Meel Naga Joog Codkeeda wlh Bisidee Cali Guure u joogi jirtay lee u ekaatay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Dalmarovic kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahay waad iga qoslisay waa runtaa amba waxaan ka fahmay banaadir iyo bari iyo burcaba tegyayoo.halalax bay ku dhowdahay gabigeediba way is la ururtay hadal iyo aragba ilaahayoow khaatumada hana seejeen iyada iyo wixii la midana soo hanuuni aamiin

  • @SoldierGirlSsc kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma ila aragtay habarta qosol igu dishay

  • Comment removed

  • alala way cod macaantahay wlaahay ilaahoow soo hanuuni oo xaqa tus oo cadaabtaada ka xoree sayneb cali baxsan waabay gaalkacyo timid waan xasuustaah anoo yar

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkk walaahi heesto macaan weeye whitout face ayeey ku maceeyd isii isii isii ku te war burco haba iska faniso weey ka timide lakin cimrigaan maxeey ugu heeseeysaa

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkk looooooooooooooooooooooooooooo­oooooooooooooool this is so funnyyyyyyyyyyyyyy............­..... she is too old walhi .... why would she chose to sing .. i hate to talk about others but this is too much kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk somaliyeyy ilahy ha la ga cabsadi even me.. i dont have right to listen nor to talk about others..

  • acodi bilaah way indho beshayba tani ilahy hakusoo hadeyo habar qabiil madax marayon somali arki karin inatahay baa lashegay waa duq cod xumaa

  • acodi bilaah way indho beshayba tani ilahy hakusoo hadeyo habar qabiil madax marayon somali arki karin inatahay baa lashegay waa duq

  • her last hit song was just after world war II had ended

  • subaxanalllaah ilahay soo hanuuni iyo uu naxariistooo subxanallah wajigeda waxaa ka mudqada walee wax sahalan mahan ilahay soo hanuuni iyoda iyo dhaman waxii musliim aha walalow ilahay ka cabsadaa oo ha uu riyanina waxas sidaas oo gaalaay Sayneib ha na ku amaninaa ilahayow inoo naxarisoooooooo

  • Comment removed

  • @hilibruuge processka qabayalada ha ila soo geeliin huuno aniguu ilahay ka cabsii ayan xasuusinayey islaantan waana wajiib ilahay ii sareey Saado iyo tana waa igu wajiib labada inaan gadhsiiyoo fariinnta ilahay hadey iyaguu jahuula ka yahiin markaas adiguu ii soo sheeg hada ii diidentahay wacyega ilahay iyo qowlka ilahay dhahay uu sheegaa kuwaa juhuulada aahh?????????

  • waa fanaa nadii weey need wale codkee dii bay la weey naatay eesh calaa sawt yaa salaam 

  • in naa lillahi wa inaa ilehe raji cuun aduunka in taad ku noosha

    hay wax walpo wad ku arkee war maxee kaheesi cumri gan ayee jirtaye illahow soo hanuune hawenka somaliyed

  • Comment removed

  • war hawartan waa yeelowde maxe kasoo donte kakac uquwo kugu dhacdaye ha inoo hees xumanine

  • Alloow soo hanuuni. Walaalayaaloow waxay arintaan noo wada tahay tusaale. Qofku wuxuu dhalinyaranimadiisa ku dhumiyo ayuu inta badana ku duqoobaa ee aan tawbad keeno intaan dhalinyaro nahay. Inta aanan ku duqoobin dunuubta.

  • go home and pray, you should be ashamed of yourself. you are ugly and have a bad singing voice and plus that you are showing yourself on a public television show when you are that old.

  • go home and pray, you should be ashamed of yourself. you are ugly and have a bad singing voice and plus that you are showing yourself on a public television show when your that old.

  • duuq walatay naa baax duceyso tuuko waxu see iis ledahay sheydanki igu ween aya saran duqda wlhi subxanalaah ilahay haa soo hadeyo amin yaa rabi

  • great...she is my favorite singer walahi... somalidan cuqdadaysan ee leh miyey cibaadaysato waxan leeyey hadii aydun diin wax ka taqanan somaliyaba fucking 20 sano sidan may ahateen...diinta waxad ka jeceshin qabyalada....idinku cibadaysta marka hore

  • wooow masha allah zeynab caadi maha cod macan ayee lee dahay duqda best waaye viva zeynab

  • Subhallah waayeeel heeesaayooo!!!!!!! Allow Na Hanuuuniii .aameen

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saynab cige inaaaaf is inaaf edo cibaadayso hadeerto tusbaxa qaado

  • Comment removed

  • saynab xirfadlay she creative and she has her own style 

  • golden voice the legend SEINAB CIIGE 2 all the haters whors learn how2 love life and respect! cheers long lve SEINAB CIIGE.peace!

  • khaatumadda alla kaa lumi waa tanoo kale !!! eedo maad iksa cibaadaysatid intaad tuman kartay waad tumataye !!!

  • wooooooooooooooooooooooooooow yaaaa alfanaaaaaan seyban ciige cadimatihid waxan aya kafanana ah inta kalee waaaa ben yasalam nolow seyban ciige mohamed

  • yaasalam anagu kuwan banu caqaana

    kuwa kasoohorjeeda dinta`````kkkkkkkkkkkkk

  • yaasalaam saynab cige maxamed yaa salaam fanaanada qarnikasta waaye ilaahay haku daayo eedo ifka hibo ku noloow aakhirana halkii ron yaa saynab ukuun

  • kkkkkkkkk bisinka ha ka qabsan bisinka lagaa qabsanyee fanaanada somaliland seynab cige waan ku fahamayaaye malaha ssc baad tahaye wooooow

  • @dhimbiil1 Somaliland xagee ladhahaa xagaadse utaqaanaa??????????? Gobalada waqooyiga somaliya ee ingriis ubixiyaya Somaliland Maha hargaysa iyo burco wax walbana siyaasad hakadhigin maax iska galay qof fikirkiisa cabiray iyo SSC mise wixii Isaaq wax ka sheegaba waa SSC cuqdada iska saar oo shaydaanka iska naar.......

  • bismilahi raxmani raxiim ayeyday baay laa faac tahay maay ilahay kaa cabsoto waqtigi aqiiro baan kuu jirna dadoow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sideey uu ciyareeyso aba kaa yabanahay salamaad aar ayeeyo tuuko oo itaqi laah yarabi duqda wax kaa naxa wax uu shega maay wayday ilahayoow aweeyday sida haa kaa dhigin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • xasbuna allaaah

  • WTF, this lady is older than my grandma, init time she retired... sub xannalaah go back to your deen and grow your imaan.... Learn to pick up a tuusbaax…

  • qosol waa furey cowke meesha wax uu keno muu wayay ayeeyo duceyso luga ayaa xawalad kugu jiran waxaaba iga sii daran kuwa u sacbinaaya xataa waxay shegeyso lama fahmayo

  • alaaa caloosha ilaahoow soo hanuuni adaa kariimee cawke wax uu soo casumo muu waayey markuu cajuusadaan aan ilaah u noqoneyn halkaan uu noo fadhiisinaayo yaa ALLAAAH

  • eedaday waa wareey wali cudkeeda caadi ma aha ..

  • khaatumada ilaahay kaa dhumi waa tan oo kale....eeyaahee orod oo cibaadayso biriqi cirka kaaga soo dhacdaye !!!

  • duqdani may waysada qaadato oo masaajidka gasho lug ayay aakhiro kula jirtaa e intay halkan ka ooyayso yaaba fahmaya waxay leedahay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more