nabi amaan
8:30
Added: 4 years ago
From: mosmarti20
Views: 18,739
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (25)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Allahu Akbar...only those who have a love 4 allah and his prothet can understand thiz....rabi salii calal xabiibi muxamed wa calal aali mal umuurkuraamaa uu..mansha allah mansha allah...praise be to the perothet (saw)

  • MASHAALLAH MASHAALLAH MASHAALLAH

  • masha allah alla macaan badanaa jahiliinta dideeyso hadeey fahmi lahaayeen faa iidada eey leedahay nabi amaanta uuf it jst annoys me wallahi haters of our prphet die and go to hell

  • subxaanalaaah oo amaanta Rasuulka yaa diidi kara asagoo nool ayaa la amaanay asoo dhintaa la amaanay si walbaa loo amaanay Rasuulka amaanta aan anaga amaaneeynana waxab uma tareeso ee anagey nootahay qeer mida kale maba nooga baahno anaga amaan oo Alahiisa ayaa amaantay Nabiga scw ee diinta barta yaan la iska soo boodin Rasuula amaana kusaliya salaama adey dankuutahay .

  • mashallah

    

  • beautiful..i'm speechless mansha'allah!

  • Mash'allaah beautiful 5 starz

  • JUZT BRILLIANT!!!

  • listen my brother in the prophets time the people in madinah did this thing and the prophet didn't say this wrong the my people don't do it rather was happy about it ?

    so please dn't say anything you wanna my bro and sis this religent is here for you to learn!! ( there is things came after the prother that was usefull like kitab of jamac was written after the prophet is it wrong No coz is usefull! this nabiaman is being done in the prophets time and now is Extended that is all! u dnt knw that!

  • is there anything wrong with sitting together and remmber the love of Allah the rahma sent to makind, sitting down and remembering him is a love exposed. do u feel the love of habib RASUWLALLAH peace be upon him. do you.

  • Mashaallah!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!­!!!!!!

  • thanks

  • maa shaállaah

  • mashallah very good

  • asc wr wb subxanalah this is wrong people,brothers and sisters you need to open your eyes..the best way to fallow Islam is to take the sunnah from nabi Mohamed salalahu calayhi walasin and he never used to do this subxanalah

  • najma listen whe knw wat wrong and what is rigth ok.you r the one who dont knw anthng about islam. u r just one those brainwashed by bid'as. so if u think this is wronge dont make any comments. dont just say this is wrong.this people know the religion very well and they know what ther are doing and what's coming out from their mouth. if u understood wat they are saying you would be Paralysed by the love of prophet SAW.

    rabi sali alal habibi muhamad, SAW

  • kkkkkk maasha allah duceysane waan ka helay sida wanaaga badan oo aad ugu jawaabtay naagta wareersan ee wahaabiyada ah.

    qeer badan allaha kaa siiyo.

  • what about the nashiid najma ? i wanna know is nashiid is Allowed or NOT?

  • what do you know about sunnah? lol

    oo hada ninkii kaadhageysto nabiga hafaanin/ama ha amaanin asagaa kaa dabaalsan oona kaa jaahilsan

  • mosmarti20 walaalayaal waxaan alle iyo rasuulba aan aqoon waxba la hadlina yeysan idin xabeejin ineysan alle iyo rasuulkiisaba jecelkooda eysan rabin oo waxay sheegaayano dhaba eey afka ka tahay horey ayaan axaadithta ugu soo dageysanay marke yeysan idin daalin kuwaan intii hanuunka alle u qoran tahayna allaha soo hadeeyo intooda kalena huf iyo halaag allaha u keeno. aamiin yaa rabbi

  • @najma187 ma iiga jawaabi kartaa mise fahamsan tahay rabbi sali calal xabiib muxamad wacalal aali malhumul kuramaa'u? nabi muxamad baan jecelnahay ayaa leedihiin sunnadiisan qaadaneynaa baad leedihiin amaantiisa iyo kor u qaadidiisana waan ka soo horjeesaneynaa isma qaadaneysee.runta hala isku sheego dadyohow allah swt iyo rasuulkiisaba ma rabtaane,DIINTA SOO BARTA INTAA EYDNAAN HADLIN.SUBXAANALAAH.

  • @qaadiirii waar maxaad shaygaysaa..what is there not to like about this digri. mashallah dheh is all i can say. Ilahi hana so wada hanuniyow..Amiin ya rabi calamiin

  • @najma187 EXCUSE ME. wrong kulaha ala maxaad walantahay. Can you please explain to me what is wrong with getting around and amaaning our PROPHET (SCW). Please abaayo macaanto don't say anything like that.

  • najma adaa qaldan ee xaqa Alaha ku fahansiiyo plz ka hadal waxaa taqaan waxaadan aqoon haka hadlin diinta baro adaa qaldanee isa soo sax

  • beautiful WALLAHI

  • ALLAH ALLAH ALLAH, MASHALLAAAAAAAH!

  • get out here wat do u know about qadiriya wen the prophet was coming to madinah wat did the people in madinah did it's called hijra that is the date we use us muslim ? the people in madinah they welcome him in to madinah they read nashiid for the nabiga and this is the same get some knowege first

  • everythink is shirki and bidci to you guys and yet u cant prove how its bidci, plz dont say "its bidci cos d prophet SAW did not do it" thats not prove

  • what do you care about what everythinks do what is right and the right is if you love the prophet he will love you and if you the prophet love you you get jannah tell those who you love and care and those who are around you!!:-)

  • jazaaka allahu axsannal jazaa yaa sheek ducaeysane!

  • alaaaaaaaah sheekheeenii ilahoow kheyr ku sii aduun iyo aaqiro.

    alaaaaaaaah wax shirki lagu sheego kaweeen. hadaad aqoonilaheyd waxa ay tahay shirki iyo wax balaayo kuma sheegteen esytes2. esyes sxb balaayada iyo qurunka aad daldaleeyso joogi. adigaa bidci iyo waxkadaran ah.

  • waxaa maqli jiray markaan yaraa shanbary sheekh laguma noqdo (waxaan macnaheyda ah shan maalin sheekh laguma noqdo)!! hada waxaa batay dadka shanta maalin sheekh kunoqonaaya! alaha naga koriya! aamiin

  • maxaa kataqanaa shirki abliis ayaa tahay! sheydhaan adigookale ayaa lagu gubaa qasiidada

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more