waaw cabduqaadir baarudey waa fanaan hore oo aan aqaano beri samaad lee iga dheh waxaanse jeclaan lahaa inaan helo halka uu ku danbeeyo ama taqaana meeshuu ku sugan yahay aniga koley sanadkii 1996 kii ayaa iigu danbeysey markaas oo aan wada joognay magaalada boosaaso .balse hada ma aqaan meel uu ku sugan yahay ee cidii aqbaartiisa heysaa pls ila soo socod siiya . waxaadna aqbaarta iigu soo diri kartaan emailkeyga oo ah (baniwaw@hotmail.com) M A H A D S A N I D I I N.
waa hobolkii abdiqadir baruud wana fanan weyn oo reer djibouti
farhan928 10 months ago
This has been flagged as spam show
waaw cabduqaadir baarudey waa fanaan hore oo aan aqaano beri samaad lee iga dheh waxaanse jeclaan lahaa inaan helo halka uu ku danbeeyo ama taqaana meeshuu ku sugan yahay aniga koley sanadkii 1996 kii ayaa iigu danbeysey markaas oo aan wada joognay magaalada boosaaso .balse hada ma aqaan meel uu ku sugan yahay ee cidii aqbaartiisa heysaa pls ila soo socod siiya . waxaadna aqbaarta iigu soo diri kartaan emailkeyga oo ah (baniwaw@hotmail.com) M A H A D S A N I D I I N.
Wiilmadiino1 1 year ago
Comment removed
Wiilmadiino1 1 year ago
qablka laxanka lo saray cadi ma ahan hes macan waye
klgroup 2 years ago
xoogaa runtii waxaa badan lagama arko laakiin still si fiican baa loogu raaxaysan karaaa wali ma maqal fanaankaan laakiin aadbuu u codmacaanyahay
abdullahi1988 2 years ago
AL FANAAN BAARUDEY
elgaras10 2 years ago