Added: 3 years ago
From: Mudugboy
Views: 58,879
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (23)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • haye waa beelo

  • qof muslima uma fiicna inuu sidan yeelo diinta ayaan lafaham saneen ee halaga saaro

  • subxaana lahaa walalaayaal halga saaro yuutuubka wax ale waxii hurya sameeyay ee majaajilo ah ileen maaha qof dumara ah waanu dhintay

  • haha so funny merci pour l'avoir poster <3

  • so damn funny walahi

  • hargaysaawi ma waxaad ku faaneysaa in leys yiraahdo waryaa iyo naayaa lolz waa cajiib annaga xageena ceeb weyn ay ka tahay iyo bilaa xushmad in leys dhaho naya iyo waryaa aqas... annaga waxaan is dhahnaa aboowe macaan iyo abaayo macaan iyo macaanka ama macaanto maansha alaah waa erayo raxmad iyo xushmad leh oo macaan ah laakiin idinku bilaa aqlaaq baa tihiin saas idinkugu wacan huh

  • @bellakiin, Macaano iyo macaanto, waa kalmado aad u jilicsano labeebyadu ay is dhahaan, waqooyiga lama yaaqo. waaryeda iyo naayeda ayaa dhaanta.

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­k micad iyo saluglaaa so fuuny kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • hargeysaawi10.

    muqdisho afkaala kalabax shartuumaa ku dhashaye,hadii lahadlaba maxaa muqdishoow uga hadashaan waraa muqdisho waa caasimada somalia waligeedna waa haan doontaa insha alaah.

    VivA MUQDISHOOOOOOOOOOOOOOO

  • kkk rubayqa naag iyo nin miyaanay ahayn naa iyo waar waa af somali caadiyee.aduu ma muqdishadii afka jilicsanayd baad tahay......waxani waa af reer waqoooyiye la qabso waa afkii ragee ..... abaaaaaayo baad doonaysaye..

  • Oo Kalay wagii hor nayaa iyo waryaa miyaa leysku qabi jiray waa erayo bilaa xushmad ah

  • kkkkkkkk soo leeeef hawada

  • asc wr wb mudugboy shugran soo gali intaa kabadan hadaad hayso

  • habibi raali ahow ooooooooooooooooooooooolz

  • ooh my God never every harm a woman no matter where you stay, respect and love is the way of family, but ladies do nt spent the money will out consulting your man... tat is still problem of somali families in the west

  • May Allah Give his Mercy this Duo, They Were the Most Talented Songwriters and Comics Somali Had.

    Late Mohamed Omar Huryo and Late Miicaad Miigane Aw-Maacaleysh, Has Composed More Classic Somali Songs than any Other Songwriters Combine.

    Miicaad was my next door neighbor in Siigaale District of Mogadishu,

    May Allah give his mercy... Aaamiin

  • hahahahahahah so funny

  • obviously its so funny it makes me to keep laughing for a while god bless them and give your mercy "both are past away"

  • Allaha u naxariisto waxay wararka sheegayaan in Laxamiistihii caanka ahaa ee Axmed Nuur(Jaangow) uu maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho ka dib wadna xanuun ku soo booday. Aamiin

  • "SOO LEEF HAWADA" ! It definately causes hilarity!!!!!

    Many thanks to the Boy of Mudug.

  • kkkkkkkkkkkk so funny

  • soo leef hawada lol

    habibi rali ahow kudili maaye rali ahow lol

  • hakiimo adigu wadaadadii ma iska waraabisay mise waad ilawday doorkan

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more