riyaale midhbaan leeyahay la tasho inta dalka kula leh somaliland taasay ku badbaaday oo ku caano maashay,waliba qaado diwaangelinta waayo lama oga dadkani ciday u codayn doonaan.please jacaylka kursigu yuu ku seejin wixii aad hor ugu qabatay wadanka ee aad taariikhda ku geli karto.
well done somaliland I proud it
DIBJIR1 2 years ago
ilaahaw somaliland noo ilaali,siyaasiyiintana noo hagaaji,amiin
riyaale midhbaan leeyahay la tasho inta dalka kula leh somaliland taasay ku badbaaday oo ku caano maashay,waliba qaado diwaangelinta waayo lama oga dadkani ciday u codayn doonaan.please jacaylka kursigu yuu ku seejin wixii aad hor ugu qabatay wadanka ee aad taariikhda ku geli karto.
xisbiyadana waxaan leeyahay isdejiya oo latashada dowlada
qooqane65 2 years ago