Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Sheekhani miyaanu ogayn in soomaaliya dhibka ka jira ay maanta wadaan ardaydii ka soo aflaxday dariiqada ay faafiyaan ee wahaabiyada? dhamaan maanta waxa dhibka wada waa caruurtii cajalka diinta ka baratay ! sheekhow bal idinkuna dib iskugu noqda oo is qiimeeya inta aydaan dagaal ooge wax ka sheegin idinkaaba bara-dheereeyee

  • I LOVE SHEIKH IDRIS YOU HAVE A GOOD POWER

  • muxadaradan tariikhda ayaa qori doonta sheikh maxmed walaahi xalada dhabta ah ayuu sheegay ee somaliya ninki raali ka ah iyo kan diidanba ogow wa xaqiiqo hadalkaan, ilaahow wadankeena nabad iyo amni iyo qaranimo islaam ah nooguso celi, sh mohamed idris alaha xifdiyo

  • xalada dhabta ah ee wadanka ayuu ka hadlay shiikha wlhi wa muxaadaro qiimo leh oo qofkii wax fahmaya qalbigiisa si too ah u tabaneysa, illahay waxaan ka baryena inuu nagu hago wadada toosan inshalah.

  • ilahow ada awod leh wadamkena nabad noga dhik shek idaris ilahay janada hakawarabiyo waxad tabatay runta walhi jirka i jarericoday indhaha kama oyin lakin jitrkan ka oyay ilahao ado kale naga dhik madax

  • be blessed sheikh idiris absltly he talks about the reality...mashaallah

    

  • waad ku mahadsanyahay shiiqa ilaah ajir iyo xasanaad allah hakaa siiyo sidad umada wax uga sheegeyso ilaahna ha fahansiiyo xaqa umadeena somaliyeed

    

  • maasha allaah runtaa tabatay lakiin dadka hada jiro run ma rabaan jisakalaahu qeyr sheekh idiris

  • @westman108 war ninyahoow aakhiro xageed aadi doontaa waxaan marag ka ahay in aad aflagaadaaysay ninkaa muslimka. runsheega badan teeda kale illaahaaga kayaab oo udaa culimadiisa waxay doonaan hanoqdaan

  • Wahaabi wa dad ey maal kaliyeen yahuuda, Sa'cuudiga, iyo mareekanka, adigana wahaabi bad tahay ee naga da jirjiroolenimada.

  • @runidba99 suufiyadu meel loo socdo iyo meel laga yimid midna ma oga! xabaalaha in la dul fadhiyo ayeey ka jecel yahin wax walba marka sxb inkasto aan mesha mowduc sharci ah lagaga hadleynin hadana suufinimadu dhana in aysan u ficnayen ayaa hadalkaga ka muuqta, bal dhagayso hadalka wadadka ilaahay ba kugu anfacanyee oo iska dhaaf xaasidnimada iyo xiqdiga madahabnimo

  • Aad baan u jeclaystay hadalka sheikh Idriis ilaahay abaal iyo wanaag haka siiyo annagana hanagu hanuuniyo, Soomaaliyeey markhaati ka ahaada!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more