Added: 2 years ago
From: Banaaye
Views: 33,848
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • alxamdulilaahi adoo kale jinaqowow ilaah waa uu inaga ka fiyay calancaysaa musliminta galagoygoysaa ...waxan kuula talan lahaa diinta uu ilah ku baray ka faideyso dadkana u faa idey passpor ajanabi ah iyo kistoo lacag ah haku badalanin diintaadii iyo dalkaadii yee midna ha hilmaamin malinta yomil qiyama iyo qabriga mugdiyadiisa ninyahow.

  • Calanka madow ee towxiidka ku qoran yahay mesha uu kasoo jeedo iyo waxa uu u taagan ka boggo maqaalkaan:

    'Calankii Nabigeenu (scw) caynkee buu u ekaa'

  • janaqow horta illahey u toobad keen akhii calanka madow waa kii nabigena csw uu qaadan jirey nabigeenana csw in aan raacno waaye ee ma aha in aan wuxu nabiga csw sameyn jirey aad maanta ku shactireysatid illahey ka cabso aduunyo yeysan ku qaadin aduunyo waalaga tagaya walle waala dhimanaya teeda kale qof muslim ah ajinabi ma noqdo muslimka waa walaalo walaalo midna ajinabi yahey midna muwaadin yahey xage ku aragtey ? muslimka waa walaalo ajinabiga iyo qurunka aadla wareegeysid jooji !!

  • abshir walaal nebiga haka been sheegin,

    nebiga wuxu watay calan cad, ee dibindabyada shacbiga soomaliyeed ka dhaaf.

    ee waxaan idin leeyahay qiil danbe ma harin iyo diinto lagu qaraabtaye..

    Viva qaran somaliyeed.

  • Waxba yaan lagu gabban sheekada ah in calanka alqaacida uu yahay kii nebi maxamad(csws), waayo hadda lama joogo waqtigii asxaabta. Qarniyo badan ayaa soo wareegey. Wax badan ayaana isbedeley xagga nidaamka dawliga ah. Maantana ummad kasti wexey leedahay calan u gaar ah.

    Ummadda soomaaliyeed calankeedu waa midkaas buluugga ah. Haddii la bedelayo waa in ummaddu kawada tashataa oo go'aan ay ku qanacsantahay ka gaadhaa, maaha in koox yar oo seef la bood ahi ay ujeedadeeda ummadda ku sandullayso.

  • nin kan waxu caanaya calanki nabiga scw jahil waye halo shego in nabiga uu watay calan madow.

  • Janaqow walal ILLAHEY u tobad keen iskana daa cayda calanka Nabiga csw ee madooba

  • masha ALLAAh

    sida nooga muuqato waa nin wada toosan ku socda una danqanayana wadanimada...

    نحن نحكم بالطواهر والله يتولي اسراأر

  • runta ka sheegay janaqow Al-shabaab calanka ee la dagalsanyihin iyo shacabka waxayna u ordayan maslaxooda ee diin uma ordayaan......

  • janaqoowoow xaad ku hadlee barigii maxkamadaha adba wadatayaa calanka aad ku sheegtay foolxumada.

  • sh janaqow wale wa wadani run haa

  • kuwa sheeganayo inay diin u dagalamayaan waxay wadaan waa baadil. diintaas maxay tahay oo xitaa iyaga dhexdooda eynaan ku heshiineen. hadii meesha dowlada ka baxda ma kula tahay inuu dagaal dhamaanayo... waa dagaal aan dhamaaneen. hadaa sifaatul khawaarij. shartooda allaha ka qaado umada.

  • war ileen janoqoowgu waa muwaadin, waxaan u qabay tuug tuugdhalay iyo dhashiis, al itixaad ah oon calanka iyo dhaqanka midna rabin, oo raba in uu suuq geeyo dhaqan carbeed iyo calanka alqaacidaha ee Madow

  • Comment removed

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more