aqyaareey wax ma fahmeysaan habartaan camere da lagu haayo ayaa xaflada dhigatay heestaana codsatay maxaa yeelay duqii bey bacda bananka u dhigtay yacni waa ogaada I AM SING MUM marka qoftaan isku jaban banaanka ay taalaa aqyaareey waa isku bixis xabadaas waa WAN DIGSIGIISA WATA waa taas ninkii is xoreyhaayoow
ninka kaamarada wuxuu sameeyey sax waaye PARTY qof ayaa loo sameeyey qofkaas ayaa cajalada loo duubayaa ninka heesaya iyo kan kaamerada waa lasoo kireystay sidaas wax u faham,teeda kale edebta iyo anshaxa ha la ilaaliyo marwooyinka yaan meel looga dhicin taasna annagoo dhan ayey inoo fiican tahay qofna ma jecla hooyadiis in la cayo,ama walaashiis,ama naagtiis ama saaxiibtiis naf walbana naftaada oo kale ka eeg intaasna waa iga caqli celin.
camaer manka habarta dahrka cad oo suxul baruurta ah oo camiradii la daba galay meesha uu fananka ama xaflada duubi lahaa!!!!!! mistake gan aroos yo badan ayan kua rkay oo arooskii meeshi la duubi lahaa oo gabar uu ka helay la daba galayaa!!!!!!!! hadhaw ayaa la dawana mise hal gabar oo part ga ka soo qayb gashay aya camirada ka buuxda arooskii ba ma lasawirn ama ma la duubin !!!!!!!! somalida dad waalan dheh
caasow xagta kahoos sheydaanyahow ninka heesta qaadaayo mahan king khalid ee waa super qalid kala baro dadka horta markaas wax ka sheeg doqonyahow sambacaa
wiilkan waa saxsan yahay wuxuu jecelyahay fanka waana gaaray wuxuu rabay waa kaas intaas oo qof maaweelinaaya well done,waxaa jira kuwo aan garaneynin waxay rabaan,ceeb ma ahan nasiibkooda noqday,wax ma bartaan,iskuma kalsoona,hami fiican ma leh.waxay raadsadaan dhalinyarada ka hormaray inay kadaba caytamaan,sidaas dhibka haysta ma uga bixi karaan,jawaabta waa maya,waxay uga bixi karaan inay ku daydaan kuwa ka fiican,laakiin caytan wallaahi hoos ayaad u dhaadhici ilaa marka dambe uf lagu dheho.
Super khalid habenka ciida iyo stockholm ayaa noo madal ah sxb kiis alabta wax ka daba yerayo igu ma soco neyso liv bro ? hadal tiro ma ficnee anoo ka soo qeyb gala party cid stockholm sxb viiiva
casowe wax tahey reer badiyo qabyalad lafka ka galey niin somaliyed ayaa carab ku sheegesa hadu ayahey carab sow ma noqon karo somali cusnrinda dhaaf adigo kale ayaan somaliya uga soo cararney hadlka ka fiirso
Super Khaalid hadaa buufis ka qabtid, meel uu ka sharqamaayo inaad cagta soo saartidba maaha...danahaaga ka raaco, umada haku mashquulin ninkaas inuu abwaan yahey labo cali isma weydineeso...ee maseerkaan badan meel iska dhig, caafimaad daro ey ku tahee.
ninkaan kig khaalid la yiraahdowuxuu ka mid yahay dadka dhaqan xumada soomlaida u horseeday,mar aan hargaysa ku arkay waxaan ku dhahay maxaad waxaan uga jeedaa wuxuu iigu jawaabay aboowe waxaan waa maaweelo lee dhab ha u qaadan
aduunyadan wax walba waad arkaysaa hada nin king khaalid la baxay hada wuxuuba isu malaynayaa inuu fanaan yahay waa la yaab tan koowaad waa carab la,yahay heestii ma saxi karo hadana heesta isagu malaha waa copy dad ayaa fanaan ku tilmaamaya waa ceeb
hadee fanaanintu waa ineeysan u tumin ooyka diidaan hoyoyinka wax musig ah mamnuuc laga saaraa cml looooooool
burka9898 8 months ago
aar dumarkaan maxa kaa sii aah kkkkk inalilaah waa inaa ileeyhi rajicuun kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wale waa yabka aduunka dadkaan walahi ilahayoow haa naa waliin sodah yadihii waa iin mesha dadka waal walaan laa geeya miid kama cafiimad qabo wale sidan uu arkoo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
muna5235 1 year ago
bisinka goorme san habraheenana u waashen.
Naciimo93 1 year ago
@Naciimo93 wlahi walaal waa runta nagaha dumarka waa ween waay soo washeen waa wada sodoho alaa idin qaad maa xishonayaan kkkkkkkkkkkkkkk mamaday ilahayoow ii daa ayada waxas kamaba heesho ilahayoow dumarkan washeeyna soo hadee oo wada sodoho wada aaah salmaad intas uun baa nagu daran soduhu hadeey soo washaan dhalin yaraduna waay kuu dayanayan inalilaaah waa inaa ileeyhi rajicuun
muna5235 1 year ago
lol WALAAHI ADUUNKA WAX WALIBA WAAD KU ARKI ISLAAMAHAN MAXAA WAALAY WAA WADA SODOH KA WARAMA UUUUUUUUUUUF ILAHOW HOYADEEY XAFLAD HA GEYN RABIYOOW WAA LAGA DUCEYSTAA TANOO KALE
HYGIRLTOP 1 year ago
get hair cut
mysalah06 1 year ago
Comment removed
dalla112 1 year ago
aqyaareey wax ma fahmeysaan habartaan camere da lagu haayo ayaa xaflada dhigatay heestaana codsatay maxaa yeelay duqii bey bacda bananka u dhigtay yacni waa ogaada I AM SING MUM marka qoftaan isku jaban banaanka ay taalaa aqyaareey waa isku bixis xabadaas waa WAN DIGSIGIISA WATA waa taas ninkii is xoreyhaayoow
macquulman 2 years ago
@macquulman kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
muna5235 1 year ago
kkkkkkkkk
guus109 2 years ago
ninka kaamarada wuxuu sameeyey sax waaye PARTY qof ayaa loo sameeyey qofkaas ayaa cajalada loo duubayaa ninka heesaya iyo kan kaamerada waa lasoo kireystay sidaas wax u faham,teeda kale edebta iyo anshaxa ha la ilaaliyo marwooyinka yaan meel looga dhicin taasna annagoo dhan ayey inoo fiican tahay qofna ma jecla hooyadiis in la cayo,ama walaashiis,ama naagtiis ama saaxiibtiis naf walbana naftaada oo kale ka eeg intaasna waa iga caqli celin.
galansummer 2 years ago
camaer manka habarta dahrka cad oo suxul baruurta ah oo camiradii la daba galay meesha uu fananka ama xaflada duubi lahaa!!!!!! mistake gan aroos yo badan ayan kua rkay oo arooskii meeshi la duubi lahaa oo gabar uu ka helay la daba galayaa!!!!!!!! hadhaw ayaa la dawana mise hal gabar oo part ga ka soo qayb gashay aya camirada ka buuxda arooskii ba ma lasawirn ama ma la duubin !!!!!!!! somalida dad waalan dheh
bacjabiye87 2 years ago
kkkkkk garob dhan meeshan ay isugu timid single mather's oo ilmihii laga qaatay??? dabcan rag ma qabaan kuwan
bacjabiye87 2 years ago
caasow xagta kahoos sheydaanyahow ninka heesta qaadaayo mahan king khalid ee waa super qalid kala baro dadka horta markaas wax ka sheeg doqonyahow sambacaa
MrCabdifitaah 2 years ago
wiilkan waa saxsan yahay wuxuu jecelyahay fanka waana gaaray wuxuu rabay waa kaas intaas oo qof maaweelinaaya well done,waxaa jira kuwo aan garaneynin waxay rabaan,ceeb ma ahan nasiibkooda noqday,wax ma bartaan,iskuma kalsoona,hami fiican ma leh.waxay raadsadaan dhalinyarada ka hormaray inay kadaba caytamaan,sidaas dhibka haysta ma uga bixi karaan,jawaabta waa maya,waxay uga bixi karaan inay ku daydaan kuwa ka fiican,laakiin caytan wallaahi hoos ayaad u dhaadhici ilaa marka dambe uf lagu dheho.
TheWintersumer 2 years ago
Super khalid habenka ciida iyo stockholm ayaa noo madal ah sxb kiis alabta wax ka daba yerayo igu ma soco neyso liv bro ? hadal tiro ma ficnee anoo ka soo qeyb gala party cid stockholm sxb viiiva
sabaabuu 2 years ago
Comment removed
hahan9 2 years ago
Heesta caadi ma ah balse aad maloo maqli karo waxas waxaba ka daran naagihi weyn weyna haday san madax u qawsaden umadi yar yarka ehedna xalaga sugaa hee aduunyo gadooon
nuuney4 2 years ago
casowe wax tahey reer badiyo qabyalad lafka ka galey niin somaliyed ayaa carab ku sheegesa hadu ayahey carab sow ma noqon karo somali cusnrinda dhaaf adigo kale ayaan somaliya uga soo cararney hadlka ka fiirso
hanadcajib 2 years ago
lol waad yar tahey kuyeh mayee adigaa weyn oo facaaga tuke cad kasoo harey..xoog badanaa ra'yigeyga maaba igu qabsanee? indho adeeg intaad dhameesey...
Super Khaalid hadaa buufis ka qabtid, meel uu ka sharqamaayo inaad cagta soo saartidba maaha...danahaaga ka raaco, umada haku mashquulin ninkaas inuu abwaan yahey labo cali isma weydineeso...ee maseerkaan badan meel iska dhig, caafimaad daro ey ku tahee.
Deniece1 2 years ago
ninkaan kig khaalid la yiraahdowuxuu ka mid yahay dadka dhaqan xumada soomlaida u horseeday,mar aan hargaysa ku arkay waxaan ku dhahay maxaad waxaan uga jeedaa wuxuu iigu jawaabay aboowe waxaan waa maaweelo lee dhab ha u qaadan
casowe 2 years ago
aduunyadan wax walba waad arkaysaa hada nin king khaalid la baxay hada wuxuuba isu malaynayaa inuu fanaan yahay waa la yaab tan koowaad waa carab la,yahay heestii ma saxi karo hadana heesta isagu malaha waa copy dad ayaa fanaan ku tilmaamaya waa ceeb
casowe 2 years ago
Cod macaana wiilku! Supeeeeeeeeeeeer Khaalid will be my future kasbankeyga! ninkii wax ka sheego sambuuqada aan ku dhufanaa....ilmi adi ka koow ah!!!
Deniece1 3 years ago
adiga kula yaabi maayo sababtoo ah waad yartahay soomaaliya oo nidaam kajirana ma arag marka ninkan aad u difosaynayso ee king khaalid wxiisu hees maahne waa dhaqan xumo,heeso aanuu lahayn ayuu ku ciyaarayaa,marka waxii wax garad ah fanaan uma aqoonsana ee wax u sheeg iska dhaaf dhaqanxumada dheh,
casowe 2 years ago
he sucks
ilmi316 3 years ago
woow fanaankeyga qaaliga super khaalid
Hiloowlee 3 years ago