bishimo guduud madaxweeynoow xaal qaado,yarkaan abgaal orod maankaalkaagi la daaq dameerihiini,wadankanaga fowdo in uu noqday waxaa ku garaneeysaa kanoo miiran oo xitaa mcalin dugsi aheeyn ayaa ku leh madaxweeyne ha la i dhaho.meeqa qof aya u dhimatay waa wadan dhan oo raba in uu wada madaxweeyne noqdaan.war ninkii guryah dhisi yaqaan diyaarad ma dhisi yaqaan kii cuntada karin yaqaan wax ma daaweeyn karo maaha cid walba in ay leedahay kuwaalatiga hogaan dal..
somalia waxay ila tahay in ay haysato musiiba waayo rayidka ay dileen kufsadeen dhaceen welina madaxa uga istaagan,somalia qabiil iy jaahill ka baxa madaxweynahan waa ila fiican yahay waa nin diinta jecel somalia wuxuu ku xukumi doonaa islaam .mr president dadka kaa soo hor jeedaan is nothing waa qurun iyo naceyb waa qabiilisteyaal i m sick and tier reer baadyoyaasha meel iska fadhiista
RUN AHAANTII XAQ UMALAHAN NIN FULEEY AH OO AANAN OGOLAYN IN UU DALKIISA IYO CIIDIISA UDHINTO OO CASIIR IYO SHAAH IYO HILIB CUNAYA IN UU SHIIKH SHARIIF WAX KASHEEGO ISAGOO MAALIN WALBA IYO HABEEN WALBA CADAWGA SOOMAALIYEED AY MIINO IYO QARAX LADABA JOOGAAN SHEEKH SHARIIF WAA NAFTII HURE U HURAY NAFTIISA DALKIISA HOOYO IYO SIDUU U XORAYN LAHAA MAGAALADII UU U DHASHAY AHNA CAASIMADA SOOMAALIYA EE MUQDISHO AMA XAMAR CADE CADAWGIISANA HAJABO sheekh shariif madaxweynaha qaranka soomaaliyeed
Mabdirahman2022 2 weeks ago
bishimo guduud madaxweeynoow xaal qaado,yarkaan abgaal orod maankaalkaagi la daaq dameerihiini,wadankanaga fowdo in uu noqday waxaa ku garaneeysaa kanoo miiran oo xitaa mcalin dugsi aheeyn ayaa ku leh madaxweeyne ha la i dhaho.meeqa qof aya u dhimatay waa wadan dhan oo raba in uu wada madaxweeyne noqdaan.war ninkii guryah dhisi yaqaan diyaarad ma dhisi yaqaan kii cuntada karin yaqaan wax ma daaweeyn karo maaha cid walba in ay leedahay kuwaalatiga hogaan dal..
MrXamaraawi 2 weeks ago
somalia waxay ila tahay in ay haysato musiiba waayo rayidka ay dileen kufsadeen dhaceen welina madaxa uga istaagan,somalia qabiil iy jaahill ka baxa madaxweynahan waa ila fiican yahay waa nin diinta jecel somalia wuxuu ku xukumi doonaa islaam .mr president dadka kaa soo hor jeedaan is nothing waa qurun iyo naceyb waa qabiilisteyaal i m sick and tier reer baadyoyaasha meel iska fadhiista
mohame503 1 month ago
من اجلك يا وطني ….. افديك بروحي ودمي
Youth of somalia revolution , freedom for peaceful land..Welcome to our group .facebook
معناها ..شباب الثورة الصومال، وحرية الأرض. السلمية..
من اجل الوطن قم لا تنتظر احدا ……
TheMoord 8 months ago
mala huba warkaas
DrFollowMe11 1 year ago
weligaa jiroo nooloow madaxweynaheena ....
Willfityou 1 year ago
he is as bad as the those who came before him he is not any better
mysalah06 1 year ago
Madexweyne daacad majiraa wax kala maheeysaan
somalichallenge 1 year ago
madakiisa allaha kashubo wadankeeni ooburburiyay itoobiyaan ayuu keenay illaahow alshabaab mujaahidiin guursii
Takbiir09 1 year ago
We finally have a president that's trying to put the country first lets SUPPORT him
We have to come together if we want to see our country in peace again.
VivaSomalia1 1 year ago 8
Truely he is really best Honest man so far Long live mr shariiif, hope Ignorence will Ynderstand you
ShibisGurl4life 1 year ago
madaxweynaha sharafta iyo ixtiraamka badan leh, dagan, dad soo jiidashada badan, nabada jecel , mudane sheekh shariif shekh axmed.... Welcome Mr President
qaloocoow 2 years ago
Amiirul Mu'miniin Sheikh Shariif Sheikh Axmed
Allahu Akbar!!!!
Somaliweyn ayuu soo celin, inshallah.
abdirahim18 2 years ago