Added: 2 years ago
From: nasircirro
Views: 5,589
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wax lagu asaasay dibad wadan oo kheyr keena xagee lagu arkay. USC SNM SSDF, and money more ayaa dibada lagu asaasay waana waxa halkaas na dhigay. Somaliyay yaan been la isku sheegin. Hadaad run sheegaysaan taga wadanka .... Hadii kale naga daaya bolaacada.

  • aqoon darro aya col hodey.. adeer iska kala taga.. somali mideysan o dad ah ama xoolo xita ah midna ha sugina.. wax la waayey geelow ninki waalan ba u duda.. runta isu sheega gudcur lama gudee..mala taarikhda dad badan o xagan iska fadhiya ka maqane bal awowyadin wixi nool weydiiya halkay somali ku rideen.. ka dibna xisaabtama hada caqliga heli kartaan,, idaa khadaabakum ul jahiluun fa quulu salama

  • Ha Noolaato... Guulaysta walaalayaal aad baan idiin tageerayaa

  • sxb kay Osmon Abokor u malayn maayo in uu daawday filinkii Titanic. Waayo markabkaasi wuu dagay, dadkii badbaadnay dhulkii aay ka yimaadeen ayey kala tageen.Somalia dhib baa haysta laakiin may dagin ee ha habaarina. Qof ama urur markuu wado isbedel ama hurumar, ma fiicna in uu markiiba weerar qaado oo xitaa waxa wanaagsan abaaro. Anigu waxan idin odhan lahaa NABADA ka shaqeeya, dadkana isku soo dhaweeya. Qabyaalada runtii cilmigeeda barta, waayo caalamka wax aan baadhitaan lagu samayn ma jiro.

  • Beri hore ayey ku haboonayd in taas la dhaho saaxiib dhimatay maxay noollaan?

    Talo waa mar aad garan waydo iyo mar aad gaadhi waydo,

    markaas markii hore ee Hargeysa qiiqaysay 1988 kii waa la garan waayey, imikana la gaadhi maayo

    Mahadsanid

    A. Askari Heegansare

  • waa wax fiican laakiin ku dadaala inaad dadka gobolada oo dhan la xidhiidhan kuna yeelataan xafiisyo bulshada wacyi geliya xataa degmo kasta ka sameeya si ay wax midho dhalo u noqoto , yes we can brothers and sisters

  • haddii aad u baahan tahay faahfaahin fadlan booqo website ka xisbiga oo ah hanoolaato org

  • Comment removed

  • Comment removed

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more